Jubba Times

Jubba Times The Jubba Times is the media that reports news and events around the world.
(60)

09/07/2024

Ismacil Cumar oo Baneeyay garabkii Muuse Biixi iyo Walaaca Hargaysa oo.

09/07/2024

TPLF oo hub kadhigis lagu sameenayo isbuucyada Soo Socda iyo Khilaafka oo.

09/07/2024

Abiye Axmed oo booqday Sudan Xili Dagaalo Xoogan ka socdaan Dalkaasi|| ujeedka Socdaalka Abiye.

Daawo Warka Fiidnimo
09/07/2024

Daawo Warka Fiidnimo

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

09/07/2024

Ethiopia oo Sheegtay inaysan gorgortan ka gali doonin biyaha bada cas difaacidoodana ay muqadas tahay.

08/07/2024

Safiirka Maraykanka Ee Ethiopia oo Ka dalbaday Dawlada inay Qaado Xayiraada Saaran Dalkaasi Qaybtiisa.

08/07/2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Asmara iyo Ujeedka Socdaalkiisa.

Daawo Falanqaynta Fiidnimo
08/07/2024

Daawo Falanqaynta Fiidnimo

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

08/07/2024

Ciidankani Cusub ee Maneeshiyada ma Yihiin Cudud u soo Biirtay Deegaanka Soomaalida?

07/07/2024

Waa Sidee Xaalada Galbeedka Sitti Maanta iyo Wararkii ugu Dambeeyay?

Warka Fiidnimo ee Jubba Times
07/07/2024

Warka Fiidnimo ee Jubba Times

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

Ciidankan Cusub Ee loo Xiray Tababarka Maxay ku soo Kordhin karaan Deegaanka?Meeye Kumanaankii Ka Hal Adkaa,ka Geesisana...
07/07/2024

Ciidankan Cusub Ee loo Xiray Tababarka Maxay ku soo Kordhin karaan Deegaanka?

Meeye Kumanaankii Ka Hal Adkaa,ka Geesisanaa Kana Tababarka Wanaagsanaa ee Liyuu Booliska?

Ma yihiin Ciidamado Sharci oo Darajooyin Leh?

Awood ma u leeyihiin in La siiyo Hubka Dhexe iyo Qoryaha Darandooriga u Dhaca?

Maxay Ethiopia u Sameesatay Ciidankani?

Waa Sidee Qaab Dhismeedkoodu?

Waydiimadaan iyo Kuwa kaleba Waa Warbixinta Miiska Noo Saaran.

06/07/2024

TPLF oo Hubka laga dhigayo iyo Ergayga Maraykanka oo Ku wajahan Ethiopia.

06/07/2024

Waa Sidee Xaalada Galbeedka Sitti iyo Wararkii ugu Dambeeyay Caawa?

Daawo Warka Fiidnimo
06/07/2024

Daawo Warka Fiidnimo

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

Neef Gawracani Geedo K**a Waabto.Buuraha Madane iyo Magaaladda Danlahelay Canfartii waan ku rogmanaynaa ayeey Dhaheen.Mu...
06/07/2024

Neef Gawracani Geedo K**a Waabto.

Buuraha Madane iyo Magaaladda Danlahelay Canfartii waan ku rogmanaynaa ayeey Dhaheen.

Muhiimadda Labadda Meelood Warbixinta Xigta Ayaan ku Faah Faahin doonaa.

06/07/2024

Balaayo ku Dagtay Wuxu Dagaal Xumaa.
Buurta Madane Waa ku hilba Diriryaan Canfartu.

06/07/2024

Deg Deg:- Dagaal Xoogan oo ka socda galbeedka Siti iyo guulaha soomaalidu gaareen.

Dagaal Culus oo Rogaal celin ah ayeey Canfartu Soo Qaaden Barqanimadii maanta.Saaka Soomaalida Ayaa Guulo Hordhaca ka ga...
06/07/2024

Dagaal Culus oo Rogaal celin ah ayeey Canfartu Soo Qaaden Barqanimadii maanta.

Saaka Soomaalida Ayaa Guulo Hordhaca ka gaartay Maleeshiyaadka Canfarta.

Faah Faahinta Goor dhaw Filo.

06/07/2024

Xabsiyada Qarsoodiga Deegaanka oo Sii Kordhay iyo Ciqaabta Lagu hayo Maxaabiistaasi.

05/07/2024

Arday la Afduubtay iyo Hogaamiye lagu Dilay oromiya.

05/07/2024

Waa Sidee Xaalada Galbeedka Sitti Kadib guulihii ay Soomaalidu gaareen?

Daawo Warka Fiidnimo iyo Qodobo xiisa badan
05/07/2024

Daawo Warka Fiidnimo iyo Qodobo xiisa badan

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

Qori isugu Dhiibkii beelaha Gobolka Doollo oo Markale ay bilowday maamulka deegaanka.Mashaakil Abuur aad macaash*tide Wa...
05/07/2024

Qori isugu Dhiibkii beelaha Gobolka Doollo oo Markale ay bilowday maamulka deegaanka.

Mashaakil Abuur aad macaash*tide Waa qaadicada kaliya ee Nidaamku Ka raadiyo Nafis Siyaasadeed iyo Cimri Dherer Kursi.

Maalmahan Diiradaydu Maysan Haynin Dulmiga ay geesnayaan Daalimiinta Xukunka Joogta.

Warbixino Ayaa miiska noo saran IA

04/07/2024

Abiye Axmed oo Sheegay in inqilaab Dambe uusan ka dhici Doonin Ethiopia.

04/07/2024

Ciidamda TPLF oo lagu Amray inay Dag Dag uga Baxaan Galbeedka Gobolkaasi Tigrey.

Daawo Warka Fiidnimo Ee Jubba Times.
04/07/2024

Daawo Warka Fiidnimo Ee Jubba Times.

kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka.Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.

04/07/2024

Deg Deg:- Abiye Axmed muxuu ka hor yiri baarlamaanka Dalkiisa ee ku aadan Soomaliya?

04/07/2024

Muxuu Yahay Sharciga Ay Baarlamaanka Ethiopia meel mariyeen oo durbadiiba lagu tijaabiyay Soomaalidda?.

03/07/2024

ismaamulka Amxaarada oo bilaabay inay kala diraan Maamulkii ay u dhiseen qaybo kamida goboladii ay ka qabsadeen Tigreyga.

Adress

Malmö

Telefon

+46734923973

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Jubba Times postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Jubba Times:

Videor

Dela


Övriga medieföretag i Malmö

Visa Alla

Du kanske också gillar