Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe, Social Media Agency, ALIQALALAN, Garowe.

kani waa bogga rasmiga ah ee facebook ee xaafadda Hanti-wadaag ee Degmada Garowe , fadlan noogu soo gudbi wixii talo , tusaale iyo tilmaam waxqabad la xiriirta ee ku socota xaafadda Hanti-wadaag.

20/08/2023

Munaasabada Furitanka Machadka Sunna Ee Barashada Shareecada Islamka
Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Oo Qayb Ka Ahaa Furitaanka Machadaka Ayaa Bogaadiyay Soo Biiridda Machadkan .

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Furitaanka Koobka Isdhexgalka Xaafadaha Degmada Garowe
17/07/2023

Furitaanka Koobka Isdhexgalka Xaafadaha Degmada Garowe

Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag U   Magacaabay Macalinka Xulka Kubada Cagta Xaafadda Hantiwadaag
05/07/2023

Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag U Magacaabay Macalinka Xulka Kubada Cagta Xaafadda Hantiwadaag

Magacaabidda Gudoomiyaha   Xaafadda
04/07/2023

Magacaabidda Gudoomiyaha Xaafadda

Hambalyo Kooxda Ku Guulaysatay Koobka Dimuqraadiyadda Puntland Kuna  Ciyaaraysay Magaca   Ex   Oo Ah Koox Ka Dhisan Xaaf...
01/07/2023

Hambalyo Kooxda Ku Guulaysatay Koobka Dimuqraadiyadda Puntland Kuna Ciyaaraysay Magaca Ex Oo Ah Koox Ka Dhisan Xaafadda Hantiwadaag .

Congratulations ⚽️🏆⚽️

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaafadda Muscab Cabdicasis Cali  Iyo Qaybta Fayadhowrka Degmada...
17/06/2023

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaafadda Muscab Cabdicasis Cali Iyo Qaybta Fayadhowrka Degmada Garowe Si Wadajir ah Wasakh Ka Saarid Iyo Nadiifin Ka Sameeyay Marshabiyoodka Suuqa Inji Ee Xaafadda Hantiwadaag.

Sido Kale Maamulka Xaafadda Waxa Uu Mahacelinaya Ganacsata Ka Qaybqaadatay Ololaha Nadiifinta Biyo mareenka .

Mahadsandiin
Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Ugu Horreeyo Gudoomiyaha Xaafadda Muscab Cabdicasis Cali Iyo Fayadhowrka Degmada Waxay Maa...
13/06/2023

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Ugu Horreeyo Gudoomiyaha Xaafadda Muscab Cabdicasis Cali Iyo Fayadhowrka Degmada Waxay Maanta Ku Shubeen Biyo Mareenka Inji Maadada Ee Disha Jeermiska Si Looga Hortago Khataraha Caafimaad Ee Imaan Kara .

***Wada Shaqayn Wacan***

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Garowe  Madaxa Fayadhowrka Degmada ,Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag Ay Weheliyaan Agaasim...
06/06/2023

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Garowe Madaxa Fayadhowrka Degmada ,Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag Ay Weheliyaan Agaasimaha Shirkadda Nuwaco Iyo Madax Kale Shirkadda Nuwaco Ayaa U Kuurgalay Xaaladda Biyo Mareenka Mara Suuqa Inji

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Oo Kaashanaya Waaxda Fayadhowrka Degmada Ayaa Furay Biyo Mareenka Laamiga Suuqa   Wargelin...
19/05/2023

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Oo Kaashanaya Waaxda Fayadhowrka Degmada Ayaa Furay Biyo Mareenka Laamiga Suuqa

Wargelin ::::

Maamulka Xaafaddu Waxa uu Ku Wargelinya Bulshada Ku Ganacsata Laamiga Gaar Ahaan Halka Uu Maro Kanaalka biyaha In Ay Iska Saaraan Masuuliyad Ilaalintiisa Laguna Su'aalayo .

Shaqo Wacan

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

07/05/2023
01/05/2023

Fadlan Muwaadin Kaarkaaga Codaynta Ka Doono Seejada Iska Diiwaangelisay .

29/04/2023

Maamulka Xaafada Hantiwadaag Oo Kaashanaya Fayadhowrka Degmada Ayaa Biyo Nadiifin Iyo Banaynta Kanaalka Biyahu Maraan Ee Ku Teedsan Ka Sameeyay Aagga Inji.
Gudoomiyaha xaafadda Oo Farriin U Diray Bulshada Ku Ganacsata Goobaha Laga howlgalay.

Kullan Saaxiibtinimo Garoonka Mire Awaare Ku Dhexmaray Koox Ka Dhisan Xaafadda Hantiwadaag (Saxansaxo FC ) Iyo Koox Ka D...
27/04/2023

Kullan Saaxiibtinimo Garoonka Mire Awaare Ku Dhexmaray Koox Ka Dhisan Xaafadda Hantiwadaag (Saxansaxo FC ) Iyo Koox Ka Dhisan Degmada Gaalkacyo (Waryaa Stars FC)

Kullankaas Waxaa Goob Joog Ahaa Gudoomiyaha Xaafadda Mudane .

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

25/04/2023

25/4/2023
Ku: Dhammaan Guddiga Laanta Saxansaxo
Og: Gudoomiye Ku Xigeenka Xaafadda Hanti-wadaag
Og: Xoghayaha Guud Ee Xaafadda Hanti-wadaag

:- Magacaabid Gudoomiye Laameed
Markaan Arkay Kartidiisa Iyo Hufnaantiisa
Markaan Arkay In Baahi Loo Qabo In Uu Buuxsho Booskaas
Markaan La Tashi Ballaaran Kala Sameeyay Gudoomiye Ku Xigeenka Xaafadda Hantiwadaag Waxaan U Magacaabay Gudoomiyaha Laanta Saxansaxo Ee Xaafadda Hantiwadaag .

Fulin Wacan

Muscab Cabdicasiis Cali :________________
Gudoomiyaha Xaafadda Hanti-wadaag Ee Degmada Garowe

25/04/2023

25/4/2023
Ku: Dhammaan Guddiga Laanta Macalin Jaamac Bilaal
Og: Gudoomiye Ku Xigeenka Xaafadda Hanti-wadaag
Og: Xoghayaha Guud Ee Xaafadda Hanti-wadaag

:- Magacaabid Gudoomiye Laameed
Markaan Arkay Kartidiisa Iyo Hufnaantiisa
Markaan Arkay In Baahi Loo Qabo In Uu Buuxsho Booskaas
Markaan La Tashi Ballaaran Kala Sameeyay Gudoomiye Ku Xigeenka Xaafadda Hantiwadaag Waxaan U Magacaabay Gudoomiyaha Laanta Macalin Jaamac Bilaal Ee Xaafadda Hantiwadaag .

Fulin Wacan

Muscab Cabdicasiis Cali
Gudoomiyaha Xaafadda Hanti-wadaag Ee Degmada Garowe

24/04/2023

Maamulka Cusub Ee Xaafadda Hantiwadaag Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xaafadda..

Waxaa Lagu Lafa Guray Sii Socoshada Howlaha Xaafadda Iyo Dar Dargelinteeda .

Laami Bilicsan Oo Dhexmara Xaafadda Hantiwadaag Ee Degmada Garowe Bulshada Laamiga Dagan Waxaan Kula Dar Daarmayna in Ay...
20/04/2023

Laami Bilicsan Oo Dhexmara Xaafadda Hantiwadaag Ee Degmada Garowe

Bulshada Laamiga Dagan Waxaan Kula Dar Daarmayna in Ay ilaashadaan Hantidan Kana Dhowraan Wax Kasta oo Dhib Ku ah .

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

  Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag Mudane Muscab Cabdicasiis Cali  Iyo Xoghayaha Xaafadda Hantiwadag Oo Si Wada Jir ah K...
19/04/2023


Gudoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag Mudane Muscab Cabdicasiis Cali Iyo Xoghayaha Xaafadda Hantiwadag Oo Si Wada Jir ah Koobka Bisha Ramadan Ugu Soo Xiray Da'yarta Saxansaxo Fc ...

Maamulka Xaafadda Waxa Uu Muhiimad Siinaya Horumarinta Sportska Xaafadda .

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

19/04/2023

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Ugu Horreeyo Gudoomiyaha Xaafadda Mudane Muscab Cabdicasiis Cali Ayaa Deeq Raashin Ah U Qaybiyay Qoysas Danyar ah Ee Xaafadda Dagan .

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

Gudomiyihii H**e ee Xaafadda Hanti-wadag Mudane Bashir Mohmed Mohamud oo soxiray finalkii SAXANSOXO CUP ee Ramadaanka iy...
19/04/2023

Gudomiyihii H**e ee Xaafadda Hanti-wadag Mudane Bashir Mohmed Mohamud oo soxiray finalkii SAXANSOXO CUP ee Ramadaanka iyo Garonka NATIONAL STADIUM.
Waxa uuna xaafado dhan urajeeyay mustaqbal ifiya iyo iskuduubni iyo in masaakinta sidhaw looga war hayo.

Gudoomiyaha Cusub Ee Xaafadda Hantiwadaag Mudane Muscab Cabdicasiis Cali .
19/04/2023

Gudoomiyaha Cusub Ee Xaafadda Hantiwadaag Mudane Muscab Cabdicasiis Cali .

Waxaa sinabad ah kusoo gaba gaboobay Cup kii RAMADAN Ka Laanta BILAN ee Xaafada Hanti-wadag waxaana sirasmi ah usoo xira...
18/04/2023

Waxaa sinabad ah kusoo gaba gaboobay Cup kii RAMADAN Ka Laanta BILAN ee Xaafada Hanti-wadag waxaana sirasmi ah usoo xiray Gudomiyaha xaafadda HANTI-WADAAG Bashir

Bismillah Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Oo Kaashanaya Waxgaradka,Culimada,Odoyaasha Xaafadda Ayaa Taakulo Raashin U Qayb...
12/04/2023

Bismillah

Maamulka Xaafadda Hantiwadaag Oo Kaashanaya Waxgaradka,Culimada,Odoyaasha Xaafadda Ayaa Taakulo Raashin U Qaybiyay Qoysas Danyar ah Ah Ee Xaafadda Dagan .

Gudiga Xaafadda Waxa Uu Mahadcelinaya Muxsiniinta Ka Qayb Qaatay Taakuladan Ee Timid Waqtigii Loo Baahnaa .

Ramadan Mubarak
Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

New Hanti_wadaaag Ramadan Cup
03/04/2023

New Hanti_wadaaag Ramadan Cup

Daah-furka Koobka   "Jismi Saliima Caqli Saliima "  Da'yarta New Hantiwadag Team ramadan Mubaarak
03/04/2023

Daah-furka Koobka
"Jismi Saliima Caqli Saliima "
Da'yarta New Hantiwadag Team

ramadan Mubaarak

Daah-furka Koobka    Furitaanka Koobkan Ee Garoonka National Ee Xaafadda Hantiwadaag .Bilow Wanaagsan Ramadan Mubarik
01/04/2023

Daah-furka Koobka
Furitaanka Koobkan Ee Garoonka National Ee Xaafadda Hantiwadaag .

Bilow Wanaagsan
Ramadan Mubarik

WAXAA SHALAY GALAB GARONKA NATIONAL STADIUM KADAAH FURNAY SAXANSOXO CUP. BULSHADA REER HANTI-WADAG DHALINTA AYNU WADA JI...
28/03/2023

WAXAA SHALAY GALAB GARONKA NATIONAL STADIUM KADAAH FURNAY SAXANSOXO CUP. BULSHADA REER HANTI-WADAG DHALINTA AYNU WADA JIHAYNO BAAHIYAHOODANA AAN KA HAQAB TIRNO SI'AY ASAAGOOG ULATARTAMAAN, WAXYABAHA XUNA UGA BAAQSADAAN.

GURMADKII WALALAHA REER LAASCAANO MEEL FICAN BUU MARAYAA. HALKANI WAA SCHOOL KA NUGAL SECONDARY SCHOOL
09/02/2023

GURMADKII WALALAHA REER LAASCAANO MEEL FICAN BUU MARAYAA. HALKANI WAA SCHOOL KA NUGAL SECONDARY SCHOOL

Qashinkaan dad baa intay gawaari kusoqaadeen ayay halkaas dhigeen, wali madhawin.Shame on you!!
18/01/2023

Qashinkaan dad baa intay gawaari kusoqaadeen ayay halkaas dhigeen, wali madhawin.
Shame on you!!

*QASHIN URURIN 15/12/2022**XAAFADDA HANTI-WADAG* iyo Goobaha saaka Qashinka laga qaadi doono hadii Alle idmo.1. Masjidka...
16/12/2022

*QASHIN URURIN 15/12/2022*
*XAAFADDA HANTI-WADAG* iyo Goobaha saaka Qashinka laga qaadi doono hadii Alle idmo.

1. Masjidka xaaji Ali
2. New rays
3. Hotel puntland
4. Gudoonka waxbarashada.
5. Alwaha Hose ee abdikhalif
6. Suuqa majagoroyo
7. Garoon Ka Gabsoor
8. NEC opposite
9. Higlo opposite
10. Dhagood Four street 30

*DARYEEL DEEGAAN IYO MAMULKEDA OO SAAKA SHAQADAAS NOOHAYANA WAN UMAHAD CELIN WAANA UDUCAYN IN ILAHY BARAKEEYO MUQUQ IYO MAALBA.*

*BY. GUDOMIYAHA XAFADDA HANTI-WADAG.BASHIR*

Gudomiyaha Xaafadda Hanti-Wadaag oo kaqayb galay Shirka Amniga Caasumadda Garowe, Ayadoo shirku daarnaa sidii Amniga loo...
25/11/2022

Gudomiyaha Xaafadda Hanti-Wadaag oo kaqayb galay Shirka Amniga Caasumadda Garowe, Ayadoo shirku daarnaa sidii Amniga loo xaqiijin lahaa loogana hortagi lahaa falkasta oo amni xumo keeni Kara iyo Sidii kor loogu qaadilahaa bilicda iyo bedqabka Deegaan.

Waxa kasoo qayb galay Shirka mayor Ka casumadda iyo Kuxigeen kiisa, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Garoowe , Agaasimaha arimaha bulshada, Taliye Kuxigeenka qaybta Gobolka Nugal, Dhaman saraakisha ciidanka police Ka iyo saldhigyada, Madaxa Traffic Kada.

Madaxa Xaafadaha iyo Tuuloyinka, Gudomiyasha xaafadaha, Madaxda Fayadhawrka, Maamulka Daryeel Deegaan.

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

MAGACABISTA XOGHAYAHAYA GUUD EE XAAFADDA HANTI-WADAG WADAG IYO GUDOMIYAHA LAANTA SAXANSOXO EE XAAFADDA HANTI-WADAG GAROW...
16/11/2022

MAGACABISTA XOGHAYAHAYA GUUD EE XAAFADDA HANTI-WADAG WADAG IYO GUDOMIYAHA LAANTA SAXANSOXO EE XAAFADDA HANTI-WADAG GAROWE.

Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe

PDEC FORUM IYO HANTI-WADAG 1Q$1C
15/11/2022

PDEC FORUM IYO HANTI-WADAG 1Q$1C

Waxaa maanta beerta Hiddo-raac Garowe qado Sharaf noogu sameeyay Admiral Abdihamid Mohamed Dirir mahadi haka gaartee  ku...
21/10/2022

Waxaa maanta beerta Hiddo-raac Garowe qado Sharaf noogu sameeyay Admiral Abdihamid Mohamed Dirir mahadi haka gaartee kulankaaas oo ujeedkiisu ahaa sidii siwada Jira ah Gudomiyasha xafaduhu iskaga Kaashan lahaayen kashaqaynta aminiga guud ahaan gaar ahaana Kan Caasimada sidoo kale waxaa laisku raacay in ladardar galiyo barnamij Ka one Man one vote si looga boxo habkii hare.

Waan umahad celin General Ka sida sharta leh ee noocasumay, waqtigisa qayb kamid ahna Nogu hibeeyay asagoo wax Dan gaar ah aan wadan aan Ka ahyn in 2daas kore ladardar galiyo.

11/10/2022

Gudoomiyaha Xaafadda Hanti-Wadaag Garowe Bashiir Maxamed Maxamuud ayaa xalay qaar ka mid aha wadooyinka Xaafadda oo biyo fariisteen isla markaasna midabkoodu is badaleen wuxuu ku shubay Kolooriinta Wasakhada la dirirta

28/09/2022

Hadal jeedintii Gudoomiyaha Xaafadda Hanti-Wadaag Garowe Bashiir Maxamed Maxamuud iyo Ololihii qashin aruurinta

Shalay Galab Jimcadii Gudomiyaha Xafadda Hanti-wadag Mudane Bashir Mohamed, Madaxa Fayadhawrka Ka Degmada Mudane Mohamed...
17/09/2022

Shalay Galab Jimcadii Gudomiyaha Xafadda Hanti-wadag Mudane Bashir Mohamed, Madaxa Fayadhawrka Ka Degmada Mudane Mohamed Farah Owl, Kuxigenka Fayadhawrka Caydaruz waajib iyo Madaxa warbahinta Abdihamid Salad bare Ayaa Wacyi galin iyo Kormer kutagay Hanti-wadag.

Balantenu wa Hanti-wadag Bilicsan oo Amniya.

Address

ALIQALALAN
Garowe

Telephone

+252905222245

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Xaafadda Hanti Wadaag ee Degmada Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share