Sooyaal Media

Sooyaal Media S O O Y A A L M E D I A

Madaxweynaha Tigray Dr. Debretsion Gebremikael ayaa lagu wadaa inuu noqdo Ra'iisul Wasaare kuxigeenka dowlada Ethiopia.
07/01/2023

Madaxweynaha Tigray Dr. Debretsion Gebremikael ayaa lagu wadaa inuu noqdo Ra'iisul Wasaare kuxigeenka dowlada Ethiopia.

LAASCAANOOD
04/01/2023

LAASCAANOOD

Qabridahar, Qoraxey, Somali Region
04/01/2023

Qabridahar, Qoraxey, Somali Region

30/12/2022

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa ka hadlay xasuuqa Laascaanood

30/12/2022

Garaad Jaamac oo ka hadlay xasuuqa Laascaanood

Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay xasuuqa ay Somaliland ka wado Laascaanood
30/12/2022

Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay xasuuqa ay Somaliland ka wado Laascaanood

30/12/2022
Hubka iyo ciidanka Puntland waa in lagu jeediyaa Laascaanod” sidaas waxaa caawa yiri General Asad DiyaanoWiil hoog la lo...
30/12/2022

Hubka iyo ciidanka Puntland waa in lagu jeediyaa Laascaanod” sidaas waxaa caawa yiri General Asad Diyaano

Wiil hoog la loodin kari waayey!!

DEGDEGWafdi uu hoggaaminayo afhayenka gollaha,Tagase Chefo ayaa u amba baxay caasimada Tigreega ee Mekelle.Wafdigan ayaa...
26/12/2022

DEGDEG

Wafdi uu hoggaaminayo afhayenka gollaha,Tagase Chefo ayaa u amba baxay caasimada Tigreega ee Mekelle.

Wafdigan ayaa u socda sidii loo hirgalin lahaa heshiiskii dhawaan la kala saxeexday.

23/12/2022

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa baaq nabadeed u diray bulshada reer KGS

Labada ciyaartow ee kali ah ee ku guulaystay Koobka Aduunka, Champions League, Ballon D'or iyo Golden Boot.Lionel Messi ...
22/12/2022

Labada ciyaartow ee kali ah ee ku guulaystay Koobka Aduunka, Champions League, Ballon D'or iyo Golden Boot.

Lionel Messi πŸ‡¦πŸ‡·
Gerd Muller πŸ‡©πŸ‡ͺ

GOATs 🐐

Ilhaan C/laahi Cumar (Ilhan Omar)oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congresska ee Mareykanka ayaa Maanta lagu soo dhaweeya...
22/12/2022

Ilhaan C/laahi Cumar (Ilhan Omar)oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congresska ee Mareykanka ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayey la kulmi doontaa inta ay ku sugan tahay Deeganada Puntland.

Professor     oo kahadlayay ciidankii Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡· tababarka ujoogay,qaybtii uh**eysayna maanta muqdisho yimid ee muranka ...
22/12/2022

Professor oo kahadlayay ciidankii Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡· tababarka ujoogay,qaybtii uh**eysayna maanta muqdisho yimid ee muranka badan dhaliyay ayaa qoraal fariin iyo farxad xambaarsan bartiisa Twitter ka sidan hoose ugusoo qoray:

"Guutadi ugu h**eysay ee ciidankii Ereteriya πŸ‡ͺπŸ‡· laguso tababaray oo isugu jira Ciidamada difaaca, Ciidanka badda iyo Ciidanka cirka ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho.
Ciidankan oo leh, awood ay Alshabaab waqti gaaban gudahood kaga saari karaan soomaliya, waxay go'aamin doonan jihada mustaqbal ee dalka soomaliya uu yeelan doono.
Hadii uu M/weyne jiho sax ah u isticmaalo ciidankan, Waxay xaqiijin doonan .
Hadii sifo qaldan loo isticmaalana Soomaliya mugdi iyo murugo ayay kudhici doonta.
Mudane M/weyne HSM, manta fursad bad haysataaye Ciidankan u isticmaal sifo sax ah."

22/12/2022

Xabsigii waan ka soo baxay.Mahad oo dhan Allaah baa is ka leh iyo inta iga mudan dhamaantood.
Waxa aan ku dardaarmayaa in xaqa la sheego si kasta ha u qadhaadhaado e.

DEG DEG: Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, ayaa hadda laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaysta...
22/12/2022

DEG DEG: Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, ayaa hadda laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood ee maxk**adda Rafcaanka Hargeysa ku xukuntay.

Karim Benzema oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah, isagoo ka mid ahaa xulkii France ee booska labaa...
19/12/2022

Karim Benzema oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah, isagoo ka mid ahaa xulkii France ee booska labaad ka galay koobka adduunka, xilli uuna hal kulan ka soo muuqan xulka France

97 kulan uu u saftay xulka France,wuxuu u dhalliyay 37 gool.

Lionel AndrΓ©s Messi makes 𝐑𝐒𝐬𝐭𝐨𝐫𝐲 βœ¨β–«οΈ 10x La Liga▫️ 1x Ligue 1▫️ 7x Copa del Rey▫️ 7x Supercopa de EspaΓ±a ▫️ 4x Champion...
19/12/2022

Lionel Andrés Messi makes 𝐑𝐒𝐬𝐭𝐨𝐫𝐲 ✨

▫️ 10x La Liga

▫️ 1x Ligue 1

▫️ 7x Copa del Rey

▫️ 7x Supercopa de EspaΓ±a

▫️ 4x Champions League

▫️ 3x UEFA Super Cup

▫️ 3x Club World Cup

▫️ 7x Ballon d’Or

▫️ 1x Copa America

…and today, 1x World Cup! πŸ†βœ¨

𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍𝐃 π…πŽπ‘π„π•π„π‘ 🎞️

DEG DEG: Lionel Messi oo sheegay inuuna ka fadhiisan doonin xulka Qaranka Argentina.Messi "k**a fadhiisayo xulka Qaranka...
18/12/2022

DEG DEG:
Lionel Messi oo sheegay inuuna ka fadhiisan doonin xulka Qaranka Argentina.

Messi "k**a fadhiisayo xulka Qaranka Argentina, waxaan doonayaa inaan sii wado inaan u ciyaaro Argentina"

Messi ayaa ku dhawaaqay inaanu ka fadhiisanayn u ciyaarista xulka Qaranka Argentina xili la wada filayay inuu Messi ka fadhiisan doono ciyaaraha caalamiga.

Xidiga ugu fiican tartanka - MessiGoolhayaha ugu fiican - Emilliano MartinezDa'yarkii ugu fiicnaa tartanka - FernandezGo...
18/12/2022

Xidiga ugu fiican tartanka - Messi
Goolhayaha ugu fiican - Emilliano Martinez
Da'yarkii ugu fiicnaa tartanka - Fernandez
Goolasha ugu badan - Kylian Mbappe.

HAMBALYO ARGENTINA AYAA KU GUULAYSATAY KOOBKA ADUUNKA EE QATAR 2022.W O R L D  C U P  C H A M P I O N S!!
18/12/2022

HAMBALYO ARGENTINA AYAA KU GUULAYSATAY KOOBKA ADUUNKA EE QATAR 2022.

W O R L D C U P C H A M P I O N S!!

Ma rabtaa inaad dalka Maraykanka si degdeg ah ku tagtid. saddexdan shuruudood baa lagaga baahan yahay ee haddaad buuxin ...
18/12/2022

Ma rabtaa inaad dalka Maraykanka si degdeg ah ku tagtid.

saddexdan shuruudood baa lagaga baahan yahay ee haddaad buuxin karto Fadlan la xiriir E-mailkaa.

Yaa ku guulaysan doona gool dhalinta koobka aduunka?Messi - 5Mbappe - 5Alvarez - 4Giroud - 4
18/12/2022

Yaa ku guulaysan doona gool dhalinta koobka aduunka?

Messi - 5
Mbappe - 5
Alvarez - 4
Giroud - 4

Xulalka Argentina iyo France ayaa maanta wada ciyaaraya kulankii ugu danbeeyay koobka aduunka (Final), hadaba yaad u rej...
18/12/2022

Xulalka Argentina iyo France ayaa maanta wada ciyaaraya kulankii ugu danbeeyay koobka aduunka (Final), hadaba yaad u rejaynaysaa inuu ku guulaysto koobka aduunka.

MESSI ❀
MBAPPE πŸ˜‚

GaroonkaLusail Stadiummm
Wakhtiga: 18:00 (6:00 maqribka)
Garsooraha: Szymon Marciniak (Poland)

16/12/2022
Khilaaf xoogan oo aan wali banaanka u soo bixin ayaa ka dhex qarxay Wasiirka Madaxtooyada DDS Dr. Hussein Kasim iyo Tali...
16/12/2022

Khilaaf xoogan oo aan wali banaanka u soo bixin ayaa ka dhex qarxay Wasiirka Madaxtooyada DDS Dr. Hussein Kasim iyo Taliyaha Ciidamada XG ah S/Guud Abdi Ali Gafaydhe. Khilaafka labada masuul ayaa lasoo sheegayaa in taagan yahay meel xun, madaxtooyada ayaana isku dayaysa in la xaliyo khilaafkooda.

Hadaba muxuu salka ku hayaa khilaafka labada masuul? Caawa halkan kala soco

2001: Ronaldinho signed for PSG ✍️2002: He won the World Cup πŸ†2017: Mbappe signed for PSG ✍️2018: He won the World Cup πŸ†...
16/12/2022

2001: Ronaldinho signed for PSG ✍️
2002: He won the World Cup πŸ†

2017: Mbappe signed for PSG ✍️
2018: He won the World Cup πŸ†

2021: Messi signed for PSG ✍️
2022: He's in a World Cup final πŸ†

Madaxweynaha DDS ayaa isbadal kusameeyay kuxigeenka taliska Ciidanka Liyuu Police ka waxaana taliye kuxigeenka cusub mar...
15/12/2022

Madaxweynaha DDS ayaa isbadal kusameeyay kuxigeenka taliska Ciidanka Liyuu Police ka waxaana taliye kuxigeenka cusub markale loo magacaabay Sareeye Gaas Sakariye Cabdi Khalif (Kornayl Sakariye), halka Abdirahman Axmednur la geeyay taliye kuxigeenka Komishinka Booliiska DDS.

RASMI : Xulalka Argentina iyo France oo iska xaadiriyay k**a dambaysta koobka adduunka 2022.Xulka Farnce oo markii afara...
14/12/2022

RASMI : Xulalka Argentina iyo France oo iska xaadiriyay k**a dambaysta koobka adduunka 2022.

Xulka Farnce oo markii afaraad u soo baxay k**a damabaysta koobka adduunka 2022.

Argentina ayaa qaadi doonta Insha Allah.

Madaxwaynaha  South Suda Salva Kiir ayaa isku kaadiyay isagoo aan ogayn xili uu ka qaybgelayey furitaanka jid uu Shiinuh...
14/12/2022

Madaxwaynaha South Suda Salva Kiir ayaa isku kaadiyay isagoo aan ogayn xili uu ka qaybgelayey furitaanka jid uu Shiinuha ka dhisay caasimada Jubba.

Dhacdadaan ayaa si toos ah looga sii daayay TV-ga sidaa darteed waxba lagama qaban karin.

Salva Kiir Mayardit hadda ayaa 71 sano jir ah, asagoo la ildaran yahay caabuqa kaadi mareenka kaas oo ku badan ragga da'da ah.

Morocco oo ah dalka kaliya ee Africa ah ee gaadhay wareega afarta ama semi finalka koobka aduunka abid ayaa caawa la ciy...
14/12/2022

Morocco oo ah dalka kaliya ee Africa ah ee gaadhay wareega afarta ama semi finalka koobka aduunka abid ayaa caawa la ciyaaraya xulka dalka koobka difaacanaya ee France.

Labadan xul kii soo badiya ayaa tagaya Finalka waxaana halkaas ku sugaya xidiga 7da jeer ku guulaystay xidiga aduunka ee Lionel Messi iyo jilba culusta xulka Argentina.

Saadaashaydu waa in Morocco adkaan doonto caawa.
Finalkana waxaa adkaan doona Argentina

Argentina ayaa 3-0 kaga adkaatay xulka Croatia oo koobkii h**e ee aduunka ka gashay kaalinta 2aad. Argentina ayaana sida...
13/12/2022

Argentina ayaa 3-0 kaga adkaatay xulka Croatia oo koobkii h**e ee aduunka ka gashay kaalinta 2aad. Argentina ayaana sidaas ugu gudubtay Finalka koobka aduunka waxayna la ciyaaridoonaan Morocco ama France kii soobaxa.

13/12/2022

FINAL

Argentina πŸ‡¦πŸ‡· Ft Morocco πŸ‡²πŸ‡¦

Argentina will win the world cup ✊

29/11/2022
Xulka Argentina πŸ‡¦πŸ‡· ayaa 2-0 kaga badiyay xulka Mexico πŸ‡²πŸ‡½, xili Messi uu dhaliyay goolka koobaad uuna caawiyay goolka lab...
26/11/2022

Xulka Argentina πŸ‡¦πŸ‡· ayaa 2-0 kaga badiyay xulka Mexico πŸ‡²πŸ‡½, xili Messi uu dhaliyay goolka koobaad uuna caawiyay goolka labaad.

Waxa si rasmi ah dalka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ uga furmay koobka Adduunka.Qur'aanka Kariimka ah ayaa Lagu Furay Tartanka Waxaana goordh...
20/11/2022

Waxa si rasmi ah dalka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ uga furmay koobka Adduunka.

Qur'aanka Kariimka ah ayaa Lagu Furay Tartanka Waxaana goordhow Ciyaartii u horaysay dhex mari doontaa Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ oo ah dalka marti gelinaya iyo Ecuador.

Halkan Kala Soco Wararka Koobka.

Garoomada lagu ciyaaridoono koobka aduunka 2022 FIFA World Cup Qatar 20221- Lusail Iconic Stadium2- Al Bayt Stadium3- Al...
16/11/2022

Garoomada lagu ciyaaridoono koobka aduunka 2022 FIFA World Cup Qatar 2022

1- Lusail Iconic Stadium
2- Al Bayt Stadium
3- Al Janoub Stadium
4- Ahmad Bin Ali Stadium
5- Khalifa International Stadium
6- Education City Stadium
7- Stadium 974.
8- Al Thumama Stadium

Waxaana qaarkood loo qeybin doonaa wadamo kala duwan oo dalka Sudan kamid tahay.

Yuusuf Shaah oo ah wiil 11 jir Muslima ayaa noqday mid kaga yaabiyey dalka Ingriiska.Yuusuf oo ah wiil aan weli qaangaad...
14/11/2022

Yuusuf Shaah oo ah wiil 11 jir Muslima ayaa noqday mid kaga yaabiyey dalka Ingriiska.

Yuusuf oo ah wiil aan weli qaangaadhin ayaa ka sare maray dhibcihii dhinaca Garaadka (IQ) ee u yaallay Saynisyahannadii caanka ahaa ee Albert Einstein iyo Stephen Hawking. Kuwaas oo heer cabirka garaadkoodu uu ahaa 160 halka wiilkanina uu ka noqday 162.

Yuusuf Shaah ayaa ah arday dhigta dugsiga dhexe oo ku yaalla magaalada Leeds ee dalka Ingriiska.

Ardaygan da'da yar ayaa galay Imtixaan tijaabo ah isaga oo 3 daqiiqo gudohood kaga jawaabay 15 su'alood oo daran doori loogu boobay

Ragga uu score kooda jebiyey ee Albert Einstein iyo Stephen Hawking ayaa ah Culimo dhanka Physics ka ah. Kuwaas oo curiyey aragtiyo iyo hal abuur wax badan ku soo biiriyey nolosha Caalamka.

Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa soo Bandhigay Haweenaydan oo lagu Magacaabo Ahlan Albashir, taas oo ay sheegeen inay ka ...
14/11/2022

Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa soo Bandhigay Haweenaydan oo lagu Magacaabo Ahlan Albashir, taas oo ay sheegeen inay ka dambeysay weerarkii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6 ruux halka 81 kale ay ku dhaawacmeen.

Haweenadan ayaa sida Boolisku sheegay waxay kasoo jeedaa Dalka Suuriy.

Tallaabada soo qabashada Haweenaydan kasoo jeeda Suuriya ayaa imanaysa iyadoo Dowladdu dusha ka saartay Qaraxa Kooxda Dalkaas laga mamnuucay ee PKK.

DEG DEG :- Qaaar ka mid ah qodobada xisbiyada mucaaridku Waddani iyo UCID ku dhawaaqeen caawa 1. Maanta laga bilaabo Muu...
13/11/2022

DEG DEG :- Qaaar ka mid ah qodobada xisbiyada mucaaridku Waddani iyo UCID ku dhawaaqeen caawa

1. Maanta laga bilaabo Muuse xukuumadiisa uma aqoonsin mid sharci ah .

2. Muuse Biixi Waxaanu u aqoon sanahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo madaxwenihii h**e

3. Xisbiyada mucaaridku ay aqoonsan yahiin Golaha Wakiilada , Maxk**ada Sare , Golayasha Deeganka .

4. Shacabku ha diidaan waxii sharci darro ah.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sooyaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Social Media Agencies in Jijiga

Show All