OGAAW Xafiiska Somalia:-0615630034, Xafiiska Somaliland:-063 8333347, Xafiiska Puntland:-0906777785. Welcome OGAAW.

Dhibaatooyinka ka dhasha ๐๐š๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š laysku ๐ง๐š๐š๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ iyo ๐›๐จ๐œ ๐›๐จ๐œ๐š ! buurnida oo ay la socdaan ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐จ, waxaa kaaga fiican...
12/11/2024

Dhibaatooyinka ka dhasha ๐๐š๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š laysku ๐ง๐š๐š๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ iyo ๐›๐จ๐œ ๐›๐จ๐œ๐š ! buurnida oo ay la socdaan ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐จ, waxaa kaaga fiican ๐œ๐š๐š๐ญ๐จ caafimaad leh.

11/30/2024

DEG DEG"Sheekh shariif oo banaanka keenay sir badanoo qarsooneed, sida Warqad laga qoray Xildhibaan Firinbi.

Jaamacad ku taal Jarmalka ayaa waxay daraasad ku sameeyen loโ€™da  habka islamka ay u qalaan, si ay u ogaadaan dariiqada a...
07/14/2024

Jaamacad ku taal Jarmalka ayaa waxay daraasad ku sameeyen loโ€™da habka islamka ay u qalaan, si ay u ogaadaan dariiqada ay ayaga u qalaan iyo mida islamka tee ugu xanuun iyo silic badan, markay qalaayen waxay maskaxda ka saareen EEG si loo ogaado xanuunka heerkiisa.

Markii la qalay 3da ilbiriqsi ee ugu h**eysey qalabka wax is bedel ah oo maskaxda ku dhacay ma muujinin taasina waxay u dhiganta xanuun ma dareemin, 3da ilbiriqsi ee ku xigo waxaa muuqatay neefka inuu suuxay sababtoo ah meeshii laga qalay ayaa dhiig fara badan ka baxay saas darteed maskaxda dhiig uma gudbin. 6 ilbiriqsi markay gaartay EEG ga wuu istaagay sababtoo ah neefkaba ma noola oo wuu dhintay. Waxaa la ogaaday neefka dariiqada islamka ay u qalaayaan inuu xanuun ku dareemeynin oo uu marna gelayo heer suuxid ka dibna suuxida intuu ku dhex jiro naftaba ka baxeyso.

Neefka marka la qalo, rafashada uu rafanaayo waxaa la moodaa, xanuun inuu ugu wacan yahay, taas ayadana waxaa la yiri waa nervaha, wadnaha wuxuu isku dayaa dhiiga inuu maskaxda u gudbiyo dhiigii maskaxda ma gaaraayo banaanka ayuu ku daadanaa. Intaasoo idil markay dhacaayan neefka dareeme ma lahan ogaalkana wuu ka maqan yahay Subxaanallah (Alle) naxariistiisa balaaranaaโœ๐Ÿฝ.

Catoosh & Faadumo Kaftan oo loo xiray Ashax-xumo,  Booliiska ayaa ku eedeeyay muuqaalo  fasahaad iney duubi jireen!Saldh...
07/13/2024

Catoosh & Faadumo Kaftan oo loo xiray Ashax-xumo,

Booliiska ayaa ku eedeeyay muuqaalo fasahaad iney duubi jireen!

Saldhiga Booliiska, Degmada Xamar jajab ayaa soo xiray.

Gabadha waa Carab wiilkana waa African arooskooda tiktok ayuu viral ka noqday, Dadka ugu badan ee comment ka bixiyay waa...
07/13/2024

Gabadha waa Carab wiilkana waa African arooskooda tiktok ayuu viral ka noqday,

Dadka ugu badan ee comment ka bixiyay waa gabdho Somali ah, iyagoo Soo qoraaya"Wiilka uma qalmo gabadha"iyo wax-yaabo kaloo la soo qaadan karin Anshax ahaan.

Hadeyba ayaga iscalmadeen,isna doorteen, miyeynan isku qalmin labadaan lamaane?

La yaabka waxaa ka mid ah Sucuudiga faanankooda ugu caansan waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdi, wadaadka ugu caansan ee Su...
07/13/2024

La yaabka waxaa ka mid ah Sucuudiga faanankooda ugu caansan waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdi, wadaadka ugu caansan ee Sucuudigana waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdi wahaab

Meesha Masar fanaankooda ugu caansan la yiraahdo Maxamed cabdi wahaab, wadaadkooda uga caansana la yiraahdo Maxamed cabdi.

Is rasaaseyn ayaa saaka ka dhacday gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, is rasaaseynta ayaa timid kaddib markii Maxaabiis k...
07/13/2024

Is rasaaseyn ayaa saaka ka dhacday gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, is rasaaseynta ayaa timid kaddib markii Maxaabiis ka mid ah kuwa ku jira Xabsiga ay heleen hub iyo bambooyin si qarsoodi ah loogu geeyay, waxaana ay la dagaalameen ilaalada xabsiga.

Wararka ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawac ka dhalatay shaqaaqada ka dhacday gudaha xabsiga dhexe, waxaana la soo warrinayaa in xaaladda ay hadda tahay mid degan.

Waa markii labaad oo xabsiga dhexe iska hor imaad uu ka dhaco, sanadkii 2020 ayay aheyd markii sidan oo kale maxaabiis ku jiray Xabsiga oo hub loogu qariyay raashin ay ka dhex dagaalameen xabsiga gudihiisa.

Sheekhaaleey, Ugaaska U Duceeya Jimca, Sii Baxeysa.
07/05/2024

Sheekhaaleey, Ugaaska U Duceeya Jimca, Sii Baxeysa.

War Dag Dag : Waxaa goordhow la xiray Ashraf oo caan ka ah baraha bulshada. Xabsiga ayaa ciidamada amniga u taxaabeenBaa...
07/05/2024

War Dag Dag : Waxaa goordhow la xiray Ashraf oo caan ka ah baraha bulshada. Xabsiga ayaa ciidamada amniga u taxaabeen

Baaritaano xoog leh ayaa ku socda. Waxaana lasoo bandhigi doonaa sababta loo xiray iyo baaritaanada ku socda waxey yihiin.

Wuxuu ku soo gali jiray Tiktok, kuna Soo shaac baxay โ€œHi Ashraf waayeโ€

Allaah U Naxariistee waxaa goordhaw magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Ugaaskii guud ee Beesha Reer Aw'Xasan Ugaas Mow...
06/30/2024

Allaah U Naxariistee waxaa goordhaw magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Ugaaskii guud ee Beesha Reer Aw'Xasan Ugaas Mowliid Ugaas Cabdullahi Ugaas Axmed oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed.

Ugaas Mowliid ayaa waxa uu u geeriyooday xanuun dhanka samabada ah oo hayay muddo dhowr bilood ah.

Waxaa la filayaa in Ugaaska lagu duugo magaalada Feerfeer halkaas oo ah halka aabihiis Ugaas Sheekh Cabdullahi iyo walaaladiis lagu duugay islamarkaana uu Ugaaska ku dardaarmay in lagu aaso.

Allaha U naxariistee Ugaaska ayaa si wayn looga jeclaa Gobolka Hiiraan iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.a

DEG DEG.Sheekh Saleh Al-Shaiba oo ahaa ninkii hayay furaha Kacbada ayaa geeriyooday.Salaadda Janaza ayaa maanta Fajarkii...
06/22/2024

DEG DEG.

Sheekh Saleh Al-Shaiba oo ahaa ninkii hayay furaha Kacbada ayaa geeriyooday.

Salaadda Janaza ayaa maanta Fajarkii/salaadda subax ka dib loogu tukaday Masjidka Xaramka, iyadoo lagu aasay Qabuuraha Al Muโ€™alla ee magaalada Makkah.

Xikmado wanaagsan Oo laga soo guuriyey dad-yowgii h**e ee caqliga iyo xikmadda xeeldheer lahaa: โคKa cab biyaha halka ay ...
06/03/2024

Xikmado wanaagsan Oo laga soo guuriyey dad-yowgii h**e ee caqliga iyo xikmadda xeeldheer lahaa: โค

Ka cab biyaha halka ay farduhu ka cabaan, waayo farduhu ma cabaan biyo qurmoon oo wasaq ah.

Sariirtaada dhigo halka bisadu seexato, waayo bisaduhu waxey jecel yihiin meel xasilan oo nabdoon.

Cun miraha ee dirxigu u taabtay balse aanu dhex gelin, waayo had iyo jeer dirxigu wuxuu raadiyaa miro bislaaday.

Ku abuur geedaha halka dhulgaluhu ka qotto god, waayo dhulgaluhu wuxuu jecel yahay dhul qoyan oo barwaaqo ah.

Guri ka dhiso halka masasku fadhiistaan si uu diirimaad ugu helaan, waayo masasku waxey jecel yihiin dhul xasilan oo aan dumaynin.

Ka qota ceel-biyood halka shimbiruhu kaga dugaashaan kuleylka, waayo shimbiruhu had iyo jeer waxey dul istaagaan halka biyaha ku keydsan.

Seexo wagtiga shimbiruhu seexdaan, sidoo kale la toos waqtiga ay hurdadu ka toosaan waayo sida ayaad ku gaari kartaa guulaha aad hiig-saneysid.

Ku dabbaalo badda mar kasta oo aad waqti hesho, waayo waxaad dareemi doontaa sida kalluunka biyaha dushiisa udul heehaabo.

Isdeji oo xasili qalbigaaga, waayo nafsaddaadu waxey dareemi doontaa nabad iyo xasilooni.

Cun khudaar badan, waayo waxaad yeelan doontaa lugo xoogan iyo qalbi adkaysi u leh dhib iyo musiibo sida ay yihiin xayawaanada duur-joogta ee ku nool kaymaha.

W/Q: Ahmed Abdi Ali ...

Gabar 15 sano magafe silcinayay oo Tacsideeda la dhigay ayaa hada la helay! Xalwo Xaashi Cali Afrax 2009 kii ayaa la waa...
05/30/2024

Gabar 15 sano magafe silcinayay oo Tacsideeda la dhigay ayaa hada la helay!

Xalwo Xaashi Cali Afrax 2009 kii ayaa la waayay iyadoo Sudan tahriib ku ahโ€™ waxaana la aaminay inay geeriyootay,

Balse si lama filaan ayaa looga dhex arkay muuqaalo lagasoo duubay maxaabiis dhowaan magafe lagasoo furtay.

kala xiriir Walaasheed Xaawo Xaashi Cali : +252615025663.

Sidee Qallooca tiirarka dhismaha saameyn weyn ugu leeyihiin xasiloonida iyo badqabka dhismaha?Qallooca tiirarka dhismaha...
05/29/2024

Sidee Qallooca tiirarka dhismaha saameyn weyn ugu leeyihiin xasiloonida iyo badqabka dhismaha?

Qallooca tiirarka dhismaha ku jira wuxuu yeelan karaa saameyn xun oo dhowr ah oo ku saabsan xasiloonida iyo badqabka dhismaha. Waa kuwan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sida qallooca tiirarka uu u saameeyo tayada dhismaha:

1. Qaybinta Culeyska (Load Distribution) Tiirarka waxaa loo qaabeeyey in ay qaadaan culeyska ka yimaada dabaqyada kore iyaga oo u gudbinaya aasaaska.

Marka tiirarka qalloocan yihiin waxaa ka dhasha: Qaybinta Culeyska oo aan Sinayn (Unequal Distribution of Loads):

Tiirarka waxaa loo qorsheeyay in ay qaadaan culeysyo gaar ah.

Marka ay qalloocan yihiin, qaybinta culeyska waxay nogotaa mid aan sinnayn, taasoo keeni karta in gaar ka mid ah tiirarka ay gaadaan culeys ka badan intii loo qorsheeyay.

Tani waxay keeni kartaa fashilka tiirarka iyo ugu dambeyntii burburka dhismaha.

Maashaa(Allah) Gabadhaan magaceeda waa Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, waxaa dhalay Alle ha unaxariistee Sheekh Aadan Siiro ...
05/24/2024

Maashaa(Allah) Gabadhaan magaceeda waa Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, waxaa dhalay Alle ha unaxariistee Sheekh Aadan Siiro oo kamid ahaa culimada waaweyn ee soomaalida isla markaasna wuxuu wakhti badan geliyey siirada Nabiga SCW iyo khulafaau Raashidiinka.

Nasiiba waa gabar alle ku manaystay akhlaaq iyo diin waxayna kamid ahayd Macallimiin 200 oo dhalinyaro kaga dhagaystay hal fadhi 114 ka Qur'aanka Kariimka Magaalada Hargeysa. Rabbi ha barakeeyo Nasiiba.

Maashaa(Allah), Waa ninka soomaalida ugu geela badan oo haysta ku dhowaad 1,600 neef oo geel ah waxa uuna dhalay 70 nin....
05/15/2024

Maashaa(Allah), Waa ninka soomaalida ugu geela badan oo haysta ku dhowaad 1,600 neef oo geel ah waxa uuna dhalay 70 nin.

Magiciisa waa Muxumud Maxamed Xuseen oo Qoys ahaan kasoo jeeda Ogaadeen, Reer Cabdille, Ugaas Kooshin waxa uuna kunoolyahay degmada Garbo ee deegaanka Soomaalida.

Dumar U Badan, Hooyooyin Oo Ku Dhawaaqay Iney Hormuud U Yihiin Ka Hortaga Guurka Adag.Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan C...
05/08/2024

Dumar U Badan, Hooyooyin Oo Ku Dhawaaqay Iney Hormuud U Yihiin Ka Hortaga Guurka Adag.

Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan Caasimada Jigjiga ayaa qaatay Go'aamo guurka ku saabaan !.

1.In La Joojiyo Guur-ka Qaaliga Ah Ee Qarash-kiisu Awoodin, Dhalin-yarada.

2-Si loo helo hablo iyo wiilal, aan guurka ka daahin isla markaana loo saqiro Dhaqaalaha Guurka.

3-In la joojiyo lacagta horumarinta ah ee laga keenayo gabdhaha.

4-In la joojiyo alaabta diiqada ee sicir-kooda ama qiimahooda aad sareeyo ilaa kii awoodiisa tahay ee qiyaarka u leh, hantidiisa.

5-Wiilku hantida uu siinayo ama u geynayo qaraabada gabadha waa iney qarsoodi ahaataa, si aan la isugu faanin ama la isugu bah-dilin Reeraha.

6.iney cid walba kaalin ka qaadataa dhaqan-galka qodobadaasi, xalka u ah, guurka daaha. Sida Waalidiinta Gabdhaha,Goobaha Lagu Dhigo Aroos-yada, Carwooyinka Dharka,Dahabka Iyo Alaabta.

Xitaa qudhooda k**a marna culimada wax mehriya iyo mar-qaatiyaashooda, waa iney fududeeyaan isku xalaaleynta lamaanayaasha Dan-yarta ee is-calmada.

Qore:- Muhammad yuulka

Mid kamid ah gabdhaha ugu caansan TikTok ee Ciraaq ayaa shalay gaarigeeda lagu dhax toogtay caasimada baqdaad  iyadoo ca...
04/28/2024

Mid kamid ah gabdhaha ugu caansan TikTok ee Ciraaq ayaa shalay gaarigeeda lagu dhax toogtay caasimada baqdaad iyadoo camarada CCTV ay duubtay nin mooto kasoo dagay uu toogtay kadibna baxsaday

Dhowrkii sano ee lasoo dhaafay gabdhaha TikTok ka niikiya iyo kuwa Modelka ee dharka xayeesiiya ayaa lagu ugaarsanayey Ciraaq waxaana loo sababeeya shacabka Ciraaqiyiinta oo ah shacab mutaxafid oo dhaqanka ku adag iyadoo la aaminsanyahay in dilalka la xiriiraan waxa loogu yeero dil sharafeed.

Address

Washington D.C., DC

Telephone

+16125129199

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAW posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGAAW:

Videos

Share


Other Broadcasting & media production in Washington D.C.

Show All