Rabiic mohamed galaydh

Rabiic mohamed galaydh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rabiic mohamed galaydh, Digital creator, Addis Ababa.

اللهم صل على محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
07/09/2023

اللهم صل على محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

05/09/2023
05/09/2023
05/09/2023

Guddiga dhaqaalo-uruurinta taywaankii gubtay ee magaalada Jigjiga ayaa billaabay bixinta lacagihii deeqaha ahaa ee ka soo gaadhay dal iyo dibadba ee loogu xoolo-celinayay ganacsatadii ay hantidu kaga gubatay suuqii taywaanka ee magaalada Jigjiga.

Guddiga ayaana sheegay inay lacagaha lasoo uruuriyay laba qaybood u kala qaadeen, qayb loogu dhisayo meherado ay ku ganacsadaan iyo qayb ay lacag ahaan ku siinayaan si ay ugu safradaan.

Guddigan lacagaha bixinayay ayaa marinayay ganacsatada nidaam lagu xaqiijinayo laguna hubinayo hantida uu qof kasta sheegtay, iyada oo la dhaarinayo qof kasta oo ay wax ka maqan yihiin si loo hubiyo hantida uu sheeganayo.

04/09/2023

War saaka bal lasacaano kawarama

30/08/2023

Asc asxaabta

18/05/2023

in maamulka danood aydhahan misaaniyada dagmada gole wuxuu kuleyahay 80.000 santarada qaarna hal malyan
Canshuurtana bal waan egidonaa

12/05/2022
06/01/2022
02/01/2022
26/12/2021
23/12/2021
21/12/2021

Digital creator

21/12/2021

Kkkkkk

21/12/2021

Hanbalyo

21/12/2021

War dag dag ah waxaa lasheegayaa in hada ay wali xabadi kasocoto magalada boosaaso ilahay hakala qabojiyo

30/09/2021

OMG , it's Working 70220106

Address

Addis Ababa
JIGJIGA

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+251915094082

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rabiic mohamed galaydh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share