Abdirizak Haji Musse

Abdirizak Haji Musse Isku day in aad ka fogaato aragtiyada malaha ah oo raadi ilaha lagu kalsoon

23/04/2024

It was a pleasure to help launch Waves, a new book by Misky Nur Abdullahi.

I have met Misky a number of times and she is a great role model for the Somali community.

Congratulations on the new book Misky and I look forward to seeing your future projects.

Xasaradaha Cusub Iyo Xaaladda Dalkeena Hooyo North Atlantic Treaty Organization (NATO) IYO Soviet State Mother of Russia...
13/03/2024

Xasaradaha Cusub Iyo Xaaladda Dalkeena Hooyo

North Atlantic Treaty Organization (NATO) IYO Soviet State Mother of Russia, Waxa Aay U Midoobeen In Aay La-Dagaalaan Hi**er, Germany, World War I and World War II
Laakiinse Markuu Dhamaadey Dagaalkii
Ayigoo Ka Dhex Bilaawdey Dagaalkii Qaboobaa

Marka Waxa Aan Arkaa (Bilaawshiyaha
Saan Saanta Dagaalkii Qaboobaa ( Maxaa Xiga Kara!

20/02/2024

Awoowe Soomaaliyeed Oo Caan Ka Noqdey Caalamka sida quruxda Badan oo U Sameeynayo massage Ka

-------Hordhac Baaritaanka CIDWaardiyihii Guriga (Cali) Oo Sheeg In Uu Ogyahay Cida Dishay Nana U Baahanyahay Damaanad Q...
20/02/2024

-------Hordhac Baaritaanka CID
Waardiyihii Guriga (Cali) Oo Sheeg In Uu Ogyahay Cida Dishay Nana U Baahanyahay Damaanad Qaad ( Ra’isal wasaare ku xigeenka ayaa ka diiday Mahad Salaad In Kiiska Lagu Wareejiyo NISA

-----------------Faahfaahin

Ninkan waxaa la yidhaahda Muxyadiin Warbac Shadoor, waa taliyaha haayadda NISA u qaabilsan gobolka Banaadir,

Muddo shan ilaa lix cisho ka hor ah, ayaa Allah ha u naxariisto eh Cabdinaasir waxaa looga yeedhay xafiiska NISA ee gobolka Banaadir, waxaana lala teeshay weraysi dheer, waxaa weraysiga la yeeshay seddex nin oo ugu sareeyo Muxiyadiin Wabac Shadoor.

Baadhitaan kooban

Markii la ogaaday in maydka Allah ha u naxariisto eh Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable uu yaallo gudaha qol ku yaalla guri dabaqa ahaa ee uu dagana, ayaa koox ka tirsan waaxda baadhista danbiyada CID oo ay ku jiraan shakhsiyaad ja soo jeeda Somaliland, waxay dalbadeen in guriga la jabiyo, si maydka loo arko, balse

ilaaliyaha guriga dabaqa ah oo magaciisa la iigu soo gaabiyay Cali, ayaa si kadis ah ugu sheegay kooxdii baadhayaasha ahaa inuu isagu hayo furaha guriga.

Taasi waxay keentay shaki, waxaana la dalbaday in la xidho ninka wardiyaha ka ahaa dhismaha oo beel ahaan ka soo jeeda Xawaadle.

isniintii, wakhti danbe, ayuu ninka wardiyaha ahi, u sheegay danbi baadhayaasha inuu ogyahay cidda dishay Cabdinaasir, balse intaanu sheegin, laba arrimood loo damaanad qaado 1) Ammaankiisa, 2) in kiiska CID Cid Ka madax banaan NISA la wareegto.

Markii halka xaal marayo, ayaa taliyaha haayadda NISA ninka la yidhaahdo Mahad Salaad wuxuu ka codsaday xallay ahaan Ra’isal wasaare ku xigeenka in baadhista kiiska lagu soo wareejiyo haayadda NISA,

balse sidan warka ku helayo, Ra’isal wasaare ku xigeenka ayaa diiday, waxaa saaka ahaan la filaya in la isla hor tago madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.

Kamaradda CCTV ee dhismaha ku xidhnayd

Xog gaar ah oo aan baadhay ayaa tibaaxaysa in saacado ka hor dilka Cabdinaasir la bakhtiyay laba kamaradood oo ah nooca wax duuba ee loo yaqaano CCTV oo mid ku xidhnayd dhismaha hortiisa, ta kalana ku xidhnayd dariiq ka soo horjeeda dhismaha.

Cabdinaasir dilkiisa waxaa loo adeegsaday xadhiga lagu dabeeyo Laptopka, waxaa la yaab leh, inaan marka guriga loogu soo galaayay aan loo baahan in lagu dul jabiyo, balse si caadi ah loo soo furay.

Baadhitaanku wuu sii socda
W/Q Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba
Soo Gudbiyey (:) Abdirizak Haji Muźźe

15/02/2024
According to information received by Inside Africa, planes traversing  Somaliland’s airspace on 14 February 2024 have du...
15/02/2024

According to information received by Inside Africa, planes traversing Somaliland’s airspace on 14 February 2024 have duly received standard communications from the air traffic controllers in Hargeisa. However, there have been instances where some aircrafts also encountered pirate-like VHF transmissions originating from Mogadishu. These incidents of conflicting communications which is jeopardising the safety of planes and passengers have been formally reported to the International Civil Aviation Organization (ICAO) by the affected parties.

Aad Baan Ugu Mahad Celinayaa laanta Afsomaliga BBC In Aay Dabagal Ku Sameeyeen Warbixintii Aan Ku Daabacay Bogeeyga 24 H...
15/02/2024

Aad Baan Ugu Mahad Celinayaa laanta Afsomaliga BBC In Aay Dabagal Ku Sameeyeen Warbixintii Aan Ku Daabacay Bogeeyga 24 Hr Ka Hor Nana Xaqiijiyeen In Arrinkaa Sax Hahay

Laba diyaaradood oo isticmaalayay hawada Soomaaliya ayaa xariir lagala sameeyay taawarka Hargaysa, iyada oo labada diyaaradood la mariyay laba khad oo aad isku dhaw

Waxa Aan Codkeyga Ku Biirinayaa Dulmiga Lagula Kacay Warije Najiib Abdulkhadir in Uu Helo Cadaalad  Xaqiiqdii Hadii Aay ...
15/02/2024

Waxa Aan Codkeyga Ku Biirinayaa Dulmiga Lagula Kacay Warije Najiib Abdulkhadir in Uu Helo Cadaalad

Xaqiiqdii Hadii Aay Ka Dhici Laheed Arrinkaan Wadamadaan Reer Yurub ( Waxaa Ka Yaalo Sharci Adag Oo Ilaalinayo Sharafta Qofka Bini Aadmiga in Aan Lugu Xad Gudbikarin Hadii si public Ahne Loo Fadeexeeyo Sharaftiisa Waa Kasii Darantahay

Waxa Aan Rajeeynayaa In Uu Walalkaaa Cadaalad Hello Asigane Lowyer Ha Qabsado Sharciga Dalka u Yaalo Haku Raadsado Xaquuqdiisa 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

Dhaxalkii Aan Ka Dhaxalnay Markii Somali Aviation Loo Dhiibey Dad Aan Aqoonteeda Laheen Si Qaldane U Maareeyey Somali Pr...
13/02/2024

Dhaxalkii Aan Ka Dhaxalnay Markii Somali Aviation Loo Dhiibey Dad Aan Aqoonteeda Laheen Si Qaldane U Maareeyey
Somali Prime Minister Qiil Kaloo Ku Sii Daawado Uma Harin Somali aviation team And Wasiirka Arrimaha Gudaha

Tani Waa Waxyaabihii Aan Ka Digaayey Nana Qaarkiin iyo Sxbadeey Ugu Dhaliilayeen ( In Loo Isticmaalo Somali aviation Ku Dulmin Shacab Ku Takrifal Awoodeed In La Siyaasadeeyo AviationKa

Maanta Maxaa Dhacay Oo La Qarinayaa inta Badan Warbaahinta Aayna soo Hadal Qaadin
Qatar Airweys Waxa Aay Heshay 2 War Lalis
Oo Laga Kala Hagayo Muqdisho iyo Hargeysa
Taasoo airline nada Badqabkooda Halis ku Ah

Waxaa Kaloo Somaliland Tijaabsatey

Somaliland Civil Aviation Authority has set up national air traffic control system that will fully manage the SL airspace. 1st test is conducted today with success & the Int'l civil aviation body is fully aware.

Siyaasiyiinta Qaar Waxay kaga dhagtay, Legitimacy iyo territorial integrity, Halkaa Ii Jooji Awoowe Aaminsanaanta Legiti...
04/01/2024

Siyaasiyiinta Qaar Waxay kaga dhagtay, Legitimacy iyo territorial integrity, Halkaa Ii Jooji Awoowe

Aaminsanaanta Legitimacy iyo territorial integrity Waxa Aay La Mid Tahay Qalalaadkii 1963 Dhacay Wali Uma Jeedo Wax Lagu Qancikaro Walalaha Reer Sland
Ama Luuqad Soo jiidasho Walaaltinimo (Kaliya Waxa Aan Arkaa (Anaa Ku Leh )😳😳 Hoos U Dhaadhac

Meel Walba Legitimacy-Geedu Wuxuu ka go’aa dadka Illahay ku Abuuray,

Haddii La is fahmi waayo, inta ku Nool uun baa la waydiiyaa Afti caama, wixii ay u codeeyaan ayuun baana legitimacy iyo territorial integrity noqota.

Scotland 🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿 Oo Ingiriiska 300 oo Sanno ka mid Ahayd, UK 🇬🇧 Ma Odhan Anigaa ku Leh Oo legitimacy Baan haystaa - Ee afti uun baa laga qaaday,

Sidaan Oo Kale Waxa Aay Ka Dhacdey Slovakia 🇸🇰 iyo Czech Republic 🇨🇿 oo Velvet divorce isla qaatay iyo dalal badan oo kale oo dead divorce iyo inay kala lushaan doortay dignified divorce,

Xigasho A-N
@

24/12/2023

Waa been iyo Propaganda Wax Xil Ah Oo Leey Magacaabeyne Ma Jiraan Tiktok Iyo Social media Waligaa Ha Aaminin Warkooda 

Innaa Lillaah Wa Inna Illeehi Raajicuun Allaha U Naxarissto Mama KhadiyaWaxaa xaqiijiyey Geerideeda wasiir ku xigeenka w...
20/12/2023

Innaa Lillaah Wa Inna Illeehi Raajicuun
Allaha U Naxarissto Mama Khadiya

Waxaa xaqiijiyey Geerideeda wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

Wuxuu intaa ku daray in wasiir khadiija xaalad caafimaad oo degdeg ah ay lasoo daristay, kadibna la dhigay isbitaal ku yaal Jabuuti iyadoo qaliin lagu sameeyay.

Wuxuu kaloo sheegay Wasiir Al Cadaala, in qaliinka kadib aysan kasoo kicin suuxdinta sidaasna ay ku geeriyootay.

Wasiir Khadiija ayaa ka mid ahayd masuuliyiinta ka qayb galaysay shirka sannadlaha ee Heritage.

Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay inay war rasmi ah kasoo saari doonto geerideeda.

I have reached 11K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
23/10/2023

I have reached 11K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

20/08/2023

😅😅😅😅😅👀👀

19/07/2023

happy New Year to my all my family and friends, My Allaah Sanadkan Cusub Hanooga Kii Aan Ku Dhameeysano Bash Bash Iyo Barwaaqo Allaahu Aamiin Hijra calendar

Hadii Somalia Tahay Nana Heeysto passport, Somalian European or American or Canadian any foreign passport  Nana Doonayo...
14/07/2023

Hadii Somalia Tahay Nana Heeysto passport, Somalian European or American or Canadian any foreign passport Nana Doonayo in Aad Dhul Ka Iibsato Kenya Waxaa Luguu Ogolyahay Kaliyah Lease Gaarayo 99 Sano
Maku Yeelan Kartid Dhul Aad Lahaanshiyihiisa For ever Aay Tahay

Question: Can I, as a foreigner buy property in Kenya?
Answer:

Under the provisions of the Kenyan laws above, non-citizens can only hold land for a period of 99 years under leasehold tenure. This essentially means that a non-citizen cannot hold freehold property.

The Constitution further provides that in the event that a non-citizen holds any title document which purports to confer a non-citizen an interest in land greater than a 99-year lease, the provision shall be regarded as conferring on the person 99 year leasehold interest, and no more.

means that a non-citizen cannot get a further extension after the expiry of the 99-year term.

At age 17, she was rejected from college.At age 25, her mother died from disease.At age 26, she moved to Portugal to tea...
04/07/2023

At age 17, she was rejected from college.

At age 25, her mother died from disease.

At age 26, she moved to Portugal to teach English.

At age 27, she got married.

Her husband abused her. Despite this, her daughter was born.

At age 28, she got divorced and was diagnosed with severe depression.

At age 29, she was a single mother living on welfare.

At age 30, she didn't want to be on this earth.
But, she directed all her passion into doing the one thing she could do better than anyone else.
And that was writing.

At age 31, she finally published her first book.

At age 35, she had released 4 books, and was named Author of the Year.

At age 42, she sold 11 million copies of her new book, on the first day of release.

This woman is J.K. Rowling. Remember how she considered su***de at age 30?

Today, Harry Potter is a global brand worth more than $15 billion dollars.

Never give up. Believe in yourself. Be passionate. Work hard. It’s never too late.

She is J.K. Rowling

Mash Allaah  Dayniile Distract
01/07/2023

Mash Allaah Dayniile Distract

https://youtu.be/hwR1FEt-yio
27/06/2023

https://youtu.be/hwR1FEt-yio

‫اللهم إني أبرأ من حولي وقوّتي وتدبيري إلى حولك وقوّتك وتدبيرك لا إله الا انت لا يعجزك شيء وأنت على كل شيء قدير .‬‫رَبِّ أَعِنِّي وَلَا تعن عَلَيَّ، وَانْصُر...

Ka Falcelin Qormo 🙂 Neceebka Magac Xumeenta Qoomiyadeed Ee Siyaasi Cali Yare Cali Ilama Haboona Siyaasi Cali Yare Adigoo...
28/03/2023

Ka Falcelin Qormo 🙂 Neceebka Magac Xumeenta Qoomiyadeed Ee Siyaasi Cali Yare Cali

Ilama Haboona Siyaasi Cali Yare Adigoo Ku Durayo Walalaha Daga G/W In Nin Youtuber ah Ama Tiktokar Ah Aad u Soo Qaadato Adigoo Siyaasi Maqaaam iyo Saaxaabo ku leh Maamulkaas Sland iyo Waliba Walalaha Dir Waqooyi Aad Sida Dadban Gef Aaysan Kaa Mudneen Ugu Geeysaneeyso

Laakiinse??

Laabta Ka Ogsoonoow Waqtigu iyo Waayuhu Wuu Is Badalaa Mar-Uun beey Dhamaan Arrimahaan Is Diidan.

Godobta - Aad Dhigateyney SSC Kula Qeybsan doonto Waxeey Ku Koobnaan Doontaa Siyaasi Cali Yare Ali

Ka Fikir Ahaanteyda

Waxaa Kaaga Haboonaa Adigoo Ka Gaabsada Sida Siyaasiinta Kula Midka Ah Waayo Dagaalku Waa Mid Salka Ku Hayo Siyaasad u Dhaxeeysa Beelaha Dir Waqooyi Sland iyo Pland Oo Wadata Harti iyo Walalaha kale Ee Daga Halka Dirirtu Ka Dhaceeyso

Uma Jeedo Boos Siyaasadeed Kaaga Banaan Oo Aan Eheen Ka Gaabsasho iyo Talo Wanaag Bixin Oo Aan Cidna Ku Dureeyn Taasoo Ka Hor Imaaneen Tan Aad Aaminsantahay

Talo:) Mid Ka Mid Ah Taageerayasha Laakiinse Si Weyn Ugu Biyo Diidaan Siyaasadaada Ku Wayahan Arimaha Dagaalka Sool

Iska Jooji Ka Falcelinta Dagdaga ah Arrimaha Ka Dhaca Dalka Adigoon Baaritaan Qotodheer ku Sameeyn Maadaama Aad tahay Siyaasi Aay Dhalinyaro Badan Jecelyihiin in Aay Ku Daydaan

2)) Neceeb Qoomiyadeed Ama Maamul iyo IWM Ah Taasoo Saameeyn Fog Ku Yeelan Karta Halbeega iyo Hiigsigaada Siyaasadeed Oo Aad Leedahay

Wabillahi Towfiiq
W/Q Abdirizak Haji Musse

Wariye iyo Wasiir 👀👀👀 Bulsho
07/03/2023

Wariye iyo Wasiir 👀👀👀 Bulsho

29/11/2022

Hi everyone! 🌟 You can support me by sending Stars – they help me Our program to keep making content that you love.

Whenever you see the Stars icon, you can send me Stars.

22/09/2022

Muslimiinta Ku Nool Goballada Midlands Ee Uk Waa In Aad Feejignaan Badan Sameeytaan

Ongoing clashes between Muslims and Hindus 'could spread all over Britain'
Unfounded rumours on social media and tensions in India are fuelling current unrest in the Midlands

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Haji Musse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category



You may also like