Bukhaari channel

Bukhaari channel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bukhaari channel, Broadcasting & media production company, Johannesburg.

05/12/2023

Dhalinyarada jeegada xiirata hadday ayaga maskaxdooda ka damci lahaayeen iney sidaan u jartaan shaking kuma jiro waxay ahaan lahayd....

Sh cali nuur

06/11/2023

3 ka mid ah dumarka ehlu naarka

Sh saalax mucallim cabdullahi

22/10/2023

Naxariistii nabigeena scw

Sh abuukar xasan maalin

22/10/2023

Baaq & Waano kusocota Culumada Ahlusunnah Wal-Jamaaca - Al-Calaamah Sh. Muxyidiin Xassan Ayaanle

02/10/2023

Taariikhda aabaha wahaabiyada
maxamed binu cabdi wahaab

01/10/2023

Cayniya qasiido aad u macaan

01/10/2023

Xuska dhalashada Nabi Muxamed ( N,N,K,H ) oo Gaalkacyo laga qabtay’

01/10/2023

Aaska Allaha U Naxariistee Shiikh Cabdi Qani
Shiikh Shiikh yuusuf Shiikh Ibraahim
oo Maanta lagu Aasay Magaalada Huurshe Ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud

Tabiye Seyid Omar Abdi Osmaan
Muuqaalkaan Sii Share Gareey Una Duceey Shiikha

30/09/2023

Sheekh Maxamud Aw Cabdulle Cariif iyo mashaaiq kale ayaa Masjidka Cowska ee suuqa Bakaaraha uga qeybgalay munaasabad lagu weyneynayey dhalashada xabiibkeena Muxamed NNKH.

30/09/2023

صل يارب على طه النبي. مع سلام مابدابدر سرى
Waa Qayb Kamida Maadixiinta Jamaacada Sh Abdi Maxamuud Magaalada Dhuusamareeb ١٢ريبع الأول

Almadix Zakariye Tarabi

30/09/2023

Masha allah

30/09/2023

Qasiido nabi amaan

30/09/2023

محمد بشر لا كالبشر بل هو ياقوت بين الحجر
Nabi amaan aad u macaan

30/09/2023

Muunasabad lagu xusaayey Dhalashada Rasuulka S.C.W oo Maanta lagu qabtay Degmada Balcad.

30/09/2023

Xuska dhalashada nabiga NNKH ayaa lagu qabtay Magaalada Xuddur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

28/09/2023

Qaabka dharka loo daahiriyo markii la dhaqayo iyo qaladaadka la sameeyo xiliga dadku ay dharka daahirinayaan

sh maxamuud dheere

28/09/2023

Haddii uusan qalbigaadu qalanlayn xadiiskaan daliil hakuugu filnaado:>sh saalax mucalim cabdullahi

28/09/2023

Banaabax lagu weynaynayay dhalashada Nabigeena NNKH oo ay Soo Agaasintay Jamaacada Xaaji Yuusuf ayaa maanta lagu Qabtay Magalada Muqdisho.

28/09/2023


Xaflad Lagu Weynaynayo Dhalashada Xabiibkeena Muxamed NNKH Ayaa Lagu Qabtay Masjidka Weyn Sh Abdi Maxamuud Magaalada DHUUSAMAREEB

28/09/2023

Sheekh Cabdi risaaq Sheekh Cali "Car hala iikeeno nin 40 sano jira oo dugsigii Qur'aanka uu kusoo bartay,nabiga laga xusi jirin aan laga Digrin jirin"

27/09/2023

Mowliidka rasuulka ruuxaan ku farxayn kaasi waa fogaadew yuusan nafidnayn masha allah

Warbaahin diineedka Bukhaari channel waxa ay kula wadaagaysaa farxadda maalinta 12aad ee bishan mowliid ee ah maalintii ...
27/09/2023

Warbaahin diineedka Bukhaari channel waxa ay kula wadaagaysaa farxadda maalinta 12aad ee bishan mowliid ee ah maalintii uu dhashay nabigeena muxamad scw bishaan bisheeda kale bash bash iyo barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo
Aamiin

27/09/2023

Waxaa Caawo Inagu Fooleh Hamiinkii Dhalashada Xabiibkeena Muxamed NNKH Waxayna kubeegan Tahay 12ربيع الأول

26/09/2023

Sida saxaabadu ay nabiga scw u jeclaayeen
2 qiso oo cajiib

Sh saalax mucallim cabdullahi

Xaqiiq
26/09/2023

Xaqiiq

26/09/2023

Sheikh Abdi Wali Xaaji Diiriye Oo Kasheekaynaya Jacaylka Nabigeena muxamed NNKH iyo Waxyaabaha Lagu Gaaro Jaceylka Nabiga Scw

wll

26/09/2023

Qasiido nabi amaan oo aad u macaan

26/09/2023

Waa baadil qaacidada odhanaysa; Mawliidku Nebigu ﷺ haddii uu Khayr leeyahay saxaabadii ayaa samayn lahayd!" — Axmed Yaasiin SH.Cali Ayaanle

26/09/2023

يارب صل على من. حازالفخار وجاها

AlmaadixShaafici Daahir

26/09/2023

Koox maadixiin Ah مدرسة الإمام البخاري
Ee Caasimada Galmudug Dhuusamareeb

wll

17/09/2023

Haddii mowliidka nabiga scw yahay danbi waa danbi aanan ka towbad keeni doonin

Sh saalax mucallim cabdullaahi

Bishii mowliid ayaan dhawaan bilan doonta  nabad allah nagu gaarsiiyo.kheyrkeedana allah nawaafajiyo. kuwii nabigooda je...
15/09/2023

Bishii mowliid ayaan dhawaan bilan doonta nabad allah nagu gaarsiiyo.
kheyrkeedana allah nawaafajiyo.
kuwii nabigooda jeclaada oo magaciisa kor yeela allah naga yeelo.

Aami Aamin Aamiin

12/09/2023

Qasiido aad u macaan scw

10/09/2023

Aabaheed,walaalkeed iyo ninkeeda ayaa lagu dilay hal dagaal hadaba mxay dhahday haweeneydan ree ansaareed ka mid ahayd

Sh saalax mucalim cabdullahi

08/09/2023

10 qofkii saliga nabiga badiyo 10 karaamo ayaa ilaahey ku abaal mariyaa

Sh saalax mucalim cabdullahi

04/09/2023

Qofku markii uu xanuunsado sakaraatul mowtka .....

Sh nuuradiin xuurshow (warcadaaday)

02/09/2023

4-tiishimbir ee alle uu siiyay nabi ibraahim iyo sida ay ugu dhaqan egyihiin ragga .

Sh warcadaaday

16/08/2023

Habeenkii oo dhan maseexan waxa uu aqrinayay hal sadar cashir ah

Sh Abuukar xasan maalin

15/08/2023

Haddii gabar meher looga dhigo kitaab qur'aan aan lasheeginnuuca uu yahay maxaa ka waajibaayo

Sh calinuur ayaa inoo faaiideyn doona

Address

Johannesburg

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukhaari channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Broadcasting & media production in Johannesburg

Show All

You may also like