Daakir mousa

Daakir mousa "Waxay beerta raaxadu buur uga dambaysaa rag inuu kukala boxo"

Saaxiib Nolashu aad bay u yartahay ee la noolow xuska Alle Inta Aad awoodid. (Dadaalkaaga)
15/04/2024

Saaxiib Nolashu aad bay u yartahay ee la noolow xuska Alle Inta Aad awoodid. (Dadaalkaaga)

Markasta oo aad caajis iska dareento dheh "waxaan rabaa inaan noloshayda dhiso uma baahni fasax "
13/04/2024

Markasta oo aad caajis iska dareento dheh "waxaan rabaa inaan noloshayda dhiso uma baahni fasax "

Eid mubarak
10/04/2024

Eid mubarak

30ka ramadaan aftur wadareedka dhalinyarada magalada L|macaan CIID MOUBARAK
09/04/2024

30ka ramadaan aftur wadareedka dhalinyarada magalada L|macaan

CIID MOUBARAK

Bari waa soon maanta baadhitaan lasameeyay kadib khubarada uxilsaaran qaybta baadhista waxay xaqiijiyeen inan la arag bi...
08/04/2024

Bari waa soon maanta baadhitaan lasameeyay kadib khubarada uxilsaaran qaybta baadhista waxay xaqiijiyeen inan la arag bisha shawaal

Sidaas daraded eidal fidri waa maalinka arbacada ee 10|04|2024 inzha allah

Waxa barri oo ay tariikhu ku beegan tahay26|March|2024 si toos ah Noogu bilaami doona tartankii 2ยชยชd ee kuubda ramadan o...
26/03/2024

Waxa barri oo ay tariikhu ku beegan tahay
26|March|2024 si toos ah Noogu bilaami doona tartankii 2ยชยชd ee kuubda ramadan oo ka sii socda lass-Macan

Waxaan mar labaad ka soo tabinayna intan bilow ilaa dhamaad

Wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen.wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray xaalad ada...
26/03/2024

Wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen.

wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray xaalad adag mana eheen mid hadli kara.
Dhalinyaradii booqashada ugu tagay waxey dhinacyada ka fadhiisteen bukaankii oo sariirta saaran, bukaankii ayaa warqad agtiisa tiilay inta soo qabsaday ku qoray qoraal wuxuuna u dhiibay mid asxaabtiisa. Saaxiibkii isna warqada ma aqrine jeebka ayuu horay usii gashtay.

Daqiiqado yar kadib waxaa dhintay yarkii xanuunsanaa, saaxiibkii warqada loo dhiibay ayaa warqadii jeebka kasoo bixiyay si uu u ogaado waxa warqada ku qoran iyo in saaxiibkiis uu dardaaran u qoray.

Warqada waxaa ku qornaa sidatan:
"Sxb ka dhaqaaq meesha, waxaad ku taagantahy tubada oxygenka ma neefsa karo waxaan ku dhawahay in aan dhinto ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”.

Dulucda sheekada:
Waligaa dib ha udhigin qoraal uu qof kuusoo qoray ama wicitaanada taleefanka sababtoo ah waqtigaas la taaganyahy in jawaabtaada muhiim tahay ayaa laga yaabaa.

26/03/2024
Ugu Danbeyn tartankii koob ramadankii ee lass-Macan ka socday waxa isku soo hadhay Labada koox ee kala ah Fc katabuuyo v...
26/03/2024

Ugu Danbeyn tartankii koob ramadankii ee lass-Macan ka socday waxa isku soo hadhay Labada koox ee kala ah

Fc katabuuyo vs fc DaggaN

Oo maanta oo salasa ah wada ciyaari doonaan

Iyaad islee dahay K**a danbeysta (koobka) uu qaadi doona

Hambalyo: Cabdullahi Caliyow Jaarso oo ka socday Gobolka Daawoโ€ ayaa ku guulaystay tartanka kaalinta 1aad Tartanka Qur'a...
20/03/2024

Hambalyo: Cabdullahi Caliyow Jaarso oo ka socday Gobolka Daawoโ€ ayaa ku guulaystay tartanka kaalinta 1aad Tartanka Qur'aanka Kariimka ah ee Deegaanka kuna guulaysatya abaal marin 500,000 oo birr.

Waxaan sidaas ku soo dhamaaday Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka ah deegaanka oo Jigjiga ka socday. Intaan kitaabka Alle koryeelo een ku dhaqano ayunbuu Alle ina karaamayn.

Mashalah Hambalyo.

Haddii aad ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ku sa ๐ฌ๐š๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ, salaada subaxna Tukatatay, illahah umahad naq oo dheh ๐€๐ฅ๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐š๐š๐ก!Qaar badan ayaa ...
13/03/2024

Haddii aad ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ku sa ๐ฌ๐š๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ, salaada subaxna Tukatatay, illahah umahad naq oo dheh ๐€๐ฅ๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐š๐š๐ก!

Qaar badan ayaa xalay ๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฒ๐จ๐จ๐๐ž๐ž๐ง , qaar badan ma ayna soo toosin, hadii aad caafimaad ku soo toostay dadbadan yaa xanuun la soo toosay.

Alle ha caafiyo inta xanuunsan, inta dhimatayna illhay ha u naxriisto.

๐€๐ฅ๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐š๐š๐ก!

Dakir Mousa.

Sadaqadu, ama "Sadaqah," waxay diinta Islaamka ku leedahay meel gaar ah, iyada oo xoogga saaraysa muhiimadda naxariista,...
12/03/2024

Sadaqadu, ama "Sadaqah," waxay diinta Islaamka ku leedahay meel gaar ah, iyada oo xoogga saaraysa muhiimadda naxariista, deeqsinimada, iyo caawinta kuwa baahan. Marka laga soo tago Zakada waajibka ah, Muslimiinta waxaa lagu dhiirigelinayaa in ay sameeyaan sadaqo iskaa wax u qabso ah oo ay ku nadiifinayaan hantidooda iyo ka qayb qaadashada wanaagga bulshada.

Quraanku waxa uu ina xasuusinayaa abaalka wayn ee ay leedahay sadaqada, isaga oo yidhi, โ€œKuwa ku bixiya xoolahooda Jidka Alle waxa uu la mid yahay hadhuudh ka soo baxay toddobo sabuul, sabuul kastana waxa ku jira boqol xabbo, saas darteed. Eebbana wuu badiyaa camalka cidduu doonoโ€ (Quran 2:261).

Nebi Muxamed (NNKH) waxa kale oo uu iftiimiyay muhiimadda ay leedahay sadaqada, isaga oo yidhi โ€œMuโ€™minka hadhkiisu maalinta qiyaame waxa u noqon doona sadaqo uu leeyahayโ€ (Al-Tirmidhi).

Ku lug yeelashada falalka samafalka kaliya k**a faa'iidayso kuwa baahan laakiin sidoo kale waxay nadiifisaa qalbiyadeena, kobcinta dareenka mahadnaqa iyo dareenka. Muslimiin ahaan, aan ku dadaalno in aan sadaqada ka dhigno qayb joogta ah oo nolosheenna ka mid ah, annagoo u aqoonsanno in ay tahay waddo aan ugu dhowaanno Alle iyo in ay saameyn togan ku yeelato dunida inagu xeeran.

Bari waa 1da ramadaan dalka sucuudiga ayaa laga arkay bisha 11/03/2014 oo kubeegan Maalinta bari ah waa 01/09/1445
10/03/2024

Bari waa 1da ramadaan dalka sucuudiga ayaa laga arkay bisha
11/03/2014 oo kubeegan
Maalinta bari ah waa 01/09/1445

Hambalyo hambalyo hambalyo
07/03/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo

Madaxa xafiiska caafimaad marwo Degan Ibrahim Diiriye ayaa Qado sharafeed  ku CASUUNTAY kooxda kubada cagta degmada aysh...
06/03/2024

Madaxa xafiiska caafimaad marwo Degan Ibrahim Diiriye ayaa Qado sharafeed ku CASUUNTAY kooxda kubada cagta degmada ayshaca oo soo gaadhey FINAL, wll waadku mahadsantahay sida aad udhiirigalinayso kooxda Marwalba

Waxan bogaadinaynaa dhamaan cidkasta kasooqayb qaadatay ina kooxdu ay heerkansoo gaadho

1- Macalinka kooxda HUSEIN ISMACIL BOQORE
Oo ah maskaxda kadambaysa inay kooxdu soo gaadho ilaa heerkan [FINAL] isagoo kashaqeeyay midnimada gudaha ee kooxda si khibradaysana umamulayay jawiga ciyaaraha waxan leeyahay HAMBALYO MACALIN inta dhimana guulban kuu rajaynayaa

2 kabtanka kooxda MUSTAFE CADAWE AMARE (Haybe) oo si an caadi ahayn umamulayay kooxda inta ay garoonka kujiraan
Isaga oo xidhiidh wanagsan lasamaynayay garsooraha kuna dhirgalinayay kooxdiisa inay ka fogaadaan waxyaabaha keeni kara caqabad kadhalata gudaha garoonka madaama martilanoogu yahay degmada garoonkeeda
Waxaanan leeyahay wll si gaara ayan kuu bogaadinayaa adi yo kooxdada
Waxad kor ugu qaaday MAGACA degmadada maskaxdada iyo muruqaga labadaba

3- duqa magaalada mudane jabane oo gcan ka gaystay sidii ay kooxdu kor ugu qaadilahayd magaca degmada una hanan lahayd koobka isaga oo utaagan ila hadda sidi ay kooxdu unoqon lahaydmid hanata koobta walibaa si qurux badan isaga oo usamaynaya koogda dhiirigalinta ubadan una huraya dedaalkiisa inta ugubadan waxan leyahay waad gudatay wajibaadkaga wadaninimadada

4- taageerayaasha oo si ilbaxnimo leh utagerayay xogdooda iyagoon samaynin wax rabshad iyo isjiidjiid ah iyagoo laga sheeganaynin wax eed ahna si farxadleh kusoo gadhsiiyay wiilashooda FINAL idinkana HAMBALYO ayan nileyahay dhamaantiin GUUL ayanu sugaynaa

* Si Guud kooxda wx urajaynayaa GUUL anigoo leh
Waxad muujiseen wllnimo iyo ilbaxnimo dhaman degmooyinkii martida inoogu ahaa kaqaybgalka koobka waxaanad kor uqaadeen magaca DEGMADEENA DA'Da waynleh waad mudantihiin inaad halkan soogaadhaan Inta dambana guul ayaan idiin rajaynayaa kooxdeenii

W/Q wll zakir.

05/03/2024

Full time 0:0 biki
Lasoco penalty

05/03/2024

Half time
Daymeed 0:0 biki

Ciyaar dhiiga iyo dhuuxaba la saydhayo ayaa kadhicidoonta garoonka kubada cagta ee deg/ayshacaHadii aaad garoonka ka maq...
03/03/2024

Ciyaar dhiiga iyo dhuuxaba la saydhayo ayaa kadhicidoonta garoonka kubada cagta ee deg/ayshaca

Hadii aaad garoonka ka maqantahay waxaad nagala soconkartaa si live ah
WARCAD MEDIA

Yaad Taaageeraysaa adigu daawade

03/03/2024

Gota biki ayaa iyadna iska xaadirisay afar dhamaad tartanka degmooyinka gobolka sitti

03/03/2024

Gota biki 2:0 dhuunyar
Dhuunyar waala jafayaa

Maa'ayso iyo afdam Half time eber iyo eber
02/03/2024

Maa'ayso iyo afdam
Half time eber iyo eber

Degmada daymeed ayaa iska xaadirisay 4 dhaamdka tartanka degmooyinka  ee gobolka sitti
02/03/2024

Degmada daymeed ayaa iska xaadirisay 4 dhaamdka tartanka degmooyinka ee gobolka sitti

02/03/2024

Nagala soco WARCAD MEDIA

02/03/2024

Full time
Dambal 0:0 daymed

Penalty ayan lasoconayna

Half time Dambal 0:0 daymed
02/03/2024

Half time
Dambal 0:0 daymed

Waxa Hada bilamateey ciyaarta saka Dhex Mareysa danbal & deymed
02/03/2024

Waxa Hada bilamateey ciyaarta saka Dhex Mareysa danbal & deymed

01/03/2024

Waxaa maalgaliyay WARANBOOB 2 PHARMACY
SAADALI OO KUGUULAYSO
DANBAL VS DAYMEED
Waa inad fulisaa shurudahan
1.page folow dheh
2.like dheh
3.share dheh
NATIJADA WAXAN SHEGAYNA HABEN DANBE
KU XIDNOW WARCAD MEDIA

Ciyaarta subaxa       dambal vs daymeed                                       Saacada 8:30 Yaad isleedahay waxay noqon d...
01/03/2024

Ciyaarta subaxa dambal vs daymeed
Saacada 8:30

Yaad isleedahay waxay noqon doonan kuwa afraad eela sabootiyo

Hadad joogto ayshaca kaalay oo daawade ka noqo Ciyaarta subaxa 8:30 Waxay ciyaar xiisoleh bari subaxa kadhicidoona garoo...
29/02/2024

Hadad joogto ayshaca kaalay oo daawade ka noqo
Ciyaarta subaxa 8:30
Waxay ciyaar xiisoleh bari subaxa kadhicidoona garoonka ayshaca ciyaartas oo udhaxaysa
Madaxafiisedada sportiga ee degmoyinka iyo mamulka degmada ayshaca
Sadaaliya ciyaartan yaad isledihin way badaniyaan

Address

Addis Ababa
2816

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daakir mousa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daakir mousa:

Videos

Share

Category



You may also like