Kaah Training Center

Kaah Training  Center “Where the Engineers and future Engineers meet”

Network Tip  #1Starting with CIA (confidentiality, integrity, and availability), the principles of network security are ...
01/07/2024

Network Tip #1

Starting with CIA (confidentiality, integrity, and availability), the principles of network security are explained. These are the brief explanations.

09/06/2024

Network Tips

Halkani waxaa ku soo gudbinayaa, 7 Lakab(layer) ee uu maro isgaadhsinta Xogtu ( Communication network). Ha aad h**e u taqaanay, ma xasuustaa Halku dhigii losoo gabin jiray.

26/04/2024
17/03/2024

Farsamooyinka Dadka iibiya Drugs ka.

Artificial Intelligence (AI) image production. Baro sida loo soo saaro image qurxoon iyadoo la adeegsanaayo.
10/03/2024

Artificial Intelligence (AI) image production. Baro sida loo soo saaro image qurxoon iyadoo la adeegsanaayo.

Waa Cashar kooban oo aan idin ku tusi doono AI-gu sida uu wax u sawiro.

Waxaa dhawaan soo bixi doona tabo-bar ku saabsan MATLAB. MATLAB training is coming soon.
12/12/2023

Waxaa dhawaan soo bixi doona tabo-bar ku saabsan MATLAB.
MATLAB training is coming soon.

Basic training of Huawei Router & Switches configuration, 100% Practical. Comment ma 1 aad ayuu link giisu yakaa.
30/11/2023

Basic training of Huawei Router & Switches configuration, 100% Practical. Comment ma 1 aad ayuu link giisu yakaa.

Waxaa dhawaan soo bixidoona training cusub oo ku saabsa Huawei  Routers and Switches. Hadii aad tahay qof jecel inuu u s...
21/11/2023

Waxaa dhawaan soo bixidoona training cusub oo ku saabsa Huawei Routers and Switches.
Hadii aad tahay qof jecel inuu u shaqeeyo shirkadaha dalka ee dhanka is gaadhsiinta, ha noqoto Hormuud, somtel,Telesom, Gollis iyo kuwa kala ee ma mida ah fadlan waa Course kaagii.
Waxaa ku siina donaa eNSP oo ah software practical aad ku samayn doontid.
Soo dhawaada.

13/10/2023

Casharada Nolosha #2

Usaad Xamse Xabiib.

*Fundamentals of Linux Operating System*Waa course cusub, oo aan kusoo koobnay laba Sacadood iyo Badh ( 2:30) oo kaliya....
05/10/2023

*Fundamentals of Linux Operating System*

Waa course cusub, oo aan kusoo koobnay laba Sacadood iyo Badh ( 2:30) oo kaliya.
Ha moogaan.

Waxaa hada diyaara course kii SATELLITE COMMUNICATIONs -ka. Raac link hoose.
16/09/2023

Waxaa hada diyaara course kii SATELLITE COMMUNICATIONs -ka. Raac link hoose.

You will study about satellite communication principles, satellite orbits, very small aperture terminals, and satellite components in this course. You learn more about satellite systems and satellite network topology during this session. I'm hoping this course will help you learn more.

Marka meesha laga saaro waxyabihii badnaa ee Dabiiciga ( Nature) ahaa sida Buuraha iyo dhirta lagu yimid Degaanka, waxaa...
21/07/2023

Marka meesha laga saaro waxyabihii badnaa ee Dabiiciga ( Nature) ahaa sida Buuraha iyo dhirta lagu yimid Degaanka, waxaa bata Buuqa iyo sawaxanka oo aad loo dareemo.

Sawirka hoose ayaa inoo Macalin ah.

Ujeedadu waa inaad ilaaliso Degaanka uguna nolaatid nolol dagan oo bilaa Sawaxana.

Khadar A Muse

Waxaa manta inoo bilaabmay sanadkii cusbaa ee Islamka 1445 H.Allah Sanadkaa sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo...
19/07/2023

Waxaa manta inoo bilaabmay sanadkii cusbaa ee Islamka 1445 H.
Allah Sanadkaa sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo.

14/07/2023

Waxaan halkani inooga bilaabmi doona taxane cusub oo la Xidhiidha sida loo diyariyo Su’aalaha Cilmi-baarista (Research Question), Hagayaasha ( Guidelines) iyo sida Xogta loo Falanqeeyo ( Data Analysis).


Qaybta 1 aad: Doorashada Maduuca

Si loo sameeyo Cilmi baadhis, waxaa muhiima in marka h**e la doorto mawduuc oo ku dhex jira goobta aad xiisaynayso, sida Dhaqaalaha, Caafimaadka, Beeraha ama Ganacsiga. Dabadeed, u fiirso arrimo gaar ah oo la xidhiidha mawduuca aad dooratay ee cilmi baadhistaada.

Samaynta su'aalo cilmi baaris gaar ah, sida saamaynta (impact), isbadalka (the rate of change) kala duwanashiha laba xili amba shay iyo sobabta. Waa muhiim inaad hesho Cilmi badhisyo kale oo h**e loo sameeyay (Secondary data) taasi oo ka cawinkarta inaad si fiican u samayso Cilmi badhistada.

Qalinkii Khadar M Hurre

Kaah Training Services Waxaa Diyaarinay Packages aan ugu talo galnay ardayda Jaamacadaha oo ah sida loo diyaariyo Thesis...
12/07/2023

Kaah Training Services

Waxaa Diyaarinay Packages aan ugu talo galnay ardayda Jaamacadaha oo ah sida loo diyaariyo Thesis book-ga ama research Paper ka.

Bare Sare: Khadar Mohamed Ismail ayaa udiyara.

Qofkii Danaynaaya Whapp group kani ha kusoo biiro. Hadii aad garanyso qof u bahan fadlan la wadaag.

https://chat.whatsapp.com/Hcp0a3VaDLHGaNTYvAB3y5

Waad ku mahaaantihiin sxbyaal inaad nagu gareertaan  . 👏👏👏
10/07/2023

Waad ku mahaaantihiin sxbyaal inaad nagu gareertaan . 👏👏👏

28/06/2023

Waxaa qiimo dhimis 50% lagu sameeyay CCNA 200-301 Ciidul Adxa awgeed. Fadlan ka faa’iidayso ama ugu yeedh qof ka Faa’iidaysa.
Mahadsanid. 🙏

Waxaa diyaar ah Course kii CCNA ( 200-301) oo aan Mudo ku hawlanaa diyaarintiisa. Waxaa lajogaa wakhti ay shaqaynayso Xi...
17/06/2023

Waxaa diyaar ah Course kii CCNA ( 200-301) oo aan Mudo ku hawlanaa diyaarintiisa.
Waxaa lajogaa wakhti ay shaqaynayso Xirfada aad barato. Maaha maxaad taqaan ee waa maxaad qaban kartaa?
Waa hubaal in hadii aad qadatid training kani, inaad xage h**e ka gali doontid suuqa Xirfadlayda gar ahan Network-ga.
Toobiyahani raac sidaa u gaadho.

https://sheerxirfad.com/courses/cisco-certified-network-associate-ccna-200-301/

Khadar Ahmed Muse

CCNA, Waa shahaadada ugu tixgalinta badan shahaadooyinka Network-ga. Waxay ledahay mudnaan gaara marka lajoogo goobta shaqada. Company haysta dad Cisco Certified ah, aad ayuu ugu fanaa. Course wuxuu ka kooban yahay Theory i...

Waxaa gabo-gabo ku dhaw Duubidii casharadii CCNA-da.Dhawaan filo.
04/06/2023

Waxaa gabo-gabo ku dhaw Duubidii casharadii CCNA-da.
Dhawaan filo.

Macanaha Damaanad ayaa la fahmin!
29/04/2023

Macanaha Damaanad ayaa la fahmin!

Maxaa Khaldan?

Sida sawirka Marawaxada idinka muuqda waxaad ku aragtaa in ay leedahay Damaanad ( Warranty ) 2 sano ah.
Marka la gaa iibinaayo, waxaa lagu sheegayaa inay leedahay Damaanadani. Si fudud aya ugu qancaysaa markiiba. laakiin hadaad Albaabka kala baxdo Damaanadaasi ma shaqayso.

Markaa maxaa qaldan?
Ganacsatadu ma odhan karaan anagu Damaanad ma bixino ee Company- gii lahaa ayaa kusoo qortay?

Khadar A Muse

Mudo laga joogo 12 sano, ayaa waxaa guri loo dhisay oday la yidhaa Mohamed Ahmed oo aanu jaar ahayn. Subax ayaa kusoo be...
24/04/2023

Mudo laga joogo 12 sano, ayaa waxaa guri loo dhisay oday la yidhaa Mohamed Ahmed oo aanu jaar ahayn. Subax ayaa kusoo beegmay Forman kii guriga dhisay iyo Mohamed oo ishaysta. Waxay isku haysteen arintani sawirka hoose ka muuqda. Gurigii waxaa sidiican u shaqayn wayday Tuunbadii biyaha Xareeda qadaysay ee kasoo qadaysay Daarada dambe.

Forman ku wuxuu ku doodayaa in caruurtu ku rideen waxyaabo joojiya Biyahay. Halka uu Mohamed ku doodaayo, umaad samayn Biyo shub fiican.
Waxaa fahamay doodii. waxaa ku idhi “ ma idin kala saraa, haa ayay yidhahdeen”.
Muraayada la isku eego ikeena ayaa ku idhi, madaama oo aan ahaa Macalin Physic.

Murayadii ayaa ku sameeyay ilays Celin (reflection of Light), labadoodaba waan tusay. Labadiiba, markiiba way ku qanceen Allah mahadii.
Simidu (Leveling) du, markaa waxay ubahantahay aqoon iyo waayo aragnimo.

Qalinkii Khadar Ahmed Muse

Ramadan Mubarak
23/03/2023

Ramadan Mubarak

17/03/2023
Waxaad ku mahadsantihiin soo raacidiina, aad soo raacdeen Kaah Training  Center. Talo bixin, Book iyo Technical support ...
14/03/2023

Waxaad ku mahadsantihiin soo raacidiina, aad soo raacdeen Kaah Training Center.
Talo bixin, Book iyo Technical support noogu soo hagaaga.
Thanks all.

Address

Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 07:00 - 11:30
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252684198080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaah Training Center:

Videos

Share