Abwan geedi

Abwan geedi information about in the world

Ciidul Adxaa, Carabiga loogu talagalay Iiddii allabariga, ayaa ah kan ugu dambeeya labada ciidaha rasmiga ah ee looga da...
19/07/2021

Ciidul Adxaa, Carabiga loogu talagalay Iiddii allabariga, ayaa ah kan ugu dambeeya labada ciidaha rasmiga ah ee looga dabaaldego Islaamka dhexdiisa. Waxay ku sharfeysaa rabitaanka Ibraahim inuu allabaryo wiilkiisa Ismaaciil oo ah ficil u hoggaansan amarka Eebbe. Kahor intaanu Ibraahim bixin wiilkiisa, hase yeeshe, Ilaah wuxuu siiyay wan uu ku allabaryo

  Rabta   inay isku cadeeso   hakudhacdo πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
26/06/2020

Rabta inay isku cadeeso hakudhacdo πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

18/06/2020

Sirta guusha waa hadba sida aad ula macaamisho caqabadaha ku soo wajaha iyo casharka aad ka baratay wixii horay kuu soo maray.
Waxaan halkan kugu soo gudbinayaa dhowr sifo oo ku caan ah sirta guusha iyo dulucda ka dambeysa

1-Marka aad hawl qabaneyso si cabsi la,aan ah u qabo.
Haddii aad cid , shaqsi, ama koox ka baqeyso wey adaktahay in aad gaarto hadafkaada mana laga yaabo in aad hesho sirta guusha.
2-Marka aad fekereyso u feker si hal abuurnimo leh.
Waxaad u fekertaa si ah maxaa cusub oo aan soo kordhin karaa? sidee waxa hadda yaala wax ka duwan u keeni karaa? ma jiraa wax muhiim ah laakiin aan horay loo qaban? haddii aad sidaa u fekerto oo waa la yiri iyo mala sameyn karo aad meel iska dhigto waxaad ku socotaa jidka sirta guusha.
3-Marka aad shaqeyneyso noqo qof dulqaad leh.
Shaqada nuucey doonto ha noqoto waxey leedahay caqabdo kaa soo wajaha, waxeyna mararka qaarkeed kuna keentaa in aad iskaba joojiso , laakiin waxaa lagaga maarmaan ah in aad dulqaad sameyso oo aad xusuusato erayada heesta ah ( fulayow guuli kuu dhaweydaa ) waxii aan loo dulqaadan lagama gun gaaro markiiba ilaa aad liicdo, kufto haddana aad dib u kacdo. ogow haddaad sidaa yeesho waxaad ku taagan tahay waddada guusha.
4-Marka aad hadleyso u hadal si daacadda ah .
Hadaladaada waa in ay aasaas iyo run ku saleysan yihiin, oo waxyaabaha aad sheegaysaa waa in daacad aad ka ahaato. laakiin haddii cid ku qancin ama raaligelin kaa tahay, amaba aad shaqsi ama urur iska dhaadhicineysid waxaad ku danbeyn qasaaro. mana gaari doontid hadafkaada iyo himiladaada dariiqaaduna ma aha midkii guusha.
5-Marka aad dad la kulmeyso noqo qof qiimeeya dadka.
Waxaa la hubaa in aad maalin walba aad eegto taleefankaada cidda ku so wacda ama fariin kuu soo dirta, sidoo kale haddii aad leedahay facebook waxaad eegtaa maalin walba cidda ka soo falcelisa wixii aad dhigtay sida sawir ama qoraal. laakiin su’aasha waxey tahay maxaan nafsaddaada u eegi weyday heerka ay taagan tahay? oo haddii waddo aan sax aheyn ku socoto uga qaban laheyd. haddii adiga aad qirto wanaaga dadka kale waxaad hogaankiisa qabatay mid ka mid ah dhabaha sirta guusha.
Dulucda Sheekada: Haddii aad gasho tartan lagu tartamayo baabuur oo aad la soo shirtagto baabuur cusub weliba aad ogtahay arkeysana in baabuuro kaloo cusub ay tartanka kugula jiraan. waxa lagu kala guuleysto ma aha dhaqaaqa xawaaraha gaariga ee waa baddalka geerka ( marshada ) xiliga ku haboon.
Marka ma dooneysaa in aad tartanka sirta guusha ku guuleysato? haddii ay haa tahay qaado oo ku dhaqan qodobadaa

14/06/2020

sax miyaa uragataa labadn qof waxay samayna

Allah nugu duwo intaas iyo ka badan
03/06/2020

Allah nugu duwo intaas iyo ka badan

02/06/2020

Saddex lama arag:

1) Marti nin ka yar.
2) Muddo maalin ka yar.
3) Salaad ragcad ka yar.

Wasaaradda difaaca Mareykanka ayaa sheegtay howl-gallo ay Ciidamada Mareykanku ka sameeyeen Soomaaliya, Afgaanistaan, Ci...
07/05/2020

Wasaaradda difaaca Mareykanka ayaa sheegtay howl-gallo ay Ciidamada Mareykanku ka sameeyeen Soomaaliya, Afgaanistaan, Ciraaq iyo Siiriya 2019kii ay ku dileen 132 qof oo shacab ah, sido kalena 91 ruux ay ku dhaawaceen sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay wasaaradda difaaca Mareykanka.

Sido kale warbixinta ayaa lagu yiri "khasaaraha ugu badan ee rayidka ayaa ka dhacay Afghanistan, iyadoo 108 ay ku dhinteen 75 kalena ay ku dhaawacmeen. Ugu yaraan 22 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 13 kalena waa lagu dhaawacay Ciraaq iyo Siiriya, halka labo lagu diley saddexna lagu dhaawacay Soomaaliya".

14/04/2020

Thanks Abwane

Ha noolato soomaliye
06/04/2020

Ha noolato soomaliye

Hhhhh sheeko dhab ah
06/04/2020

Hhhhh sheeko dhab ah

31/03/2020

Amiin Amin

27/03/2020
Ku ila doogaso dalkagag quruxu badan Somalia masha allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
27/03/2020

Ku ila doogaso dalkagag quruxu badan Somalia masha allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

26/03/2020
25/03/2020

Sas weeye Hamblyo Somalia

Asxabaye sheega magaca shayadan
25/03/2020

Asxabaye sheega magaca shayadan

Somalia oo dhex dhexeda ka noqoty xiisad u dhexayasa masar iyo itoobiye
25/03/2020

Somalia oo dhex dhexeda ka noqoty xiisad u dhexayasa masar iyo itoobiye

24/03/2020

Alle ayaan magan galanay waxa dhibaato dhacaya aduunka daafihiisa

24/03/2020

Ila daawo siina share gare

Mogadishu stadium waaa kan waxan u rajayanayaa horumar wacan dhamaan umad soomaaliyeed
24/03/2020

Mogadishu stadium waaa kan waxan u rajayanayaa horumar wacan dhamaan umad soomaaliyeed

23/03/2020

Nin oday ah oo 96 sano jira ah ayaa naagtiisa wuxuu dhihi jirya baby, honey iyo kuwa kale oo badan malintii danbe ayaa waydiiyay maxaa san u dhahadaa xasakagag wuxuu dhahay haaa wan dhahay waayo 30 sano ka h**e ayaan magaceedi iloobayπŸ˜‚πŸ˜‚

16/11/2019

hello were life In world I am professional person telecommunication engineer so asked questions about science

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwan geedi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV Networks in Mogadishu

Show All