Hablaha beelweynta bahabar muse ( BM )
Magaladii B.m gargaarah💥🖐✋️
#abwaan Yaasiin Ali Hassan ( bergeel )
Abwaanka xeebaha Awdal
#gabey-gunimdiida reer awdalow
Geesi nimo haday kadhabtahy
Kaama wada guurto
Suldan abshir labka suldaanada awdal
Warka u ino cadeyay intu siidhiga afuufayo unbaan sugaynaa
Dagaal laabta ka ogaada
#lughayanews
Baxaari Mohamed hasan Ali OO sharaxaad ka bixinaya xayawaan badeedkan horyaala
#lughayanews
Dhibaatada ka jirta degmada Lughaya waa dhalinyaradii degmada OO ka cabaneysa bisaarada iyo camal la aanta aadka u daran ee ku timid degmada
Dadkii degmada u dhashey ee suuqeyn lahaana ay ka yimidaan ama dadkii mulkiilayaasha ahaa degmada maal galin lahaa ama shaqo abuur ka sameyn lahaa
Meel dadkeedii gabey Lughaya
#lughayanews
Alleh ha ugargaaro Dad ka Djabuuti oo roobob badani u gaysteen dhimashi iyo dhawacbah 🤲🤲🤲🤲
Difaacayasha iyo gaashaanka wadaniyiinta somaaliyeed ee reer lughaya. Lughaya igu so orod maaha intii Ethiopian-ka la dul keeni lahaa dhimasha dhaanta ayay yiraahdeen.
Vedio qurux diisa wata LUGHAYA
#legend war tan intaan nool nahay cidi iibin meyso kireyna meyso
Sidaas inaan mar walba diyaar u noqono ayaan u nahay Cid kasta OO horgal ah
Gargaara bari Degmada Lughaya ❤️