Ugaas Abdirisaq Ugaas Dahir Ugaas Farax

Ugaas Abdirisaq Ugaas Dahir Ugaas Farax UGAASKA GUUD EE BEELAHA SOOMAALIYEED

BismillaahWaxaan hambalyo udirayaa dhamaan golaha wasiirada dowlada puntland oo uu xalay magacaabay madaxwayne siciid ca...
29/02/2024

Bismillaah

Waxaan hambalyo udirayaa dhamaan golaha wasiirada dowlada puntland oo uu xalay magacaabay madaxwayne siciid cabdulaahi dani.

Illahay ha u fududeeyo dhamaan shaqada loo igmaday.

27/01/2024

DIPLOMACY,
The profession, activity, or skill of managing international relations, typically by a country's representatives abroad

Simple Definition of Diplomacy.
------------------------------------------
Diplomacy is the art, the science, and the means by which nations, groups, or individuals conduct their affairs, in ways to safeguard their interests and promote their political, economic, cultural or scientific relations, while maintaining peaceful relationships.

Principles of Diplomatic Conduct.
------------------------------------------

This article explores the four core principles of diplomacy, Negotiation, communication, building relationships, and promoting interests. These principles serve as the foundation for effective diplomatic interactions, facilitating peaceful resolution of conflicts and promoting international cooperation.

Characteristics of Diplomacy.
-------------------------------------------

Honesty, integrity, truthfulness, politeness, fairness, strict conformity to protocol, secrecy and total commitment to national interests were considered to be the essential qualities of diplomats.

Rule of Diplomacy.
------------------------------------------
The first principle, stated Powell, is that "power is a necessary condition for foreign policy success, but not always a sufficient one." Power is necessary because it is not possible to reason with every adversary that threatens a vital interest.

Diplomacy.
--------------------------------------------

Researching and analysing overseas events that may impact the nation.
Offering advice to government officials on how to act.
Dealing with press queries related to international relations.
Collecting and reporting vital information affecting the nation.

21/01/2024

Marabtaa in illaahay ku jeclaado...
Sheikh xusein siciid

21/01/2024

Arbacada ayaa latoogan lahaa lakiin waa .......

18/10/2023

ayuub

18/10/2023

Genaral indhacade oo cod sir ah laga duubay

Mucaaradka puntland oo helay lacag badan.

14/10/2023

Deg Deg mukhtaar roobow oo hada la xiray

xajka

14/10/2023

Waraysi xiiso leh oo xog badan general koofi

Musharax madaxwayne Galmudug State

14/10/2023

Khudbadii madaxwayne dani
# kabtan Ayuub

06/06/2022

Hanle oo hawshiisu gaba-gabo tahay halka Haleeye wali beentiisi ku maqan yahay Daawo.🤔

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansaxiyay saddexdii xubnood ee ka hadhsana guddida Diiwaan gelinta iyo Ansixinta Asxaa...
06/06/2022

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansaxiyay saddexdii xubnood ee ka hadhsana guddida Diiwaan gelinta iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka.

06/06/2022

Waraysi xiiso badan xogna xambaarsan waxaa marti ku ah gudoomiye muuse geele faroole.

06/06/2022

Cashar cusub waxaa soo jeedinaya macalin sadiiq muuse daawasho wacan.

06/06/2022

Cabdiqaadir Qaal Duqa degmada Qardho '' Qardho quruxdeedu waa wadooyinka oo aan hagaajino, ee shacabku taas nagala shaqeeyaan''

"Madaxweyne Ku Xigeenka puntland Cid ma eryi Karo"Madaxwayne marka kursigiisu banaanaado si k**a danbays ah (is-casilaad...
05/05/2022

"Madaxweyne Ku Xigeenka puntland Cid ma eryi Karo"

Madaxwayne marka kursigiisu banaanaado si k**a danbays ah (is-casilaad, geeri, maamuus ka xayuubin…) ama si mudo kooban ah (haddii uu xanuunsado, qalliin la suuxinayo galo, ama mudo dastuur cayimay in ka badan dalka ka maqnaanayo) waxa xilka la wareega ku xigeenka oo yeesha awood buuxda oo madaxwaynenimo mudadaas. Xaaladdan madaxwayne ku xigeenka waxa loo dhaariyaa xilka madaxwaynenimo oo dhaar dheeraad ah oo aan ahayn tii ku xigeenka ayaa la mariyaa.

Haddii se madaxwaynuhu xilkii hayo balse uu dalka ka maqan yahay, ku xigeenku waa ku sime oo malaha awood madaxwayninimo oo buuxda oo uu ku qaadan karo go’aan saamayn leh.

Awoodiisu waxa ay ku kooban tahay sii wadista hawlaha maallin laha ah ee xafiiska madaxwaynaha.

Cid ma eryi karo balse xilka waa ka hakin karaa.

11/12/2021

Maamulaha isbitaalka baargaal dr istanbuul.

Madaxweyne Deni "Markaanu xafiiska nimi Mushaharka Wasiirku wuxuu ahaa $800 waxaa la gaarsiiyey $3000, Mushaharka Xildhi...
03/12/2021

Madaxweyne Deni "Markaanu xafiiska nimi Mushaharka Wasiirku wuxuu ahaa $800 waxaa la gaarsiiyey $3000, Mushaharka Xildhibaanka wuxuu ahaa $800 gunnooyinka marka lagu daro kun iyo xoogaa waxaan gaarsiinay $2500, Mushaharka Askariga waxaanu ugu nimi $70 maanta waa $250-270 saraakiishuna kaba sii badan, Shaqaalaha waxaan ku sameynay Tirakoob Akoonkooda ku qaataan Mushaharka waxaana hada gacanta lagu haya mushahar kordhintii in loo sameeyo.

07/09/2021

Qardho: islaan cabdicasiis islaan ciise islaan muuse oo ka hadlay arimaha siyaasada soomaaliya.

29/04/2021

Cajiib prank laga matalay daacish

04/01/2021

Turkigu waxa uu soo maray waqti adag.

29/12/2020

Qardho iyo maanta

29/12/2020

Madaxwaynihii h**e ee soomaaliya sh shariif oo garoowe lagu soo dhaweeyay

21/12/2020

Salaad cali jeele

21/12/2020

Wasiirka arimaha dibada somalia

Gurigaaga geed ku beer
21/12/2020

Gurigaaga geed ku beer

21/12/2020

Xildhibaanad astur

21/12/2020
21/12/2020

Ku soo dhawoow qardho media

Address

Taleex
Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaas Abdirisaq Ugaas Dahir Ugaas Farax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ugaas Abdirisaq Ugaas Dahir Ugaas Farax:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Qardho

Show All