Gayiga TV

Gayiga TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gayiga TV, TV Network, .

03/07/2023

Jawabta uu Bixiyay Askarigaan Waa mid Cajiib ah, Waxaa uuna ilaaliyay Masuuliyadda Saaran💪💪💪🇸🇴

19/05/2023

Xingalool: Sahra Caydiid Ciise oo buraanbur ka tirsay safarka Garaad Maxamed Garaad Cabdulaahi Cali Ciid.

19/05/2023

Diinta, Dalka, Dadka.

Dowladiisa Kuma uu lahan Faragalin Iyo Gacan dhaaf gudaha ah , Masuul walba oo Xukuumadiisa ahi waxa uu u madaxbanaanyah...
19/05/2023

Dowladiisa Kuma uu lahan Faragalin Iyo Gacan dhaaf gudaha ah , Masuul walba oo Xukuumadiisa ahi waxa uu u madaxbanaanyahay Xafiiskiisa Iyo Go'aandiisa .

Kaliya Isla xisaabtan Wakhtigiisa ah, Qiimayn Iyo War kala qaadasho weeye Jihooyinka Maamul ee Xukuumada MW. Dr. Mustafa Omer.

Maxaa kaaga baxay Hadalkaas?

19/05/2023

Mashaa Allah Walal Siifaafi.

Shacuurta Reer Beledweyne ee ah Taageerada Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Turkiga Mudane Ordugaan. Iyagoo Fatahaad Ladaalaa D...
19/05/2023

Shacuurta Reer Beledweyne ee ah Taageerada Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Turkiga Mudane Ordugaan. Iyagoo Fatahaad Ladaalaa Dhacayo ayeey Hadana Taageero Buuxda u yihiin Ordugaan.

Suuqa Moora Eri ee Gobalka Hiiraan oo Siweeyn Loogu kala iibsanaayo Xoolaha.
28/04/2023

Suuqa Moora Eri ee Gobalka Hiiraan oo Siweeyn Loogu kala iibsanaayo Xoolaha.

28/04/2023

Saciid Dani madaxweeynaha Maamulka Puntland ayaa Hambalyo Udiray Shacabka SSC ee Difaacanaayo Dhulkooda.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa shacabka iyo Ciidanka dib u xoreynta deegaanka kul...
11/04/2023

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa shacabka iyo Ciidanka dib u xoreynta deegaanka kula kulmay deegaanka Ceel-cali Axmed.

Waxaa ayna dhiiri galin usameeyeen Ciidanka Deegaanka iyo kuwa xogga dalka.

Muqdisho.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Mi...
11/04/2023

Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley kaddib kulan miro-dhal ah oo ah ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ayaa soo bandhigay iskaashiga labada dhinac ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, arrimaha Beni-aadannimada iyo la tacaalidda saaneynta isbaddelka cimmilada.

11/04/2023

Allow Raxmadaada Basii, Waa Hooyo Alle Kabarisay inuu Raxmadiisa Siiyo.

28/03/2023

Gudoomiyaha Ururka Dhalin yarada Hiiraan.

25/03/2023

Gudoomiyaha Gobalka Hiraan Cali Jeyte oo Dib Ugu laabtay Gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay Howlihii Shaqo ee uu ugu maqnaa Dalalka Kenya, Gugaandha.

25/03/2023

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Hiiraan
Abdi Muunin Elmi ayaa soodhaweeyay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan.

Beelweeynta Reer Ugaas oo kamid ah Beelaha Xawaadle oo kujira diyaar garoogii ugu dambeeyay.Howlgalka Lagu xureeynaayo G...
25/03/2023

Beelweeynta Reer Ugaas oo kamid ah Beelaha Xawaadle oo kujira diyaar garoogii ugu dambeeyay.
Howlgalka Lagu xureeynaayo Gobalka Hiiraan Wajigiisa labaad ayeey Diyaar garow ugu jiraan Beeshaani.

Waxaa lagu wareejiyay Ciidamada Geel loogu tala Galay in looqalo ciidanka Jujira Jidaha h**e ee Dagaalka.

07/03/2023

Taliyihii Kasoogoostay Maamulka Buuse Biixi oo Maanta Shir jaraa,iid kuqabtay gudaha magaalada Laascaanood.

MUQDISHO.TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED, AYAA KORMEERKII JOOGTADA AHAA KU TAGAY CID-da. Taliyaha Ciidanka Bolii...
19/02/2023

MUQDISHO.

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED, AYAA KORMEERKII JOOGTADA AHAA KU TAGAY CID-da.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa horay Ummadda Soomaaliyeed ugu balanqaaday kormeer joogto ah oo la xariira adeega Bulshada Koofi qabto CID-da.

18/02/2023

Sharciga.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gayiga TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share