Nunow Academy

Nunow Academy Nunow Academy

31/05/2024

VIRAL THUMBNAIL | SIDA LOO SAMEEYO THUMBNAIL QURUX BADAN DADKA SOO JIIDANAYO.

25/05/2024

cajiib. ustaad muhyadiin waan qof leh awooda hadal-jedinta.
waa qof muddan in aay bulshadu ka faaideysato, xigmadaha iyo aqoonta maskaxed ee ka muuqata.

maanta waxaynu gaarnay 10 kun oo qofod dhanka youtube-ka. run ahanti, ka shaqsi ahan farxad wayn ayay itahay in dedalkey...
16/04/2024

maanta waxaynu gaarnay 10 kun oo qofod dhanka youtube-ka. run ahanti, ka shaqsi ahan farxad wayn ayay itahay in dedalkeygu halka gaadho, oo aan 10k oo qofod ha meel isugu keno. markii an bilabayay waxan islaha, waxa yar ee aad taqano dadkaga gaarsi oo la wadaag, sanad iyo bar kedib aniga wax baddan bartay dad iyo aqoon kaleba.

Waxaa xusid muddan in aan hal maalin chanelkeyga dad gaarsin(shout out) unan qof caan ah u sameynin, ee an dedalkeyga intan ku kenay. youtube oo aad subscribe ka hesha, adbay uga dhib badan tahay meelaha kale, halkan qof qanacadisa ayu kugu saaray,hadii kalena wuu iska tagaya.

Inta kadib waxan mahadsanid leyahay saxibada igu xidhan ee halka i garsiyay, qasatana kuwa igu dhow, o malmihi aan bilabayayba i aaminay. waxa kalon mahadsanid leyahay Muntaha Hassen Tayib oo ah qofka kaliya ee codkisa chanalkeyga laga dhex maqlay, 2 muqalna ku leh, marka aniga laiga yimado.

Afqalalan idin kagama tagayo, ee waxan sinaya 1000 birr, qofka ka dhex dorta 1-30 hal lanbar oo ku dhex jira, kaso ku guleysan doona kunka riyaal. (yacni hal lanbar o ku dhex jira 1-30) qofka qora ayaana qadan doona lacagta.

Sharuuda
- waa inaad itoobiya joogta
-chanelka subscribe sarta
- post share dhahdaa
-lanbarkana so qortaa. (24 saac keliya weye)

Nasiib wacan, mahadsanidiin.

https://youtube.com/?si=VwgZ6kdkTT-Dmhql

14/01/2024
17/12/2023

Sadaxdaan xirafadood xoogga Saar 2024 ta.

06/12/2023

hooyo si dagan oo qurux badan u turjumeysa kalaamka ilaahey.

Share

26/11/2023

its open for you.

Ma Jiraa cilmi aan ahayn ka aad hadda baratay, oo aad Jeclaan Laheyd inaad barato? Aan iska bilaabo, anigu waxaan Jeclaa...
19/11/2023

Ma Jiraa cilmi aan ahayn ka aad hadda baratay, oo aad Jeclaan Laheyd inaad barato?

Aan iska bilaabo, anigu waxaan Jeclaan Lahaa inaan barto cilmiga Xidigiska(astronomy).

Astronomy waxaa loo yaqaanaa cilmiga u heellan daraasaadka jihooyinka samada ee koonka sida: xiddigaha, meerayaasha, dayaxyada, majaajilada, meteorites, galaxies iyo dhammaan walxaha is-dhex-galka ah, iyoiyo dhaqdhaqaaqoda.

Adigu maxaad Jeclaan Laheyd inaad barato, sababtana noo raaci?

19/11/2023

sidee ku heli kartaa facebook flowers baddan ? daawo muuqalka.

18/11/2023

Nolasha sidii h**e ma ahan, cilmigana kii h**e ma ahan. Maalin kasta waxaay si maalinla ah isu update gareeya cilmiga aaynu Jamacadda kuso baranay. tusaale, qofka IT-ga, computer-ka iyo software engineering-ka bartay, maanta wixii uu bartay 5 sano ka hor waay is badaleen.
hadii aan hal dhinac ka fiiriyo, waqtigi h**e Waxad ubaahneyd inaad xooga saarto application sameynta(app development) luuqadahiisana waajib ayay kugu aheyd inaad daba iyo dacal wada barato. maanta waxaad ubahantahay keliya inaad syntax(wadada) barato, waayo wax kasta waxaa ku sameynaya Artificial intelligence (Garaadka macmalka ah).

sidaa daradeed ka war qab, wixii aad baratay inaay is Badaleen iyo in kale.

Yaan laga tagin.

10/11/2023

Qofkii Hal mar igu saliya, ilahey swt ayaa 10 mar ku saliya.

Nabi Muxamad, Calayhi Salatu Wa salaam.

Habeen Wanagsan saxibyaaal
09/11/2023

Habeen Wanagsan saxibyaaal

Adresse

78132
Düsseldorf
74177

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Nunow Academy erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Nunow Academy senden:

Videos

Teilen

Medienfirmen in der Nähe