CSTV

CSTV Balantenu waa kor u qadista 𝐠𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐫𝐢𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 shekoyinka 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐝𝐚!

25/04/2023

Muqaal il qabad leh!!! Mogadishu ilaa Warshiikh.

24/03/2023

Bisha sanadka! Fadliga iyo faaidoyinka ay uga duwantahay bisha ramadaan bilaha kale.

Barnamijka 𝐌𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜 oo aan uga hadli doono mawducyo wax tar leh, faaidona u leh bulshada, ka daawo Bisha Ramadan shaashada...
22/03/2023

Barnamijka 𝐌𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜 oo aan uga hadli doono mawducyo wax tar leh, faaidona u leh bulshada, ka daawo Bisha Ramadan shaashada CSTV.

#𝐌𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜2023

10/03/2023

Waa sidee 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐝𝐚 iyo 𝐗𝐚𝐥𝐤𝐚 ay ku heli karaan dhalinyaradu shaqooyin ama ay ula imaan karaan hal-abuuro?

waa weedh culus iyo weydiimo waran sidata u baahan ka wardoonid, si loo helo war celin waadhax ah oo hufan.

𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐑𝐨𝐦𝐚𝐧
CSTV

12/11/2020

Halkani waa barteyda youtubeka ee CSTV oo aan kusoo gudbindoono muqalo tayo iyo waxtar u leh bulshada. Kani waa muqal aan kusoo koobnay tariikhda sh.abdirashid sh.ali suufi oo ah qari somaliyed.Si aad u dawato muqalka oo dhameystiran ku dhufo linkigan https://youtu.be/Z7y5a_fe0Fo

Yusuf Roman

Address

Mogadishu

Telephone

+252616257540

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CSTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CSTV:

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Mogadishu

Show All