NABAD TV

NABAD TV NABAD TV ONLINE PAGE WAXAD HAD IYO JEER KALA SOCONAYSAN ARIMAHA SIYASADA IYO WARAR XAQIIQO AH OO SUG

21/01/2023

Wa daacad ๐Ÿ˜๐Ÿ˜‰ wlhi 3aad

Magaalada London ayaa lagu soo'bandhigay surwaalo loogu talo galay wiilasha lugaha dhuudhuuban ama ee ay hablaha soomaaa...
24/10/2022

Magaalada London ayaa lagu soo'bandhigay surwaalo loogu talo galay wiilasha lugaha dhuudhuuban ama ee ay hablaha soomaaaliyeed ugu yeedhaan "faarax lagu baasto "

Halkan uga yeedh wiil surwaal-kan u'baahan?

Hadii Buundadaan laga dhisi lahaa Soomaaliya, halkey noqon laheyd?Aragtidaada ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ
24/10/2022

Hadii Buundadaan laga dhisi lahaa Soomaaliya, halkey noqon laheyd?

Aragtidaada ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

ALSHABAAB_____YAAAB_____AYAA________QABSADEY GEESIYADA DEEGAANKA EE LIYUU BOLIS LIBAAXYADA GEESKA AFRICA WAXBA LAGAMA QA...
22/07/2022

ALSHABAAB_____YAAAB_____AYAA________QABSADEY
GEESIYADA DEEGAANKA EE LIYUU BOLIS LIBAAXYADA GEESKA AFRICA WAXBA LAGAMA QABAN KARO WAA NAFTOODA HURYAAL WAA GUULAYSTAYAAL WAA SEEF AYSAN BIR GOYN KARIN CADAWGIINA HA ARKAAN AWOODA UU LEYAHAY CIIDANKA SOMALI GALBEED

๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง ๐’๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐›๐ข๐ง ๐ƒ๐จ๐จ๐ง๐š ๐‹๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐Ž๐จ ๐€๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐‚๐š๐๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ง๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง ๐๐š๐๐š๐ง ๐Ž๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช-๐Œ๐š๐š๐ฌ๐ฎ๐ช ๐Š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ƒ๐ž๐ž...
15/06/2022

๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†
๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง ๐’๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐›๐ข๐ง ๐ƒ๐จ๐จ๐ง๐š ๐‹๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐Ž๐จ ๐€๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐‚๐š๐๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ง๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง ๐๐š๐๐š๐ง ๐Ž๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช-๐Œ๐š๐š๐ฌ๐ฎ๐ช ๐Š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐’๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š ๐–๐š๐ฑ๐˜๐š๐š๐›๐จ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ ๐ฎ ๐ƒ๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐๐š ๐ˆ๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐žยกยกยกยกยก

๐…๐€๐ƒ๐‹๐€๐ ๐๐€๐†๐„๐Š๐€ ๐†๐€๐‘๐’๐ˆ๐ˆ๐˜๐€ 200๐Š ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐Œ๐€ ๐Ž๐Ž ๐Š๐ˆ๐ˆ ๐‡๐Ž๐‘๐„ ๐‹๐€ ๐๐€๐†๐€๐‹๐€ ๐–๐€๐‘๐„๐„๐†๐€๐˜ ๐๐€๐๐€๐ƒ ๐“๐•

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€-๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป, ๐—ฑ๐—ถ๐—บ๐—ผ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ...
10/06/2022

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€-๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป, ๐—ฑ๐—ถ๐—บ๐—ผ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

๐—š๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐—บ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ, ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†.

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ. ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ ๐—ฎ๐˜†๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ-๐—ถ๐˜€๐˜‚-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐˜‚ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐—ป๐—ป๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ถ๐—บ๐—ผ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ผ.
SIDAZ WAXA DHAHAY MUDANE MAXAMED ABDULAHI FARMAAJO

NABAD TV

Cabasho kasoo Yeedhay dugsiga Tababarka Ee Degmada Birqoddhaliilaha ka jira dugsiga tababarka Ee d.birqod iyo caqabadaha...
10/06/2022

Cabasho kasoo Yeedhay dugsiga Tababarka Ee Degmada Birqod
dhaliilaha ka jira dugsiga tababarka Ee d.birqod iyo caqabadaha haysta macaliminta jooga dugsiga iyo sido kale cadaalad darada ka jirta dugsiga iyo shaqsiyaalada wada cadaalad daradaan
Hoos Fiiriya
NABAD TV

Yaad tageersan tahay labadan? M.f__(vs)__xsh
09/06/2022

Yaad tageersan tahay labadan? M.f__(vs)__xsh

ARYAA TANOO KALE ARKAY?Wallee Abiya Axmed Ujeeddadiisu ma yara.
09/06/2022

ARYAA TANOO KALE ARKAY?

Wallee Abiya Axmed Ujeeddadiisu ma yara.

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ku soo dhaweeyay Madaxda iyo wufuudda caalamiga ah ee ka ...
09/06/2022

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ku soo dhaweeyay Madaxda iyo wufuudda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa munaasabadda caleemosaarka madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ugana mahadceliyay ka soo qaybgalkooda caleemosaarka madaxweynaha JFS.
SOMALI CAALAMKA MIDNIMO TUSTAY MAANTA HAMBALYO HAMBALYO
NABAD TV

Hoggaaminta Ethiopia ee maanta Calleemo o saarka ka qayb galaysa.Soomalidu miiska sow k**a muuqato? NABAD TV
09/06/2022

Hoggaaminta Ethiopia ee maanta Calleemo o saarka ka qayb galaysa.

Soomalidu miiska sow k**a muuqato?

NABAD TV

"Maaddaama aan xoogga saarnay dhinaca wax-soo-saarka beeraha waxaa lagama maar-maan noqonaysa in dhinaca warshadahana la...
09/06/2022

"Maaddaama aan xoogga saarnay dhinaca wax-soo-saarka beeraha waxaa lagama maar-maan noqonaysa in dhinaca warshadahana la xoojiyo", Mudane Dayib Axmednuur.

Kulan ay ujeeddadiisu salka ku haysay kor-u-qaadidda iyo xoojinta wax-soo-saarka warshadaha oo ay ka soo qeyb-galeen Golaha Wasiirrada Deegaanka uuna hoggaaminayay Madaxweyne-ku-xigeenka DDS, mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada.

JiLaaL Ayaaba Lagu Jire Halke AYu dalagu Kaso Go'ay JawaaP La Iska RaPaa Warshad Kulaha Wixi Lagu Fulin Laha Ee Beero Ahaaba Majiraane WaxKalee !!!!!!!!!!!

`Fariin Dhiilo Geeri Xambaarsan Oo Xalay Fiid H**e  idiinkaga Timid Walaalkiin  @  `Iidle Abdullaahi Nuune " iidle yare,...
09/06/2022

`Fariin Dhiilo Geeri Xambaarsan Oo Xalay Fiid H**e idiinkaga Timid Walaalkiin @ `Iidle Abdullaahi Nuune " iidle yare, .๐Ÿ˜ญ

Waa Codsi Kaliya Hal Mar uducee Walaalkeen iidle yare , Maanta Waa Aduunyo Beri waa Aakhiro Waxaa Laga yaabaa in Ducadaadu ay Kacdo oo ilaahay uu aqbalo Fadlan Haka Caajisin ducada walaal iidle alle ha Caafiyee ๐Ÿ˜ฅ

" Allaah Ayaan diin Kaga tagay ilmaheyga "๐Ÿ˜ญ Maalmo yar ayaan Noolaan doonaa Ka dib Waxaan rajeynaa in aan rabigeey la kulmi doono ama Aan Ka Caafimaado Xanuunkaan Burada Madaxa iiga taallo Ma aha Mid Aan la sii noolaan doono. Sida ay dhaqtarada sheegen

`Waxaan Marka H**e idiinkala dardaarmayaa Inaad ii Xafidaan ilmaheyga Oo aysan gadaashey i Tabin , Sido Kale Waxaan idiinka baryayaa Ducadiina๐Ÿ‘๐Ÿ‘ Oo ah in aan Caafimaad deg deg ah ku helo Ama aad allaah iiweydiiso naxariis markaad Maqasho dhimashadeyda.๐Ÿ˜ญ

Dhaqaatiirtii Aan Shalay La Kulmay Waxeey igu war geliyeen in Aan Usbuuc kaliya Sii noolaan doono lkn Wax Walba Xagga Rabbi ayey ka Qoran yihiin Aniga Geeri K**a baqayo๐Ÿ˜ญ

Lacalla Haddii ay Ajasheyda dhamaato Awalba Cidne Adduunka Kuma baaqin Noqon laheen Waxaa Laga yaabaa Usbuucaas ka dib kaligeey inaan qabri U hoyan doono Carada hoosteeda.

Ee ilaahey ayaan Kugu dhaariyay Ka Walaal Muslinimo ahaan , Ka Aabo Ahaan Farin Ku faafi inta group aad ku jirto farriintaan hadey ku soo gaarto.๐Ÿ˜ญ.` Maanta ayaan Hadli doona.๐Ÿ˜ญ
NABAD TV

saharla Abdullahi waxa lomagacabay mareyaha shidalka ee loma magacabin wasir Ma waxbaa soomaalida usoo kordhay mise waxb...
09/06/2022

saharla Abdullahi waxa lomagacabay mareyaha shidalka ee loma magacabin wasir Ma waxbaa soomaalida usoo kordhay mise waxbaa seegay ileen gabadhu Wasiiru dawlada wasaarada caafimaadkay ahayde?
Waxbaa seegay soomaalida
1โ€ขxilkan cusub wuxuu ka saaray xilki wasiiru dawlenimo waan xil sare wasiiru dawluhu.
2โ€ขxilka hadda la geeyey Wuxuu saamayn yeelayn Hadii la tirtiro wasaarada shidaalka Iyo macdanta.
Saxarla CAbdullahi waa mareye ee maha wasir booskas Ethiopla wasirkeni way la labatay mareye noogu badashay ogaada
NABAD TV

DEGMADA MUBARAK MA SHARCIGA ETHIOPIA AYAA KA SHAKHEEYAA MISE XEER DHAQAMEEDKII H**E Intaan wax qori jireey weligeey k**a...
09/06/2022

DEGMADA MUBARAK MA SHARCIGA ETHIOPIA AYAA KA SHAKHEEYAA MISE XEER DHAQAMEEDKII H**E

Intaan wax qori jireey weligeey k**aan hadal mana difaacin qaraabadeyda ama dad aniga igu dhow
waxaan wax Ka qori jireey danta guud iyo sida ay umadeenu h**e u socon laheyd
Balse maanta biyaha ayaa godkeeyga igu soo galeey

Waxaa shaleey ilaa maanta guriga ciqaabta (xabsiga) degamada Mubarak Ku xidhan Aabahey maxamad Cali oo Si daansi iyo awood la isu sheegasho ah ku xidhan
Oo sababta loo xidheyna tahay " Nagu Soo wareeji xoolahaaga haddii kalana xabsi "
Markaan sharciga dalkeena Ethiopia kusoo labano buugeena Milgaha qaranka iyo anshaxa(Civic) waxaa ku qoran

@ Right to property:- oo la macno ah qof kasta oo muwaadin ah wuxuu xaq u leeyahay in uu la nabad baxo Hantidiisa

Mubarak ma sharciga Ethiopiaa lugu dhaqmaa mise xeer-dhaqmeedii h**e

Aabahey maanta wuxuu la xidhnaa maalkiisa(laacagtiisa) oo UU Sida uu rabo Ka yeeli karo

Guumeysigaan waxaa geeysanayo waa kuwo aan wax baranin oo lagu Soo xuleey qabiil lageeyana boos ay u qalmin
Ilaa goormaan gumeysiga ku hoos noolaan doonaa
inshallah waan dagaalameynaa Until last breath

Wuuna soo bixi doonaa Aabahey bilaa tuugsi la'aan
Cid walba oo kiiskaan ku lug lahaana waan la socdaa inshallah waa inoo waqtigeedi

Justice โš–๏ธโš–๏ธโš–๏ธ For my father Mohamed Ali
Free NABAD TV

Wabbillahi towfiq
NABAD TV

HALA ISKA BARTO 11KA GOBOL EE DEEGANKA SOOMALIDA DHAWAN WAXA UFURMI DOONA TARTANKA KUBADA CAGTA GOBOLKED SAHMINAYSAN IN ...
09/06/2022

HALA ISKA BARTO 11KA GOBOL EE DEEGANKA SOOMALIDA DHAWAN WAXA UFURMI DOONA TARTANKA KUBADA CAGTA GOBOLKED SAHMINAYSAN IN UU SANADKAN KU GUULAYSAN DOONO KOOBKA SANADKA IYO HORMARKA SANADKA ?

CALANKAYGA QALIGOW DARTA WAN UNOLAN KARA AWLADUL-CAASIMA IDIN WATAA HORMUUDKA KUBADA CAGTA DEEGANKA ๐Ÿ”ต๐ŸŸข
09/06/2022

CALANKAYGA QALIGOW DARTA WAN UNOLAN KARA AWLADUL-CAASIMA IDIN WATAA HORMUUDKA KUBADA CAGTA DEEGANKA ๐Ÿ”ต๐ŸŸข

Nabad TV Hanka K**a aha sabool Bulshadeeda WaTa Soo Dhawaada Bulshooy Cabashoyinka wadnala wadaagi karTaan pagekuna dart...
09/06/2022

Nabad TV Hanka K**a aha sabool Bulshadeeda WaTa Soo Dhawaada Bulshooy Cabashoyinka wadnala wadaagi karTaan pagekuna dartiin uYuu usamaysanyahay Bulshoy Dib Ayaynu Ugaadhayna Guusheeni Socotay Xasidba Inasoo Celiyay Ujoojin mayno

MARNAPA OGOLAAN MAYNO INAAN MAGACEENA MAGAC KALE KU LIFAAQNO SOMALI BAN NAHAY NABAD TV IS BACK
09/06/2022

MARNAPA OGOLAAN MAYNO INAAN MAGACEENA MAGAC KALE KU LIFAAQNO SOMALI BAN NAHAY NABAD TV IS BACK

Wakhti Dheer Kadip Hada Diyaar waxaan Unahay In an Pagekan ka hawl galno kusoo Yaaca Gaadhsiiya Markale intii Uu ahaa !!...
09/06/2022

Wakhti Dheer Kadip Hada Diyaar waxaan Unahay In an Pagekan ka hawl galno kusoo Yaaca Gaadhsiiya Markale intii Uu ahaa !!!!!

Address

Nabadtv
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NABAD TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other Jijiga media companies

Show All