Afkalahaye media

Afkalahaye media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afkalahaye media, Victoria, Victoria, BC.

Musharax xildhiban golaha deganka degmada Bosaso Ahmed Mahamed Hassan oo ka sharaxan urur siyaasadeedka Kaah ayaa shaaci...
05/03/2023

Musharax xildhiban golaha deganka degmada Bosaso Ahmed Mahamed Hassan oo ka sharaxan urur siyaasadeedka Kaah ayaa shaaciyey inay tageerayashiisa ee xafada ex ridwaan 26 june ay diyaar yihiin ayna sugayan 25 may iyo dorashada qof iyo cod.

04/30/2023

BURAANBUR
MUSHARAX XILDHIBAN GOLAHA DEGANKA DEGMADA BOSASO AHMED MAHAMED HASSAN EE KA SHARAXAN URUR SIYAASADEEDKA KAAH XAFADA EX RIDWAAN 26 JUNE

04/24/2023

Maamo kamida maamoyinka xafada ex ridwaan 26 june oo buraanbur ku amantay musharax xildhiban golaha deganka degmada Bosaso
Ahmed Mahamed Hassan(Wadani)
Oo kamida aqonyahanka gobolka Bari

Qaybta 2aad sawiro Musharax xildhiban golaha deganka degmada bosaso Ahmed Mahamed Hassan (wadani)  aya ka qayb galay gab...
04/22/2023

Qaybta 2aad sawiro
Musharax xildhiban golaha deganka degmada bosaso Ahmed Mahamed Hassan (wadani) aya ka qayb galay gabagabada koobka ramadanka xaafada ex- ridwaan 26 june

04/22/2023

Musharax xildhiban golaha deganka degmada bosaso Ahmed Mahamed Hasan aya ka qayb galay soo xiritaanka koobka ramadanka xafada ex ridwaan 26 june oo ay soo qaban qabiyeen dhalinyarada xaafadu.

Musharax xildhiban golaha deeganka degmada bosaso Ahmed Mahamed Xassan aya umada somaliyed ugu hanbalyeeyey ciida bari a...
04/20/2023

Musharax xildhiban golaha deeganka degmada bosaso Ahmed Mahamed Xassan aya umada somaliyed ugu hanbalyeeyey ciida bari ah

01/11/2023

MUSHARAXA GUDOMIYAHA GOBOLKA GARDAFUU AHMED WADANI OO KA HADLAY ISDIWANGALINTA DORASHOYINKA IYO XUDUDA MAGALADA XAABO EE GOBOLKA GARDAFUU

DAAWO

Musharaxa gudomiyaha gobolka gardafuu Ahmed Mahamed Hassan (wadani) ayaa ugu baqay dadka rer gardafuu inay is diwangaliy...
01/10/2023

Musharaxa gudomiyaha gobolka gardafuu Ahmed Mahamed Hassan (wadani) ayaa ugu baqay dadka rer gardafuu inay is diwangaliyaan si codkoda ay ugu ciil baxaan

daawo waraysi dhamaystiran gor dhow

12/17/2021

goormaa kuugu danbaysay fanaanka wayn ee caanka ah jaylaani abuukar jeey oo lagu yaqano albumka sirmaqabe

XAQUUQDA VEDIOGA ASTAAN

03/30/2021

warka Afkalahaye media fadlan like saar page hadaad nagu cusubtahay

03/27/2021

wararki ciyaaraha kadaawo Afkalahaye media fadlan like saar

03/27/2021

warka Afkalahaye media fadlan nagusoo biir si aad ula socoto wararka iyo kuwa ciyaaraha

03/27/2021

warka caawa iyo afkalahaye media fadlan like saar bageka si ula socoto wararka iyo kuwa ciyaaraha

03/26/2021

DADKA REER ALUULA AYAA KA CABANAYA FATAHAAD BADU AY KU SAMAYSAY TAASOO SANADIHII LASOO DHAAFAY AY BAAQ UDIRAYEEN HAYADAHA KA HOWL GALA SOMALIAYA.

Shacabka ummada soomaliyeed waxay taageersanyihiin jaale maxamed c.laahi farmaajo oo hada mudo xileedkiisii dhamaday.Mee...
02/16/2021

Shacabka ummada soomaliyeed waxay taageersanyihiin jaale maxamed c.laahi farmaajo oo hada mudo xileedkiisii dhamaday.
Meelkasta waxa kasocda mudaharaad lagu tageeryo madaxwaynaha dalka

Adiga fikirkada sidee kula tahay MADAXWAYNE farmaajo xilka masii haynaya ?

02/16/2021

FADLAN BOOQO BARTA YOUTUPEKA AN KU LEENAHAY EE AFKALAHAYE CHANEL TV WAXAD KU DAWAN DOONTAA WARAR KU XIISA GALIYA.

SHARE, COMMENT AND LIKE WAA DHANKIINA
HANA ILAAWINA INAAD SUBSCRIBE SAARTAAN CHANELKA

MAHADSANIDIIN

02/09/2021

BURAANBUB SAHRA JAAMAC MAXAMED (GOOGOOYE) NABAD IYO NOLOL

FARMAAJOW MADAXWAYNE MUXUBAANU KUU QABNAA
FARMAAJOW MADAXWAYNE WALIGAA MASUUL AHOW

BURANBUR DHINACYO BADAN TABANAYA

FADLAN SHARE
LIKE
COMMENT

MAHADSANIDIIN

02/04/2021

Musharaxa gudomiyaha gobolka garadafuu Ahmed mahamed Hassan (waddani) ayaa u hanbalyeeyey dhaman xildhibanada lamagacraabay ee puntland.
Waxana wax ka waydiinay Meesha ay ku danbaysay lacag ururintii wadada lafa goray oo meelay ku danbaysaysay aan lasheegin wuxuu yiri isagoo kagabsanaya:
(Iga rali hada bahda afkalahaye media Su aasha waxay ku fiicantahay inaad waydiisaan cida ay munaasab ku tahay oo wax ka og arintaa iyada ah.)
Musharaxa ayaa ku Dhiiran qabashada xilka gudoomiyaha isagoo doonaya in gobolka uu helo xuquuqda uu leeyahay

safiirkii kenya mar hadii figoof layiri waa eraydii iyo codkii sahra googooye waa buraanbur qiima leh viva nabad iyo nol...
12/01/2020

safiirkii kenya mar hadii figoof layiri
waa eraydii iyo codkii sahra googooye
waa buraanbur qiima leh viva nabad iyo nolol
shere iyo comment

11/30/2020

waa buraanburkii qaaliga ahaa iyo codkii dahabiga ahaa ee sahro googooye ay kaga hadashay xiriir u jarista kenya

Safiirkii kenya mar hadii figoof layiri
wah wah wah fadlan shere dheha

11/25/2020

fadlan ku xirnow afkalahaye media oo aad ka heli karto warar xaqiiqa ah
follow dheh, share iyo like tana hanagala bakhaylin say dhiiri galin noogu noqdaan

11/25/2020

xaalada degmoyinka bareeda, aluula iyo murcanyo ayaa saaka dib isgaarsiinta u helay laakiin ilaa iyo hada lama xaqiijin khasaaraha nafeed iyo mida xoolaha ee ay gaysteen roobabku.
dad ku sugan caasimada aluula ayaa sheegay in guud ahaanba ay xaaladu saaka caadi tahay.

wixii soo kordha dib ayaa idiinka sheegi doonaa

soomaliland oo lagu qabtay baroordiiq ciidamadii ingiriiska ee ku dhintay dagalkii 2aad ee dunida
11/19/2020

soomaliland oo lagu qabtay baroordiiq ciidamadii ingiriiska ee ku dhintay dagalkii 2aad ee dunida

06/20/2020

xildhiban firimbi oo maanta lasoo afjary kadib markii lagu buuqay khudbadiisii maanta

musharax gudoomiye gobolka gardafuu oo laxiriirnay si aan uwaydiino xaalada gobolka gardafuu uu haatan marayo ayanan Jaw...
06/19/2020

musharax gudoomiye gobolka gardafuu oo laxiriirnay si aan uwaydiino xaalada gobolka gardafuu uu haatan marayo ayanan Jawab ka helin kadib markii uu telka qaban wayey lkn waxan ku dadalayna inanu layeelano waraysi maqal iyo muuqaala oo dhinacyo badan ka taabanaya xaalada gobolka gardafuu.

fadlan si aad ula socoto like shere and comment noogu reeb fikirkiina.

mahadsanidiin

06/18/2020

madaxwaynaha somaliland oo dib ugusoo laabtay hargaysa iyo khudbadii uu jeediyey
fadlan hadaa ku cusubtahay like saar sherena dheh comment hoos noogu Reeb wixii talo ah

Shurka kasocda dalka  Djibouti malays dhihikaraa soomaliya iyo somaliland way ku midoobayaan iyadoo aan ognahay in madax...
06/15/2020

Shurka kasocda dalka Djibouti malays dhihikaraa soomaliya iyo somaliland way ku midoobayaan iyadoo aan ognahay in madaxwaynaha dowlada iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee somaliland muse bixi uu markasta soo hadal qaado xasuuqii dowlada dhexe.
fikirkiina noogu reeba commentiga

mahadsanidiin

06/15/2020

WARAYSIGII AAN LAYEELANAY MUSHARAX GUDOMIYE GOBOLKA GARDAFUU PRO AHMED MAHAMED HASSAN WADDANI

06/13/2020

dhamaan asxabta kusoo dhawaada afkalahaye media fadlan like shere iyo comment haka ilaawina

06/13/2020

KUSO DHAWAADA AFKALAHAYE MEDIA FADLAN LIKE IYO SHERTA HA ILAAWIN

06/13/2020

MAAMA SAHRA GOOGOOYE OO SOO GUDBISAY BURAANBUR AY KU TAAGEERAYSO MD FARMAJO

03/01/2020

gobolka gardafuu waxaa soo wajahday cabsi laga qabo cudurka carona virus in uu uga soo gudbo dalka iiraan madama ay ka kaluumaystaan xeebaha gardafuu

Address

Victoria
Victoria, BC
V8W

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afkalahaye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies



You may also like