Wiilkaas ayaa hada si toos ah loo toogtay isagoo diidan cadaalad darada sarkaalkii lagu dilay lawyocado ayaa isagiina boorama lagu toogtay.
Tolkayow waa shidaalka dadaaladeena ee siii wada ❤️
Furitaanka Ducada Beelaha Samaroon
#sheedheer2023samaroon
Nolosha ibnu aadamka waxa caadi Ka ah In la arko qabiiloyin iyo qawmiyado weyneeya oo xussa taariilhda meadow ama quruxda badan ee soo Marta, taas oo Ka dhigta bulshadaa wax ay wada jecelyihiin ayna wada ilaashadaan. Waa markii igu horeysay een arkaayo tolkay oo wax qalbi ahaan iyo bulsho ahaanba ay jecel yihin, waxaan Ku boorin lahaa inay dhamaan u midooban yar iyo waynba ay noqoto wax ay Ka wada mideysan yihiiin.
Insha Allah waxan rajaynayaa inad si mug leh aan u waynayno maalintaas iyo maalmaha kale ee tolka Ku wayn ba. Nin walba oo boorama jooga wan Ku dhiiri galinayaa inay Ka qayb galaan ❤️
#awdalgenocide
Ciyaartan waxa ay ka mid tahay kuwa u gaarka ah beesha Samaroonka. Cid aan Samaroon ahayn miyaa sidan sameyn karta❤️
Bilawga:
"OHEEY HOO HOOY
Miyaanu ahayn?"
Jiibta:
"Mayee uu yahay."
Ayay u subcinayaan dumarka ag taagan halka ay makrafoonka mid haysato.
Asliga samaroon.
- "Mayee uu yahay."
Asiiliga sare
- "Mayee uu yahay."
Markale geesiga.
"Mayee wuu yahay."
- Haween gaarida
-"Mayee way tahay."
- Hablaha sharafta le
"Mayee way tahay."
Abbaatuutida
- " Ab baan u lahayn."
Ardaayada taxan
- " Ab baan u lahayn."
Ilmaadeerrada
- " Ab baan u lahayn."
Ugaasyada badan
- " Ab baan u lahayn."
Oo miyaanay ahayn?
Sidaas ayay u dhacaysa ciyaarta Jaanteeda iyo Jiibteeduba. Waa ciyaar aad u qurux badan oo heersare ah.
Qoraalka: Yacquub Xalane
Hodan Abdirahman Sinjiga Samaroon Siciid.
Hodan Abdirahman oo Ku baashalaysa heesta ay u qaaday Samaroon Siciid ❤️❤️
We love U huuuno Hodan Abdirahman
Yahye Hunter iyo gabadh Samaroon ah oo beesheeda amaanaysa maxa Kala qabsaday.
Fariiid yar oo Samaroon ah❤️
Hodan Abdirahman🗣️ waxan dhibsaday qabaleeyda, lafaciise qabalee wa Ka wayn yahay. Mar danbe ma rabo inan maqlo qabalee.
Hodan geesiyad aan runta Ka gaban,