Madasha Haboon

Madasha Haboon Maal xogo gaar ah, sheekooyin, dhacdooyin, cilmibaadhisyo iyo kaftanka caajiska tiraba.

Weedha maanta waxay na leeyihiin1 dadka neceb in la didiyo/cabsi qasho shinbiraha waa kuwa raba inay ugaadhaan Marka yaa...
27/02/2024

Weedha maanta waxay na leeyihiin

1 dadka neceb in la didiyo/cabsi qasho shinbiraha waa kuwa raba inay ugaadhaan
Marka yaa lagu sirin

2 dalku qiimo malahan mar haday dadku
Kuwada hamiyayaan inay ka tagaan

3 sadex shay yay noloshaada xakamaha uqaban LACAGTA, DADKU MAXAY KU DHIHI, IYO WAX TAGAY KAFAKARKII

4 xarafka Q wuxuu ubaahan yhy in nolosha soomaliga laga dhex saaro sababtuna waa
Qorri, Qaad, Qabyaalad,Qiiq, Qamandi, iwm

MAXAAD kudari lahyd adiguna

26/06/2023

Waziir waalagu Soo qarxiyay prank 😂

26/06/2023

Prank Hudo amuun waalagu Soo qarxiyay 😂

25/06/2023

Prank shine culay waa lagu Soo qarxiyay 😂

24/06/2023

Waraysi gaar ah dhalinyaro can ah USA usoo tahriibay

22/06/2023

Runta xanuun waaye😂

14/06/2023

Wiil aan shukaansi aqoonin, Qac baa ka yeedhay ugu danabayntii😁

06/06/2023

Dadku xay la ooyaan xiliga meherka Jawaabta saxda ah daawo.

16/05/2023

Dejong is safe from Manchester united

24/11/2022

Titanic 2022 version 🤣🤣

10/10/2022

Do you think that he is correct ?

01/09/2022

Legend Harry Maguire 😂
fans

Mahamed abdulaahi farmaajo.Madexwaynhii  h**e ee dalka soomaaliya ahnaSiyaasigii ugu saamaynta badnaa burburkii kadib  A...
01/08/2022

Mahamed abdulaahi farmaajo.

Madexwaynhii h**e ee dalka soomaaliya ahna
Siyaasigii ugu saamaynta badnaa burburkii kadib
Ayaa noqonaya shaqsiga ugu taageeraha badan
Bartiisa facebook isagoo kaaraya saacadaha so wajahan sida la filayo 1m oo taageero ah

Shaqsiyan marka ladhoho waa ninka Barta facebook ugu shacbiyada badan

Hanbalyo madexwayne Mahamed Abdulahi farmaajo

U hormari hanbalyoda duqa adna🤝🙏

30/03/2022

Dakharkii : maxay tahay dhibaatada ku haysa?

Bukaankii : Dhakhtar waxaa ihaya xanuun aan waxkasta ku ilaawayo 3 Seken.

Dhakhtarkii : ilaa Goormaa ayaad isku aragtay ilawshaha?

Bukaankii : Ilawsheheeed ka hadlaysaa Dhakhtar?

Dhakhtarkii : 😡

19/02/2022

Ha ilaawin inaad tukato waligaa
Follow meel more

04/02/2022

Wax ugu wanaagsan ee aad barato sida aad waliga u farxi lahayd soomaha?

Dadku way imaan way tagi !.
Xidhiidhadu way gu'i karaan !.
Saaxiibada waad iswaayi kartaan !.

Balse muhiimadu waa inaad naftaada hanan karto marka ay dadka kale kaa fogaadaan.

02/02/2022

Broken Bed is sign of the Happy marriage😂

Foolal waa wayni  hada  Qaab darnaan utaqaanay 2022 Waa  sheene cusub 😎Cidan foolal wa wayn lahyn  Sidii cidiyihii faali...
02/02/2022

Foolal waa wayni hada
Qaab darnaan utaqaanay 2022
Waa sheene cusub
😎
Cidan foolal wa wayn lahyn
Sidii cidiyihii faalisada ahaa
Aya foolal faalisa ah lo galinaya 😅
😂😂😂😂

Aduun daba godoone😏

01/02/2022
01/02/2022

Qosolkii aduunka dad soojeeda buu rabaa inuu dhaco 🤣

30/01/2022

Adu waxaad shukaansanaysaa Qof kale X Tiisa

Qof ayaa shukaansanaya X taada

X taadu waxay shukaansanaysaaa Qofkale X tiisa

Noloshan waxaynu wada nahay dhammaanteen X

Taas waa sababta ay Xisaabtu usoo celceliso inaan helno Qiimaha X😂

Sheeko Gaaban iyo siday wax udheceen😄
01/01/2022

Sheeko Gaaban iyo siday wax udheceen😄

Ma jeclayn inaan mar danbe la kulmo Kajol.Waxaa sidaas dhahay Ajey Devgan.Qayb kamid ah qisada jecayl ee Labadan jilaa.T...
22/10/2021

Ma jeclayn inaan mar danbe la kulmo Kajol.
Waxaa sidaas dhahay Ajey Devgan.

Qayb kamid ah qisada jecayl ee Labadan jilaa.

Taariikhdu markay ahayd 1995 tii ayay kulmeen labadoodu iyagoo raba inay jilaan filimaan,

Balse ajey ayaa cadeeyay in uusan jeclayn inuu markale la kulmo Kajol isagoo u sababeeyay inay tahay Gabadh Cod dheeer, kibirbadan, oo waliba Hadalbadan wuxuu dhahay Waxaa aad u kala duwan shaqsiyadeeda iyo midayda.

2 sano ayaa kasoo wareegtay inta is barteen,
Ajey wuxuu ahaa nin dagan oo adadag ayaa Taas ayaa Kajol ku tuuray dareen ka xoog badan waxayna isu sawirtay in Ajey yahay nin nolosheeda qay libaax ka qaadan kara,

Balse Kajol waxay lahayd saaxiib ay wada sheekaystaan sidoo kale Ajey wuxuu lahaa saaxiibad uu la sheekaysto.

Maalin maalmaha ka mid ah ayay Kajol la wadaagtay inuu jiro dhib u dhexeeya iyada iyo saaxiibkeeda waxayna ka rabtay inay tala ka hesho Ajey

Lkn Nasiibkooda waxaa halkaas ka bilaabmay inay noqdaan dad asxaab ah oo is xog waraysta kadibna jeceylkoodii ayaa halkaas ka bilawday,

Kajol ayaa sheegtay in Ajey yahay nin adadag oo aan Jecayl wax ka aqoonin xataa iimaa keeni jirin Ubax maalin jecaylka aduunka (Valentine's day 14 February),
Lkn wax dhib ah uma aysan arkayn maadaama ay dabeecadiisa tahay.

1999 ayay isguursadeen labadan lammaane hadana waxuu guurkoodu jirsaday 22 sano waxayna haystaan laba carruur ah.

Insha allh halkan waxaan ka madhnaan doonin arimaha jacaylka, Sheeko iyo calaamadaba.
16/10/2021

Insha allh halkan waxaan ka madhnaan doonin arimaha jacaylka,

Sheeko iyo calaamadaba.

Inta aadan culays iska ridin marka h**e cabir madaxaaga🤣
13/10/2021

Inta aadan culays iska ridin marka h**e cabir madaxaaga🤣

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Haboon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category