Somali Today TV

Somali Today TV STTV Somali Today TV Official Page Nonprofit Organization For Community Service.
(1)

Somali Today TV is a pioneering television channel that aims to provide comprehensive coverage of Somalia's news, events, and developments on a global scale. With a primary focus on Somali American Community issues, we strive to deliver accurate, balanced, and insightful reporting to our viewers. Our mission is to foster understanding, promote dialogue, and contribute to positive change in the Nat

ion. At Somali Today TV, we recognize the significance of Somali American Community issues and their impact on the region . We aim to shed light on the socio-political, cultural, and economic aspects of these matters, aiming to provide a platform for open discussions and constructive engagement. By emphasizing Somali American Community, we aim to create awareness, foster inclusivity, and encourage peaceful resolutions within the region. Our programming will encompass a wide range of news segments, documentaries, interviews, and expert analysis, all focused on Somali American Community. We will strive to provide a balanced perspective, showcasing diverse viewpoints and offering viewers an opportunity to engage with the content through interactive platforms. In addition to our news coverage, Somali Today TV will also feature cultural programs, educational content, and entertainment shows that highlight the richness and diversity of Somali culture. We aim to foster a sense of pride, unity, and understanding among Somalis across the globe. Somali Today TV aims to be the premier source of worldwide Somalia news, with a special emphasis on Somali American Community issues. Through accurate reporting, insightful analysis, and a commitment to inclusivity, we aspire to contribute to a more informed, engaged, and united Somali community. We are confident that Somali Today TV will play a pivotal role in shaping the narrative and fostering positive change within Somalia and beyond.

12/12/2023

Jaaliyada SSC-KHAATUMO ee North America
Jaaliyada ayaa soo dhawaysay xoghayaha Qorshaynta Hormarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ee SSC-Khaatumo xoghaye Abdirisaq Yusuf Mohamed (Hindi).
Xoghayaha ayaa hawlo shaqo u jooga wadankan mareekanka.

Jaaliyada SSC-KHAATUMO North America 🇺🇸 Jaaliyada ayaa soo dhawaysay wasiirka Qorshaynta Hormarinta iyo Iskaashiga Caala...
12/12/2023

Jaaliyada SSC-KHAATUMO North America 🇺🇸
Jaaliyada ayaa soo dhawaysay wasiirka Qorshaynta Hormarinta iyo Iskaashiga Caalamiga Maamulka SSC-Khaatumo Wasiir Abdirisaq Yusuf Mohamed (Hindi).

Wasiirka ayaa maanta booqday Minnesota House of Representatives (STATE CAPITAL) isagoo halkaa kula kulmay labada mayor ee Twin Cities, Minneapolis and St.Paul.

sidoo kale wuxuu halkaa kula kulmay xildhibaanada soomaalida xildhibaanad Hodan iyo Xildhibaan Samakaab oo kamid ah aqalka wakiilada Minnesota,
Sidoo kale wasiirku wuxuu la kulmay qaybo katirsan bulshada reer Minnesota.

11/30/2023

Fundamentals of Good Governance
Tiirarka Dowlad Wanaaga
By: Dr.Abdirahman Abdulle Xiddig

11/27/2023

Nasr Institute Minnesota
13th Annual Quran Graduation Ceremony
Xaflada 13aad ee Qalin jabinta Quran ka Kariimka.

Nasr Institute 13th Annual Quran Graduation
11/26/2023

Nasr Institute 13th Annual Quran Graduation

11/25/2023

Jaaliyada Somalida ee North America, Minnesota ayaa kulan tacsi iyo duco u sameeyay Marxuum Danjire Mohamud Haji Nur Abdallah kulankaas oo ay kasoo qayb galeen ehelkii marxuumka iyo Awlaadiisii iyo Intii ay dhaleen oo uu hormood ka ahaa Orodyahan Cabdi Bile Cabdi oo Uu Sodog u ahaa isagoo si gaar ah taariikhdii marxuumka halkaa uga xusay.

The Somali community in North America, particularly in Minnesota, held a condolence and prayer meeting in memory of the late Ambassador Mohamud Haji Nur Abdallah. Family members, including his children and grandchildren, traveled from Europe, Canada, and various states in America to attend. Among the distinguished attendees was world champion Abdi Bile Abdi, the son-in-law of the late ambassador. He, along with other family members, shared memories and highlighted the ambassador's significant legacy during the event.

Jaaliyada Somalida ee North America, Minnesota ayaa kulan tacsi iyo duco u sameeyay Marxuum Ambassador mohamud Haji Nur ...
11/25/2023

Jaaliyada Somalida ee North America, Minnesota ayaa kulan tacsi iyo duco u sameeyay Marxuum Ambassador mohamud Haji Nur Abdallah kulankaas oo ay kasoo qayb galeen ehelkii marxuumka iyo Awlaadiisii iyo Intii ay dhaleen oo uu hormood ka ahaa Cabdi Bile Cabdi oo Uu Sodog u ahaa oo si gaarna ah taariikhdii marxuumka halkaa uga xusay.

The Somali community in North America, particularly in Minnesota, held a condolence and prayer meeting in memory of the late Ambassador Mohamud Haji Nur Abdallah. Family members, including his children and grandchildren, traveled from Europe, Canada, and various states in America to attend. Among the distinguished attendees was world champion Abdi Bile Abdi, the son-in-law of the late ambassador. He, along with other family members, shared memories and highlighted the ambassador's significant legacy during the event.

11/24/2023

Falaqayn arimaha maamulka cusub ee SSC KHAATUMO
By Dr Abdirahman Abdulle Xiddig

11/22/2023

Jaaliyada SSC KHAATUMO ee North America oo baaq nabadeed u diray walaalahood reer Puntland.

Jaaliyada SSC KHAATUMO ee North America ayaa baaq nabadeed u diray walaalahood reer Puntland
11/22/2023

Jaaliyada SSC KHAATUMO ee North America ayaa baaq nabadeed u diray walaalahood reer Puntland

11/21/2023

Baaq Nabadeed oo ku socda wax garadka reer Puntland
Dhamaan jaaliyadaha Soomaalida ku dhaqan woqooyiga America ay wehlinayaan culimada ayaa baaq nabadeed u diray dhammaan waxgaradka reer Puntland gaar ahaan siyaasiyiinta ku loolamaya kursiga madaxtooyada.

10/23/2023

Third Annual Report of Qorrahey International School

Gudoomiyaha Doorashooyinka dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug Marwo Halimo Ismail Ibrahim (Halimo yare) ayaa Ja...
10/23/2023

Gudoomiyaha Doorashooyinka dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug Marwo Halimo Ismail Ibrahim (Halimo yare) ayaa Jaaliyadda Gal-Mudug ee waqooyi America waxay ay ku soo dhaweyeen Gobolka Minnesota.

Third annual report of QORIS Qorrahey International School, Delta hotels Minneapolis-MN
10/23/2023

Third annual report of QORIS Qorrahey International School, Delta hotels Minneapolis-MN

09/05/2023

Taliye Xijaar “ hadii Somaliland ay leedahay ninkii hal naaskeeda gaadhow qoraygaaga soo qaado anaga hadaynu reer SSC nahay waxaynu leenahay qofwalboo hal naaskeeda gaadhow hormarka iyo daris wanaaga ka qaybqaado”.

09/03/2023

Jaaliyada Soomalida ee Minnesota oo kulan soodhawayn ah u samaysay taliyihii h**e ee ciidanka booliiska somaaliyeed sarreeye gaas Cabdi Xassan Xijaar.

Address

924 19th Avenue S. Suit D
Minneapolis, MN
55406

Opening Hours

Monday 9am - 9pm
Tuesday 9am - 9pm
Wednesday 9am - 9pm
Thursday 9am - 9pm
Friday 3pm - 5pm
Saturday 9am - 9pm
Sunday 9am - 9pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Today TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Today TV:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Minneapolis

Show All