Cabdi xafiid yare

Cabdi xafiid yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi xafiid yare, Digital creator, Nafaqo, Borama.

Asc saaxiibayaal Waxaan samaynay group Kaas oo ay galayyan dhalin soomaaliyeed ee qabyaalada Lagu ciilay waxaadna ka aha...
04/02/2024

Asc saaxiibayaal Waxaan samaynay group Kaas oo ay galayyan dhalin soomaaliyeed ee qabyaalada Lagu ciilay waxaadna ka ahaan kartaa xubin firfircoo.fadlan nagusoo biir

01/02/2024

Xasuus igu Filan alx

30/01/2024
30/01/2024

Hambalyo galmudug

16/01/2024

Free time

Marhadii laraagsado lagu sugo rafaad badan rajadii ladhawraa mar,uunbay rumowdaa
22/10/2022

Marhadii laraagsado lagu sugo rafaad badan rajadii ladhawraa mar,uunbay rumowdaa

Alle haku sharfo walalkeyga Catoosh ❤🙏
19/10/2022

Alle haku sharfo walalkeyga Catoosh ❤🙏

Madaxweynaheena koopkii waan u keeyay 🏆🇸🇴somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🙏💪
19/10/2022

Madaxweynaheena koopkii waan u keeyay 🏆🇸🇴

somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🙏💪

Page Rasmiga waa kanFollow idin ka rabaa asxaabey 🙏
17/10/2022

Page Rasmiga waa kan

Follow idin ka rabaa asxaabey 🙏

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY  XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFAMuqdisho, Ok...
17/10/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA

Muqdisho, Oktoobar 17, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka Isreebreebka Afrika ee Bariga iyo Bartamaha, ayaa ku ammaanay in ay kor u qaadeen magaca umadda Soomaaliyeed, dhallinyarada dalkana ay u fureen iridaha guusha.

Madaxweynaha oo ay garbihiisa taagan yihiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa hadiyado iyo billad-sharafyo guddoonsiiyey maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada xulka 17-jirrada ee guushan taariikhiga ah u soo hoyey qarankeenna.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khudbad bogaadin iyo dhiirri-gelin ah u jeediyey dhallinyarada, isagoo uga warbixiyey sida ay dowladda uga go’an tahay in gacan ay kula dagaallanto argagixisada Alshabaab, gacanta kalena mustaqbal ifaya ugu abuurto dhallinyarada Soomaaliyeed.

“Dhallinyarada 17-jirka ah ee maanta magacaas inoo soo hoyey iyo dhiggooda geesiyaasha ah ee furimaha dagaalka ka difaacaya dadkooda waa labo ifafaalo oo muujinaysa kartida iyo waxa ay qaban karaan shacabka Soomaaliyeed."

Dhankooda, Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo uu matalayey Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Mudane C/llahi Sheikh Nuur ayaa Madaxweynaha guddoonsiiyey Koobka ay ku soo guuleysteen xidigaha soo kacaya ee Qaranka, waxa uuna uga mahad-celiyey maamuuska iyo dhiirri-gelinta uu u sameeyey bahda ciyaaraha dalka.

DHAMMAAD

Waxii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

11/10/2022

CAAADI!

Caadi Wuxuu Dhashey Maalin Iska Caadi ah, Sanadkii Caadiga ahaa, Magaalada Caadiga ah, Ee Dalka Caadiga ah.

Dugsi Qur'aan Caadi ah Ayuu Ku Biirey Sidookale Waxbarasho Hoose Ee Asaasiga ah ayuu Si caadi ah Uqaatay. Waxbarashada Heerka Sare Fasalka Koowaad Wuxuu Uga Gudbey si Caadi ah, Kan Labaad iyo Kan Saddexaadba Si caadi ah Ilaa Kan Afraad Uu Si Caadi ah Uga Gudbey.

Jaamacadda ayuu Caadi Ugu Biirey Wuxuu Iyana Ka Qaatay Shahaado Caadi ah, Shaqo Caadi ah ayuu Helay, Guri Caadi ah ayuu Dhistey, Xaas Caadi ah ayuu Guursaday, Waxay Udhashey 3Ilmo Oo Caadi ah, Wuxuu Unoolaa Si Caadi ah, Suuqa Wuxuu Utagaa Si caadi ah, Caadi Ugu Danbeyntii Wuxuu Udhintey Si Caadi ah, Waxaana Loo Aasay Si Caadi ah. !

Caadi Caadi Maaha!

Ha Noqon Qof Caadi ah, Nolosha Caadi Maaha, Isbedal, Kor Ukac, Horumar Samee, Fikir, Ogow Waxqabadyo Yaryar ayaa Wax weyn Noqonkara, Hal Xidig Oo Keliya ayaa Haga Markab Dhan, Boqorkastaa Maalin ayuu ahaa Ilmoyar Oo Oohin Badan, Hal Talaabo ayuu socodka Ka Bilowdaa.

Fadlan Caadi Share-Udheh.

Caadina Ugu Biir Bogga Caadiga ah

01/10/2022

Xikmad Cajiiba | Hacaajisin Hana Isdhiibin | Sh.Mustafe X.Ismail Harun |

Send a message to learn more

01/10/2022

40 Faaido Oo laga Helo Saliga Nabiga Scw || Gaarsii Saaxibadaa SI ay Uga Faaideystaan iyaguna || اللهم صلي وسلم علي حبيبنا محمد

28/09/2022

Qiimaynta wakhtiga ⏰sheekh xuseen cali xafidahullaah

Send a message to learn more

27/09/2022

Qisooyin cajiib ah oo kisaabsan waysadu qofka muslimka siday u ilaaliso :sheekh maxamad sheekh ismaaciil

27/09/2022

6 qiso oo qosol badan sh xuseen cali jabuuti

15/09/2022

,aalo iyo jawaabo diini ah

15/09/2022

Sheekh xuseen cali jabuuti!

Address

Nafaqo
Borama
23451

Telephone

+252633098212

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi xafiid yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdi xafiid yare:

Videos

Share



You may also like