Aroos miyiga Gobolka Nugaal
Qaabkee u shaqeeyaan Guddiga gurmadka Gobolka Sool ee Garoowe iyo Xarunta Cunada lagu diyaariyo .
Madaxwayne Rasaastu xal maaha umada in xoog lagu cabudhiyo oo xaqa ay leeyihiin loogu diido, marnaba daraawiish lagaga adkaan maayo qoriga way yaqaanaan laakiin maskaxda iyo caqligu ha shaqeeyo ciidanka kala soo bax Laascaanood.
Sh Mohamed oo ka mida macalimiinta Borama ayaa sidaasi yidhi isagoo ku sugan goob lagu qalinjabinayay
Gabay : " Guluf baa ku kacay iyo Libaax gama'sanaa meele" - Abwaan Muxaadaro.
Heestaan sool ayeey ku socotaa
Madaxweynaha Puntland oo maanta ka dagay Degmada Xaafuun Ee Gobolka Bari
Senatorrada Golaha Aqalka Sare oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeer hoosaadka golaha, sida uu ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Senator Cabdullahi Timacadde.
Buuqii baarlamaanka maanta .
Laascaanood; Kornayl Yaasiin Yuusuf oo sheegay in Madaxweyne Biixi uu xasuuqayo dumarkii iyo carruurtii reer Laascaanood.
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa saaka kulan Wacyigalin ah oo ku saabsan kor uqaadida fahamka diiwaangalinta codbixiyaha iyo Guud ahaan Doorashooyinka Qof iyo Codka ah la yeeshay Ardada Dugsiyada Sare ee #Nugaal iyo #SheekhXaamud ee Magaalada Garowe.
Guddiga ayaa wacyigalintan ka samayndoona Dugsiyada waawayn ee Puntland si fariinta Guddiga ay ugaarto qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Nairobi : Khudbadii Madaxweynaha Puntland
Buraanbur Cajiib Ah Oo Lagu Soo Dhoweeyey Gudoomiye Kuxugeenka Koowad Ee Gobolka Karkaar Cabdicasis Yuusub Maxamed (Caamir)
Tuulada Caris Oo Hoos Tagda Dagmada Bandar Bayla Codkii Batuulo Xaashi Diini
Muqaal: Guddoomiyaha degmada Garowe mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka degmada iyo xoghayaha Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa markii labaad kormeeray suuqa weyn ee Inji.
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Degmada Garowe Axmed Shiikh Xasan OW muuse mici ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay Maamulka degsiimada Garyaqaan