Maclumaadka Guud Media

Maclumaadka Guud Media Ku soo dhawaaw Maclumaadka Guud Media
halkaad waxaad kala socon doontaa warbino iyo dhacdooyinka

CAJIIB:-Sanadkaan Xarunta Shiikh Bukhaari ee Daarul-Musdafa waxaa lagu diyaariyay 1,005 Neef oo Geel ah oo lagu xusayo d...
12/09/2024

CAJIIB:-Sanadkaan Xarunta Shiikh Bukhaari ee Daarul-Musdafa waxaa lagu diyaariyay 1,005 Neef oo Geel ah oo lagu xusayo dhalashada Nabigeyna Muxammad "SCW" ee bisha Mowliid.

Sanadkii h**e xaruntaan waxaa lagu soo bandhigay Geel tiradiisu gareyso 707 Neef, waxaana sanadba sanadka ka danbeeyo kor u sii kaco tirada Geela looga qeyb qaato xuska Mowliidka Nabiga oo ah cibaado ay na fareyso diinteyna islaamka.

Mowliid wanaagsan.Bilashada Bisha Mowliid Mowliid wanaagsan oo baraka iyo kheyr leh, bishaan waxay noo tahay xusuus iyo ...
04/09/2024

Mowliid wanaagsan.
Bilashada Bisha Mowliid

Mowliid wanaagsan oo baraka iyo kheyr leh, bishaan waxay noo tahay xusuus iyo farxad aan aan la qiyaasi karin.Ilaahay ha inoo fududeeyo inaynu si wadajir ah ugu dabaaldegno oo aan u raacno dariiqa Suubanaha Scw"

"Xuska bisha Mowliidka wuxuu noo yahay xasuusin joogto ah oo ku saabsan jacaylka iyo ixtiraamka Nabiga (NNKH). Waxaan idinla jecelnahy in bishaani noo noqoto bil barako iyo farxad leh oo dhammaanteen aynu ku baraarugno wanaaggii Nabigeyna (NNKH)

sidoo kale waa bil ay muhiim tahay in aan ka sheekeyno oo aan baranno siirada Rasuulkeena CSW"

    ee   SIMAD University  Guddiga Maamulka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Abdikarim Mohai...
09/08/2024

ee SIMAD University

Guddiga Maamulka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed in uu noqdo Guddoomiyaha 4-aad ee Jaamacadda SIMAD.
Hambalyo!

06/08/2024

Warbixin !!! Dhif iyo naadir ah
Madaxweynaha Sinigal Oo dhalinyaradda Wadankiisa lahadlay una sheegay in uu xafiiska Madaxtoyada ka Soo xertay Masuulka ugu sareeya European Union

Nagu Soo biri

31/07/2024

Warbixin Hugaamiyihii Xamaas Allaha unaxariistee Ismail Haniya
Oo lagu dilay dalka Iran.
magaalada Tahren

MUQDISHO OO SAGOOTISAY IFTIINKII U DAARNAA.Dadweeyne ka badan boqol kun oo ruux ayaa maanta Muqdisho ku xaadiray janaasa...
20/07/2024

MUQDISHO OO SAGOOTISAY IFTIINKII U DAARNAA.

Dadweeyne ka badan boqol kun oo ruux ayaa maanta Muqdisho ku xaadiray janaasada sheekheennii weeynaa .

Sidoo kale gobollo badan oo dalka ah iyo meela badan oo kamida dunida ayaa Janaaso qaa'ib ah Sheekha looga soo dukaday.

Dhamaan culumada waaweeyn ee islaamka iyo masuuliyiinta dowladaha muslimiinta ayaa iyaguna tacsi ka diray geerida sheekha waxay ku tilmaameen caalim kaalinta ugu weeyn ka qaatay faafinta diinteenna.

Culimada Dalka Ciraaq oo  dhambaal tacsiyo ah usoo direy Ehelk, Xirta Axbaabta iyo Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geeridii...
20/07/2024

Culimada Dalka Ciraaq oo dhambaal tacsiyo ah usoo direy Ehelk, Xirta Axbaabta iyo Dhammaan Umadda
Soomaaliyeed Geeridii ku timid Calimkii waynaa
Allaha unaxariistee .
oo manta lagu Aasay magaalada muqdisho
ilaahey ha u naxariisto sheikh Osmaan Sheikh Da'ud culusow sheikh Cubayd Sheikh Cusmaan xidig.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونAlle ha unaxariisto Calimkii weynaa Sheikh Cisman Sheikh Cumar Sheikh Da'ud Cul...
19/07/2024

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون
Alle ha unaxariisto Calimkii weynaa Sheikh Cisman Sheikh Cumar Sheikh Da'ud Culusow( SHIIKH CISMAN XIDIG).

Wuxuu ahaa Caalim weyn Somali badan cilmiga baray Kutubo badan qoray Alle ha janeeyo Shiikha.

15/07/2024

أنا لله وانا اليه راجعون
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت
Geeri Naxdin leh
ALLAHA Unaxariisto walaalkeen.

Oo ku Geeryooday. Dagmada Garasbaaleey
xaafada global

Samir iyo imaan ALLAH nagasiiyo.
Waxaan utacsiyeeynayaa, dhammaan Ehel qaraabo
Iyo Reer

Sawirkaan waa Mandheera. Markaan qaadayay, waxaan taagnaay Balad&Xaawo mandheera iyo balad xaawo waxey isku jiraan 500 o...
03/07/2024

Sawirkaan waa Mandheera.
Markaan qaadayay, waxaan taagnaay Balad&Xaawo mandheera iyo balad xaawo waxey isku jiraan 500 oo tallaabo in ka yar

Ref. 📸📸 Nuur Maxamed

NBaafa Production

Fadliga Soonka 10ka Maalin Ee ugu Horeyso Bisha Dul Xaj Ama Carafo Ee Caawa Koow-da Ah Waxaa Ka Mid Ah::- 08 Bisha 6/ 20...
07/06/2024

Fadliga Soonka 10ka Maalin Ee ugu Horeyso Bisha Dul Xaj Ama Carafo Ee Caawa Koow-da Ah Waxaa Ka Mid Ah::-

08 Bisha 6/ 2024 sabti Habeenka Kowaad Ee Carafo..

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Qofkii 10 Maalin Soomo Alle Wuxuu Ku Karaameeyaa 10 Shay-

1-Cimriga Ayaa Loo Barakeeyaa.
2-Xoolaha Ayaa Ayaa Loo Badiyaa.
3-Xanuunka Geerida Ayaa u Fudeed u Noqdo.
4-Mugdiga Qabriga Ayaa Iftiin loogu Badelaa.
5-Caruurta Ayaa Loo Ilaaliyaa.
6-Miisaankiisa Qiyaamo Ayaa Cuslaado.
7-Dambigiisa Ayaa La Dhaafa.
8-Ajarkiisa Ayaa Siyaado.
9-Jaran Jarooyinka Sare Ayaa La Saara.
10-Afooyinka Ayaa Laga Badbaadiyaa.

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu Jeclaa 10 Maalin Inuu Kaga Faa'idaysto Howlaha Wanaagsan Asxaabtiisa Wuxuu Fari Jiray Inay Wanaaga Badsadaan Maalmahan.

Maalmahan 10-Ka Ah Waxaa Ku Dhaaftey Alle Weyn Suratul Fajri Aayaddaha ugu Horeeyo, Waana Maalmo Kheir Badan..bir haleska dhigo ciyaalka xafada

09/04/2024

هل الدعاء ليلة العيد مستجاب؟

ثبت أن الدعاء ليلة العيد مستجاب شأن خمس ليالٍ من السنة الهجرية،

حيث جاء عن أبي أمامة بن سهل بن حُنَيْفٍ رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلّى الله عليه وآله وسلّم: «خَمْسُ لَيَالٍ لَا تُرَدُّ فِيهِنَّ الدَّعْوَةُ: أَوَّلُ لَيْلَةٍ مِنْ رَجَبٍ، وَلَيْلَةُ النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ، وَلَيْلَةُ الْجُمُعَةِ، وَلَيْلَةُ
الْفِطْرِ، وَلَيْلَةُ النَّحْرِ»
Allow ducooyinkeena noo Aqbal

01/01/2024

War see wax ujiraan, meel howl ubaahan hadal wax k**a taro.
Cabaarayn wax ma badasho.
Go'aamada birito kuwa wax ku ool ah oo geesinimo iyo go'aan adag leh halala imaado i.a

Rag badanaa birito la baran donaa
Salaama



السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهان لله ما أخذ، وله ما أعطى وكل شي عنده الي اجل مسميانا لله وانا اليه راجعونفلتصبر ولتحبسب...
02/10/2023

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

ان لله ما أخذ، وله ما أعطى وكل شي عنده الي اجل مسمي

انا لله وانا اليه راجعون

فلتصبر ولتحبسب

اللهم اغفر له، وارحمه، وعافه، واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس، وابدله دارا خيرا من داره، واهلا خيرا من اهله، وزوجا خيرا من روجه، اللهم ادخله الجنة، واعده من عذاب القبر وعذاب النار.

اللهم ثبته القول الثابت

اللهم امين، اللهم امين.

والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

Allah ha u naxariisto Marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisa, qaraabadiisa iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, gaar ahaan waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas.

Allah ha u raxmadee Marxuum Cali Ugaas wuxuu dalka iyo dadka Soomaaliyeed u soo shaqeeyey muddo aad u dheer isagoo soo qabtay xilal kala duwan sida duqa Magaalada Muqdisho.

Ku Soo Dhawaaw page ka Maclumaadka Guud Media halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa dhacdooyinka warbixinad waraysiyada...
04/03/2023

Ku Soo Dhawaaw
page ka Maclumaadka Guud Media
halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa dhacdooyinka warbixinad waraysiyada dhaaman daafaha caalamka ka dhaca
fallow dheh saad ula socoto
macluumaadka aan halkaan kusoo gudbino

Address

Dharkeynley
Mogadishu

Telephone

+252688725459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maclumaadka Guud Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maclumaadka Guud Media:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Mogadishu media companies

Show All