Eng Layla

Eng Layla Muuqalo Kuxiisa geliya
(9)

Maanta waa malinta carafo aan badino ducada iyo xuska ilaaheey.Ducada iyo acmashaba kuwii laka aqabalo allow inaka mid d...
15/06/2024

Maanta waa malinta carafo aan badino ducada iyo xuska ilaaheey.
Ducada iyo acmashaba kuwii laka aqabalo allow inaka mid dhig.

13/06/2024

Allah caafiad hainakugarsiyo maalinta carafa kuwii kafaaiideystane allah hainaka dhigo

Xasuusin 10ka dilxija
04/06/2024

Xasuusin 10ka dilxija

28/05/2024

HACAAJISIN
Mxadaro shiikh mustafe

26/05/2024

ISTIQFAARTA FAAIDOOYINKA AY LEEDAHAY

Isbadel dhinaca nolosha ah in lasameeyo waa arrin aad iyo aad u adag laakiin u baahan oo kaliya sadex arimood oo kala ah...
11/05/2024

Isbadel dhinaca nolosha ah in lasameeyo waa arrin aad iyo aad u adag laakiin u baahan oo kaliya sadex arimood oo kala aha:

1. Rabitaan xoogan: Qofku waa inuu jecelyahay inuu xaaladda uu ku jiro wax ka badalo, rabitaankiisana uu aad u sareeyo si uu wax isaga badalo. Tusaale ahaan, qofku waa inuu jecelyahay ama rabo inuu wax barto.

2. Go’aan adag: Tani macanaheedu waa inuu qofku la yimaado go’aan adag uu wax ooga badalayo waxa uu damacsanyahay inuu iska badalo. Waa tii Alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa nabadgalyo iyo nariisi dushiisa allaha yeelee ku yiri “Hadii aad go’aan gaartid, Alle talo saaro.” aayadaas waxay natusinaysaa inuu alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa amray haduu go’aansado arin, waa inuu fuliyo, allena talo saarto. Hadaba waxaa qofka laga doonayaa inuu go’aan adag la yimaado marka uu rabo inuu isbedel sameeyo Allena uu talo saarto.

3. Isku-day badan: Qodobkaan ugu danbeeya waxuu aad u dhiirigalinayaa in uu qofka uusan ka caajisin, ka niyad jabin isbedelka uu damacsanyahay mar haduu go’aansaday, rabitaanna uu jiro, waa inuu mar walba isku daygii wadaa, adeegsadaa habab kala duwan uu wax ooga badalayo culaysyadda uu kala kulmayo isbedelka ama u diidaya isbedelka. Tusaale, qof ayaa go’aansaday inuu waxbarto, rabitaankiisuna aad u sareeyo, laakiin waa damiin, wey ku adagtahay fahamka waxa uu rabo inuu barto, sidaa darteed, si uusan u niyad jabin waa inuu isku dayo badan sameeyo, dadaal fara badanna uu la yimaado, hababka uu wax u aqriyo wax ka badalo, maalinba si uu wax u aqriyo si uusan caajis ama niyad jab u dareemin. Haduu xifdiskiisa liito waxaa suura gal ah inuu ku fiican yahay sawiradda iyo farshaxanka, sidaa darteed waxa uu rabo inuu xifdiyo waa inuu sawiro ku muujiyo, tusaale ahaan waxaan rabaa inaan xifdiyo shanta tiir islaam, waxaan u sawiran sidii guri oo kale, shan tiir leh, waxuu sawirkaas ii fududeyn inaan hadhow xasuusto shanta tiir islaam anigoo markasta xasuusanaya sawirkii aan sawirtay.

08/05/2024

Hadad ilaahey kubarido magacan waa uuka aqbalaa manasoceliyo

Eng Layla

❎❎ ISKA ILAALIShirkada facebook wexey sameyse update kasoo ah in sawiradada iyo muqaladada iska soo post gareyso adoona ...
04/05/2024

❎❎ ISKA ILAALI
Shirkada facebook wexey sameyse update kasoo ah in sawiradada iyo muqaladada iska soo post gareyso adoona kawar heyn marka kataxadara
kusoo kare qof saxiibka ah siuu iska ilaaliyo.

16/04/2024

Yaawaa Qofka ❤😊

fans

Caajiska iyo joogteyn la'aanta waxay saameyn xoogan ku yeelan karaan wax-soo-saarka shaqo iyo nolol maalmeedka. Si looga...
16/04/2024

Caajiska iyo joogteyn la'aanta waxay saameyn xoogan ku yeelan karaan wax-soo-saarka shaqo iyo nolol maalmeedka. Si looga hortago, raac tallaabooyinkan:
1. Deji Yoolal Cad: Qor yoolal gaar ah oo aad rabto inaad gaarto. Yoolal cadcad waxay kuu sahlayaan inaad diirada saarto waxa muhiimka ah.

2. Jadwal Maalmeed: Abuur jadwal maalmeedkaaga kaas oo leh hawlo cayiman waqtiyo cayiman. Tani waxay caawineysaa inaad noqoto qof ka hawl badan oo maalintiisa qiimeeyo.

3. Qorshe Hawleed: Diyaarso qorshe faahfaahsan oo ah sida aad u fulineyso yoolalkaaga. Tan waxaa ka mid noqon kara qorshaynta tallaabooyinka raacitaanka maalinlaha iyo usbuucle.

4. Noqo Mid Firfircoon: Jimicsi joogto ah waxay kordhisaa tamarta, waxayna yareysaa caajiska. Xitaa socod yar ama jimicsi fudud ayaa faa'iido leh.

5. Naftaada Ku Abuur Caqabad: Isku day waxyaabo cusub ama ku guuleyso caqabado, tani waxay kugu caawineysaa inaad ka baxdo aagga raaxada oo aad sameysid koboc shaqsiyadeed.

6. Waqti Go'an U Samee Caadooyinka Wanaagsan: Samee caado aad maalin kasta qabato xitaa haddii ay tahay wax yar sida inaad aqriso 10 bog oo buug ah ama aad qorto qorshe maalmeedkaaga.

7. Dhakhso U Beddel Caadooyinka Xun: Haddii aad ogaatid inaad leedahay caadooyin aan waxtar lahayn sida isticmaalka taleefanka xilliyada aan muhiimka ahayn, isku day inaad dhakhso u beddesho.

8. Isticmaal Appska Maaraynta Waqtiga: Isticmaal farsamooyinka sida Pomodoro Technique ama 80/20 Rule si aad u kordhisid hufnaantaada.

9. Noqo Mid wakhtigiisa la socda: Ha u oggolaan in dib u dhac kaa horjoogsado inaad h**e u socoto. Ku dadaal inaad horay u socoto oo aad la qabsato haddii ay jiraan caqabado.

10. Qiimee Horumarkaaga: Markaad hesho natiijooyinka yoolkaaga, hubi inaad naftaada abaalgud siiso. Tan waxay kuu noqon kartaa dhiirigelin aad ku sii waddo wax-qabadkaaga.

Ku dhaqanka tallaabooyinkan waxay u baahan yihiin joogteyn iyo dhiirigelintaada shaqsiyeed, laakin markii la adeegsado si joogto ah, waxay noqon karaan kuwo waxtar leh oo kaa caawin kara inaad noqoto qof firfircoon oo meesha ka saara caajisnimada iyo joogteyn la'aanta.

Hambal hambalyo dhamaan umadda islaamka mel weliboo joogan gaar ahaan umadda somaaliyeedCIID MUBARAKكل عام وانتم بخير
09/04/2024

Hambal hambalyo dhamaan umadda islaamka mel weliboo joogan gaar ahaan umadda somaaliyeed
CIID MUBARAK
كل عام وانتم بخير

👋 Dhamaate bishii kheyr badneed ee ramadandhamaate bishii danbidhaafka iyo naxariista badneedAllow naka aqbal acmaashii ...
09/04/2024

👋 Dhamaate bishii kheyr badneed ee ramadan
dhamaate bishii danbidhaafka iyo naxariista badneed
Allow naka aqbal acmaashii wanaagsaned oo aan soosameyne
Ramadano kaloo badan allow nagaarsii cimri iyo caafimadkane allow noosiyaadi.
Aamiin aamiin

💙 WAX KA BARO ZAKATUL FIDRIGA INSH ALLH1) Waamaxay Zakatul fidri. ?  Waa dhawaansho Allaah sw loogu dhawaanayo bixinta h...
08/04/2024

💙 WAX KA BARO ZAKATUL FIDRIGA INSH ALLH

1) Waamaxay Zakatul fidri. ? Waa dhawaansho Allaah sw loogu dhawaanayo bixinta hal Saac ama afar Mud iyadoo la bixinayo cuntada magaalada aad joogto ugu badan ee la isticmaalo lana siinayo fuqarada iyo masaakiinta.

2) Wamxay xikmada loo jideeyay zakatul fidriga. ?

Waxaa loo jideeyay looguna tala galay wixii gaf ah ama danbi ah ee kadhacay bisha ramadaan qofka sooman inay ka nadiifiso, dadka masaakinta ahna la quudiyo si ay maalinta ciida muslimiinta oola farxaan.

3) Xukunka zakatul fidriga. Waa waajib

4) Yaa ku waajibtaa zakatul fidiriga ? Waxaa ku waajibtaa qof kasta oo muslima yar iyo wayn adoon iyo xor lab iyo dhadig.

5) Yay ku waajibty inuu bixiyo zakatul fidriga.?
Qof kasta oo haysto wax dheer maalinka ciida iyo habeenka ciida wuxuu cuni lahaa.

6) Yaa laga bilaabaya bixinta zakatul fidiriga. ?
Qofka mukalafkaa ( qaangaadhkaa ) marka h**e naftiisa ayuu ka bilaabi kadib wuxuu ku xijisiin dadka ay nafaqdoodu ku waajibtay, sida caruurtiisa xaaskiisa iyo waalidkiisa aan waxba haysan.

7) Maxaa la bixiyaa zakatul fidiriga.? Hal Saac oo ah cuntada ugu badan ee laga isticmaalo magaaladaad jogto ayaa qof walba laga bixinayaa. Halka saac waa Afar mud ama 5 koobo oo bariis, bur, Timir, gadhoodh, qamandi, heed, iyo canbuulo ah iwm.

8) Lacag maa lagu bixin karaa zakatul fidiriga?
Maya laguma bixin karo, waayo nabi ﷴﷺ wakhtigisi lacag way jirtay, muusan ku bixin isagu mana amrin in lagu bixiyo.

9) Yaa lasinayaa zaktul fidiriga?Waxaa la sinayaa fuqarada iyo masakinta iyo qaybaha kale ee zakada la siiyo ee aan haysan maalinkaa ciida waxay quutaan.

10) Wakhtigee ayay waajibtaa.?Waxay waajibtaaa markay cadceedu dhacdo habeenka ciidu soo galayso, ama markay bilato bisha shuwaal.

11) Malaga hor marin karaa zakatul fidiriga maalinka ciida? Haa waxaa laga hormarin karaa aroorta ciida maalin ama laba maalmood.

12) Wakhtigee u fadli badan in labixiyo zakatul fidiriga?Salada ciida ka hor in la bixiyo ayaa u fadli badan cadceedu markay soo baxdo ilaa inata laga tukanayo.

13) Maa la siin karaa qof ay nafaqadiisu ku waajibtay qofka bixinaya.? Maya lama siinayo sida caruurta iyo labada waalid, lkn waxaa fiican in qaraabada kale la siiyo, iyaga in lasiiyo ayaana fadli badan.

14) Qofka intay ku waajibtay isagoon bixin uu wakhtigii ka dhacay ma laga dhaafaya.? Maya lagama dhaafayo qale ahaan ayuu u bixinayaa.

15) Ilmaha caloosha ku jira malaga bixin karaa. ?
Haa waa laga bixin karaa lkn waajib maha, Sayid Cuthmaan rc ayaa la sheegaa inuu ka bixiyay
16) Ma loo rari karaa magaalo kale zakaatul fidriga. ?Maya lama rari karo waxaana fiican in la siiyo masaakinta daggan qofka bixinaya magaalada uu joogo in lawaayo qof la siiyo mooyee.

Muhiim : Fadlan ha iloobin inaad niyooto markaad bixinayso zakatul fidriga waayo camal aan la niyoon lama aqbalo, sidoo kale qofka aad siinayso hakaa gudoomo ama adiga ama qofka wakiilka kaa ah.
💙
Hadaad ka heshay la wadaag Asxaabtada.

Caawa waa 29ka bisha ramadan ee ugu danbeysa habeenka laylatul qadriga ■ Allow nawaafaji caawa laylatul qadriga kuwii ka...
07/04/2024

Caawa waa 29ka bisha ramadan ee ugu danbeysa habeenka laylatul qadriga
■ Allow nawaafaji caawa laylatul qadriga kuwii kafaiideystane allah hainaga dhigo.
■ Hadey kamid aheed habeenadii lasoodhafe allow inagudar kuwii asiibe habeenka kheyr keeda.
■ Allow aysan dhamaan ramadan ilaa aad inoo danbi dhaafto, inoo naxariisato naartane aad nakaxureydo, Janada aad inagu irsaaqdo.
■ Inta xanuunsan allah hacaafiyo , inta caafimad qabtane allah hau siyaadiyo.
■ Wadanka allow amni iyo aaminba inooka dhig
■ Walaladeen falastiin dhibka ay yahuudu kuheydo allaah haka dulqaado.

 # Caawa waa 25 habeenada witrigaa ee looka shaki badanyahay laylatul qadriga. # Ducada laylatul qadriga aqriskeeda aan ...
03/04/2024

# Caawa waa 25 habeenada witrigaa ee looka shaki badanyahay laylatul qadriga.
# Ducada laylatul qadriga aqriskeeda aan badino
اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عنا
# Allah hana waafajiyo habeenka laylatul qadriga kheyrkeda kuwii kafaiideystane allah hainaka dhigo .

🍁Ducada laylatul qadriga** اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عنا Allow waxaatahay mid cafin badan cafintantane waad jeceshaha...
02/04/2024

🍁Ducada laylatul qadriga
** اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عنا
Allow waxaatahay mid cafin badan cafintantane waad jeceshahay allow nacafi.
** allah haina waafajiyo habeenka laylatul qadriga.
** Danbigeen iyo kan walidkeenba allah dhaafo.
**Xiliyada waa xiliyada uu ilaahey leeyahay
ادعوني استجب لكم Ibarya aan idiin ajiibe
**Aan badino ducada xiliyada suxuurta oo aan kafaaideysano xiliyada ducada la aqbalo.
**Allah hainga aqbalo soonka, salaada, iyo ducadaba.
🍁

● Waxa mahad leh allihii 10ka danbe ee bisha ramadan caafimad iyo cimri inaku soogaarsiiye.● Anaga allow inaga yeel kuwi...
31/03/2024

● Waxa mahad leh allihii 10ka danbe ee bisha ramadan caafimad iyo cimri inaku soogaarsiiye.
● Anaga allow inaga yeel kuwii laka aqbala acamasha wanagsan.
● Intaa harsan ee tirsanta aan kafaiideysano oo aan uga faaideysano Towbad keen , Istiqfaarta, Salatul laylka, Adkaarta , Ducada , iyo Sadaqo labaxsi walow haba yaraate.
● اللهم تقبل صيامنا و صلاتنا وقيامنا ودعانا يارب العالمين
● اللهم بلغنا ليلة القدر و وفقنا ليلة القدر .
● Inta xanuunsan allah hacaafiyo, inta caafimad qabtana allah hau siyaadiyo.
●Inta dhimate oo muslima allah hau naxariisto.

🌸Quluubtu wexey kuxashisaa digriga ilaahey Aan badino xuska ilaahey 🌸
27/03/2024

🌸Quluubtu wexey kuxashisaa digriga ilaahey
Aan badino xuska ilaahey 🌸

10Kii Ee bisha ramadan uh**eyde dhamate 20ka kalane sidan bey degdeg inaku dhaafi aan kafaiideysano inta inoo harsan waq...
20/03/2024

10Kii Ee bisha ramadan uh**eyde dhamate 20ka kalane sidan bey degdeg inaku dhaafi aan kafaiideysano inta inoo harsan waqti baynu heysanaa,
🌸Allow kuwad unaxariisatee , udanbi dhaaftee naartana laka xureeya inaka mid dhig.

 # QOFKA SOOMAN LABO FARXADOOD BAA USUGNATE 1.Farxada kowad marku afuraayo farxad baa usugnaate.2. Faraxada labadne waa ...
16/03/2024

# QOFKA SOOMAN LABO FARXADOOD BAA USUGNATE
1.Farxada kowad marku afuraayo farxad baa usugnaate.
2. Faraxada labadne waa markuu lakulmayo rabigii maalinta qiyaamo.
Allow kuwii hante labadaa farxadood inaga dhig #

🎈AFUR WANAGSANDucada Afurka( oonkii waa tage xididadiina wey qoyeen, ajiirkiina waa sugnaade alle haduu doono.)Allow ina...
15/03/2024

🎈AFUR WANAGSAN
Ducada Afurka( oonkii waa tage xididadiina wey qoyeen, ajiirkiina waa sugnaade alle haduu doono.)
Allow inaga aqbal acmasha
🎈

Aan badino kusalinta nebiga صلى الله عليه وسلم
15/03/2024

Aan badino kusalinta nebiga صلى الله عليه وسلم

 # Xilliyada ducooyinka la aqbalo waxaa kamida xiliyada aadanka iyo aqinka inta udhaxeysa  # 🌿 Duceyso oo ilahey weydiso...
14/03/2024

# Xilliyada ducooyinka la aqbalo waxaa kamida xiliyada aadanka iyo aqinka inta udhaxeysa #
🌿 Duceyso oo ilahey weydiso waxa qalbigada kaguuxa qofka muslimka oosooman ducadiisa waala aqbalaa 🌿

14/03/2024

👇 2-App AAD WAXBADAN KAFAAIIDI DOONTAN INSHA ALLAH.

13/03/2024

Suaal?
Waa maxay sababta aan usoomeyno ?

Allow waxaan ku waydiisanayaa soon wanaagsan iyo aakhiro wanagsan , allow hana naga dhigin kuwa khasaaray bisha Ramadaan...
12/03/2024

Allow waxaan ku waydiisanayaa soon wanaagsan iyo aakhiro wanagsan , allow hana naga dhigin kuwa khasaaray bisha Ramadaan.

Ramadan Mubarak dhaman ummada islamka meel welibo joogan qaasatan ummada somaliyeed  # # Allow inaga mid dhig kuwii kafa...
10/03/2024

Ramadan Mubarak dhaman ummada islamka meel welibo joogan qaasatan ummada somaliyeed
# # Allow inaga mid dhig kuwii kafaaideysta acmasheda oo looku danbi dhaafo allow inaga yeel. # #

Maanta oo ah Maalin Isniin ah waxay ku beegan tahay maalinka 2aad ee Shacabaan 1445 Hijri, haduu Alle idmo waxaa nagu so...
12/02/2024

Maanta oo ah Maalin Isniin ah waxay ku beegan tahay maalinka 2aad ee Shacabaan 1445 Hijri, haduu Alle idmo waxaa nagu soo dhawaatay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo inaga xigta oo kaliya 28 maalmood. Rabbi Nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo
اللهم بارك لنا في شعبان و بلغنا رمضان🤲❤️

3 Caado iska iska ilaali.
13/07/2023

3 Caado iska iska ilaali.

Arooryo Suubban ❤️. Naf-lahadalkaagu (Self-talk) wuxuu go’aamiyaa adduun-aragaaga (Mind set). Sida aad naftaada ula hada...
11/07/2023

Arooryo Suubban ❤️.

Naf-lahadalkaagu (Self-talk) wuxuu go’aamiyaa adduun-aragaaga (Mind set). Sida aad naftaada ula hadashid iyo erayada aad adeegsatid marka aad adigu naftaada la hadlaysid waxay sameeyaan guud ahaan dabeecad ahaaga iyo dhaqmadaada. Ixtiraamka aad naftaada iyo jirkaaga u haysid waxaa qaabeeya sida aad naftaada ula hadashid.

Ixtiraamka ay dadka kale ku ixtiraamayaan iyo kalsoonida ay ku siinayaan waxay ku xiran tahay hadba inta uu le’eg yahay ixtiraamka iyo kalsoonida aad naftaada ku qabtid. Haddii aad dadka ixtiraam iyo qaddarin siisid, balse aadan adigu naftaadan ixtiraamin, laf cad baad toobin ku haysaa, ee dadka ixtiraam ha ka sugin, sababtoo ah asalku waa adiga!.

Sidaa awgeed, waa muhiim inaad ku baraarugsanaatid ahmiyadda iyo awoodda sida aad naftaada ula hadashid ku leedahay guud ahaan noloshaada. U kuur gal oo si fiican ula soco naftaada. Ka war haynta naftaada badi. Xilliyada aad caajiska, murugada, niyad jabka, cabsida iyo dareennada taban dareemaysid waa xilliyada ugu habboon ee aad wax badan naftaada ka ogaan kartid.

Waa xilliyada badanaa aynu nafaheenna sida liidata ula hadalno, sidoo kalana uu qofku masawirka liita uu naftiisa ka aamino. Isku day inaad diiwaan galisd dhammaan erayada iyo hababka taban ee aad naftaada ula hadashid. Kaddibna tallaabo qaad ku baddalaysid.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Layla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category