Abdurahman Haji Adow

Abdurahman Haji Adow Marweliba Ilaahey aan ka cabsanno yaanan ku kadsoomin aduunkan maalmaha ah. Aakhirada dheer ee na sugeysa aan marwalba u diyaar garowno.

Allaha idin barakeeyo saaxibbayaal.

JIMCA WANAAGSAN
21/06/2024

JIMCA WANAAGSAN

17/06/2024
Fikirkaaga ka dhiibo, sax mise khalad?
16/06/2024

Fikirkaaga ka dhiibo, sax mise khalad?

EID MUBAARAK EHEL IYO SAAXIB
15/06/2024

EID MUBAARAK EHEL IYO SAAXIB

23/05/2024

የጂግጂጋ መብራት መጥፋት አሁንስ አንገሸገሸን ለማን አቤት እንበል??? ኤጭ በዛ በቀን ከ5 ግዜ በላይ ማጥፋት???

23/05/2024

Korontada Jigjiga yaan uga dacwoonnaa sida si maahee, weyba ka dareen runtii!!!

Xaasidnimadu waa cudur maskaxda ku dhaca oo aqoon yari ka eoo billowda !
20/04/2024

Xaasidnimadu waa cudur maskaxda ku dhaca oo aqoon yari ka eoo billowda !

24/02/2024

Mid ka mid ah, macallimiinta wax ka dhiga Jaamacad ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa ardaydiisa oo ka koobnayd heerarka aqoonta ee kala duwan ( Degree, Master iyo PHD) u qorey warqad uu kaga warramayo xaaladda kulliyadda uu dhigo ee jaamacadda Koonfur Afrika.

Professorka ayaa kelmadahan ku qoray warqadiisa: ” Burburka ummaduhu uma baahna atoomik Bam ( Nuyukliyer) iyo gantaalaha riddada dheer oo lagu baabayo.

Laakiin ogow waxa lagu baabi'in karaa in hoos-u-dhac lagu sameeyo tayada waxbarasho iyo manhajka dalka, ardaydana loo ogolaado in imtixaanka ay eegtaan ama qishaan.

Arinkaasi ayaa suuro-gelinaya in qofkii bukey uu ku hoos dhinto dhakhtar ku soo baasey Qish, dhismaha guryuhuna ku dumaan Engineer aqoon lahayn oo ku soo gudbay Qish, hantiduna ku lunto xisaabiye, Qish ku yimi.

Ixtiraamka Aadminimo iyo caddaaladduna ku dayacanto garsoore isna aqoon sharci aan lahayn, balse ku soo gudbay Qish.

Intaasi marka ay dhacdo waxa Jahligu ku fidiyaa Caqliyada dhallinyarada, kaas oo uu gaarsiinaya macallin isaga laftiisuna ku soo gudbay Qish”.

Burburka tacliintu waa Burburka ummadda.

Xigasho : Abdullahi Colombo

21/01/2024
Diyaarad rakaab ah oo ay leedahay shrkadda Ethiopia Airline oo ka kicitintay Addis Ababa kuna sii jeedday magaalada Maqa...
18/01/2024

Diyaarad rakaab ah oo ay leedahay shrkadda Ethiopia Airline oo ka kicitintay Addis Ababa kuna sii jeedday magaalada Maqale ayaa shil ku gashay garoonka Alula aba nagga ee Maqale inaksta oo shilkaasi rakaabki diyaaradda saarnaa ay waxba ku noqon. Shilkaasi oo dhacay maanta abbaara 2-da duhurnino ayaa la sheegay inuu sababay cillad ku timid isteerinka diyaaradda.

Xigasho: Ethiopian Airlines

Waa masjidka Jaamica ee Jigjiga oo gabi ahaantiiba si cusub loo dhisay, kharashka guud ee dhismahana uu bixiyey maalqabe...
16/01/2024

Waa masjidka Jaamica ee Jigjiga oo gabi ahaantiiba si cusub loo dhisay, kharashka guud ee dhismahana uu bixiyey maalqabeen ahl-ukheyr ah Maashaa-Allah.

በአዲስ መልክ የተገነባው የጅግጅጋ ጃሚኣ መስጊድ ሙሉ ወጪዉ በአንድ ባለሀብት የተሸፈነ ማሻአላህ።

12/01/2024

ጭር ስል
አልወድም!!!

Address

Ethopia
Addis Ababa
251

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdurahman Haji Adow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category