Dacwo media

Dacwo media soo dhawow pageka dacwo media oo khayrka nala faafi
(1)

24/12/2023

Subax wanaagsan akhyaarey

22/12/2023

Aan uducayno waalalaheen reer falastiin

22/12/2023

Jimco wanaagsn

Allah ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin
17/10/2023

Allah ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin

Qaabka loo istaagayo markaa salaada ku jirto
19/07/2023

Qaabka loo istaagayo markaa salaada ku jirto

Meesha aad fiirinaysid markaad salaada ku jirto
19/07/2023

Meesha aad fiirinaysid markaad salaada ku jirto

Tijaabi aqoontaada diimeed
08/07/2023

Tijaabi aqoontaada diimeed

Allaahuma aamiin 🤲🤲🤲🤲🧡
04/07/2023

Allaahuma aamiin 🤲🤲🤲🤲🧡

اللهم آمين🤲🤲🤲🤲
02/07/2023

اللهم آمين🤲🤲🤲🤲

عيد مبارك كل عام وأنتم بخير  تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
28/06/2023

عيد مبارك كل عام وأنتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Rasuulku wuxuu yidhi scw "ma jiro maalin kabadan oo allah ka xoreeyo maalinkaas dhaxdiisa adoomada naarta maalinta caraf...
27/06/2023

Rasuulku wuxuu yidhi scw "ma jiro maalin kabadan oo allah ka xoreeyo maalinkaas dhaxdiisa adoomada naarta maalinta carafa"

Xadiiska 2aad

Rasuulku scw wuxuu yidhi "soonka maalinta carafa waxaa ka xisaabsanayaa allah xagiisa in la igaga dhaafo danbigii sanadkii h**e iyo sanadka soosocda"

Carafa waa maalin way waa inaan ka faaidaysano .cibaado aan ku camirno

Allah ha inaga dhigo kuwa naarta laga xoreeyay allaahumma aamiin 🤲🤲🤲

Acmaasha xajka la qabto
22/06/2023

Acmaasha xajka la qabto

10ka dil-xija waa 10ka maalin ee ugu fadli badan maalmaha aduunyada .camal wanaagsan oo maalmahan la masameeyo ma jiro c...
19/06/2023

10ka dil-xija waa 10ka maalin ee ugu fadli badan maalmaha aduunyada .camal wanaagsan oo maalmahan la masameeyo ma jiro camal ka fadli badan

15/06/2023

tafsiirka quranka _suuratu baqra_30-36_casharka 12aad|| sh maxamed sh cumar dirir

Dacwo media

Ducadan akhriso oo haka tegin salaada kasta gadaasheed 🤲🤲🤲
12/06/2023

Ducadan akhriso oo haka tegin salaada kasta gadaasheed 🤲🤲🤲

Allah jano waydiiso 🤲🤲
11/06/2023

Allah jano waydiiso 🤲🤲

Ducadu waa cibaado waa hubka qofka muslimka ah 🤲🤲🤲
10/06/2023

Ducadu waa cibaado waa hubka qofka muslimka ah 🤲🤲🤲

Ogow markasta ood samirtid  guusha ayaad  udhowdahay 🏆
07/06/2023

Ogow markasta ood samirtid guusha ayaad udhowdahay 🏆

حديث شريففال رسول الله صلى الله عليه وسلم 《واعلم أن النصر مع الصبر, وأن الفرج مع الكرب,  وأن مع العسر يسرا》Rasuulka scw ...
07/06/2023

حديث شريف
فال رسول الله صلى الله عليه وسلم 《واعلم أن النصر مع الصبر, وأن الفرج مع الكرب, وأن مع العسر يسرا》

Rasuulka scw wuxuu yidhi: 《ogow gargaarku wuxuu la jiraa samirka, farajkai(dhibaatada oo lagaa kor qaado) wuxuu la jiraa dhibaatada, culayska waa la jira fudayd》

Markasta ood samirto waad heli gargaarka allah . Haday dhibaato ku hesho waxaa ku xigi in dhibaatada lagaa kor qaado marksta oo arimuhu kugu cuslaadaan waxaa ku xigi fudays.

Sheekh maxamed saalix cuthaymiin wuxuu yidhi.
''Xadiithka waxaan ka faaidaysanynaa, markastoo arimuhu kugu adkaadaan waxaad sugtaaa fudayd.
Waxaa dhici karta in la yidhaahdo, waxaan helnaa in culayska uu raaco culays kale fudaydna ma helno?
Waxaa lagu odhan, hadalka rasuulka scw waa dhab laakiin waxaa laga maarmaar ah inuu halkaa jiro sobob keenay inuu din udhaco wixii rasuulku waramay scw (ee nasriga ahaa) inuu yahay sobobkaasi dadka iimaankooda oo liita daciif ah , ama quusasho inay jirto , ama inay qofka la fogtahay fudaydka xaga allah ka imanaya. wakhtigaas qofka waa laga joojinayaa fadligan iyo dheeraadka alllah (ee ah gargaarka iyo shayda kale ee xidhiisku sheegay ) waxaa lagu ciqaabi malihiisa xun .
Sidaas daraadeed waxaa ku yimid xadiis qudsi. Allah wuxuu yidhi : anigu waxaan ahy adoonkaygu wuxuu iga malaysto..

والله اعلم بالصدق والصواب

Waa hooyo 70 sano jirta, quraanka kariimka ayay dhamaysay iyadoo cumrigaas jirta, runtii waa arin aad uwanaagsan oo ku d...
05/06/2023

Waa hooyo 70 sano jirta, quraanka kariimka ayay dhamaysay iyadoo cumrigaas jirta, runtii waa arin aad uwanaagsan oo ku dayasho mudan .

Dadkeenu inta badan waxay aaminsanyihiin hadii qofku 20 jir dhaafo inuu malcaamad fadhiisan karin iyo dugsi midna uu fadhiisan karin, runtii waa fikrad aad u khaldan shaydaankuna inooga faa'iidaysto .

qofku waxkhti kasta iyo da'a walba wuu ku faaiidaysan karaa meel sarana wuu ka gaadhi karaa haduu allah tala saarto dadaalna uu la yimaada

Dacwo media fadlan nagusoo biir mahadsanid

02/06/2023

Fadliga tasbiixda ||sh maxamed cumar dirir

Jimce mubaarak allah ha inaga dhigo kuwa cibaado kaga faaidaysta
02/06/2023

Jimce mubaarak allah ha inaga dhigo kuwa cibaado kaga faaidaysta

31/05/2023

tafsiirka quraanka _suuratu baqra_27-29_casharka 11aad ||sh maxamed sh cumar dirir

Hanbalyo mudane erdogan allah hakuugu kaalmeeyo xilkaa qabatay Dacwo media
28/05/2023

Hanbalyo mudane erdogan allah hakuugu kaalmeeyo xilkaa qabatay

Dacwo media

25/05/2023

tafsiirka quraanka _suuratu baqra_25-26_casharka 10aad |sh maxamed sh cumar dirir

24/05/2023

Digrigan 150 jeer akhriso maalinti

21/05/2023

tafsiirka quraanka _suuratu baqra 23-24_casharka 9aad ||sh maxamed sh cumar dirir

Jimcaha waxa ku jirta saacad aan ducada lasoo celin ducada la aqbalo allah inaga dhigo kuwa la kulma saacadaas 🤲🤲🤲Follow...
19/05/2023

Jimcaha waxa ku jirta saacad aan ducada lasoo celin ducada la aqbalo allah inaga dhigo kuwa la kulma saacadaas 🤲🤲🤲

Follow soo dheh Dacwo media

18/05/2023

tafsiirka quraanka _suuratu 19-22_casharka 8aad ||sh maxamed sh cumar dirir

Follow garee page Dacwo media
Fadlan siifaafi

15/05/2023

tafsiirka quraan_suuratu baqra 13-18_cashar 7aad ||sh maxamed sh cumar dirir||

10/05/2023

tafsiirka quraanka_suuratu baqra 6-12_casharka 6aad ||sh.maxamed sh cumar dirir

Fadlan sii faafi khayrka
Kusoo biir page Dacwo media

09/05/2023

tafsiirka quraanka _suutaru baqra 1_5 _ casharka 5aad ||sh maxamed sh cumar dirir

Fadlan sii faafi khayrka
Follow dheh Dacwo media

08/05/2023

Tafsiirka quraanka kariimka _hordhaca suuratu baqra_ casharka 4aad ||sh maxamed sh cumar dirir || Dacwo media

Fadlan sii faafi khayrka

07/05/2023

tafsiirka quraanka _casharkii 3aad_suuratu faatixa ||sh maxamed sh cumar dirir||

fadlan sii faafi mahadsanid

07/05/2023

su aal iyo jawaab sh .maxamed cabdi umal

05/05/2023

siirada rasuulka scw ||darsigii 13aad|| sh mustafe x.ismaaciil haaruun

04/05/2023

siirada rasuulka scw ||darsigi 12aad|| sh mustafe x.ismaaciil haruun

Kusoo biir page Dacwo media oo follow saar mahadsanid

03/05/2023

Tafsiirka quraanka -hordhaca- qabtii 2aad ||sh maxamed sh cumar dirir

03/05/2023

waysada qaybta 1aad waysadu waa shay lagu gaadho salaada ,allah ma aqbalo salaad bilaa wayso ah wayso ayaa ku waajib ah qofku markuu rabo in...

02/05/2023

tafsiirka quraanka- hordhac- ||sh maxamed sh cumar dirir||

Address

Borama

Telephone

+252633855820

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwo media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share