Muxuu yiri: beri subax Operation-naa bilaabanayo, haddii 500 qof lasoo qabtana birtaa la marsiinaa🤣.
Sheekada xoolo ka weyne
"Xoolihii la qalaayey iyo dadkii miyaa iskaaga darsoomay midkaan,
marka xil laguugu dhiibo adigoon u diyaarsaneen waa iska sidaan 🤣.
CEEBEEY TACAAL
Siyaasiga Soomaaliga ma lahan sharaf uu difaacdo iyo dhigaal siyaasiya oo ku dhaqmo waana sababta aan u aragno middaan oo kale.
Bulshadaan waxa ay u baahan tahay siyaasi hadaf leh oo yaqaana halkii uu ka yimid iyo halka loo socdo.
Mahadsanid mudane Hassan Ali khaire
Qarankan waxa uu kugu leeyahay abaal aan lasoo koobi karin mudane waad Gudatay waajibkaadii qaran. Soomaaliduna kala baratay midka wax u qabtay iyo kaan wax u qaban.
Mahadsanid mudane Hassan Ali Khaire
Abwaan gabay ku qiimeeyey Khudbooyinkii Khaire
Abwaan gabay ku qiimeeyey Khudbooyinkii Hassan Ali Khaire sheegayna inuu mudan yahay qaranka innuu hoggaamiyo.
#HiigsiIyoHorumar
#khaire4president
Hassan Ali Khaire Dhawaan waxaa Muqdisho lagu soo bandhigayaa barnaamij Siyaasadeedka musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre #HiigsiIyoHorumar #Khaire4president
Hassan Ali Khaire Dhawaan waxaa Muqdisho lagu soo bandhigayaa barnaamij Siyaasadeedka musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre
#HiigsiIyoHorumar
#Khaire4president
Cunada oo yar awgeed waxa ay kala dafayaan jawaanada badarka iyo saliida 😢 Allow dadkaan u gargaar
Cunada oo yar awgeed waxa ay kala dafayaan jawaanada badarka iyo saliida 😢
Allow dadkaan u gargaar
Dhakhtar Been abuur ah oo ku guuleystay 8 qalliin.
Dhakhtar Been abuur ah oo ku guuleystay 8 qalliin.
Ted Williams darbiya jiifkii lahaa codka dahabiga.
Ted Williams darbiya jiifkii lahaa codka dahabiga.
Ha rajo dhigin inta aad nooshahay.
Wiil 9-sano jir oo u dhashay dalka Belgian Ayaa noqonaya ruuxii ugu yaraa oo ka qalin jabiya jaamacad.
Wiil 9-sano jir oo u dhashay dalka Belgian
Ayaa noqonaya ruuxii ugu yaraa oo ka qalin jabiya jaamacad.
Dowladda Uganda oo wada hadal kula jirta Shirkadda flexdrone.
Dowladda Uganda oo wadahadal kula jirta shirkadda diyaaradaha aan duuliyaha laheyn, si loo gaarsiiyo daawooyinka iyo dhiigga dhulalka miigga.
Maxay galabsadeen dhalintu?