CAAWA TV

CAAWA TV Everything�

21/02/2024

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah, oo dhaxalgal u ah ummadda Soomaaliyeed – isaga oo ka hadlay ahmiyadda heshiiskani u leeyahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

21/02/2024

Soomaaliya maanta midnimo ra’yiga ah maalin ay uga baahi badan tahay ma jirto. Waxaan ku dhiirrigelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed inay muujiyaan midnimo, iskaashi, iyo adkaysi si looga hortago dhibaatooyinka hada iyo kuwa mustaqbalka.

La-taliyaha Amniga Qaranka Husein Malin ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya ay yeelan doonto ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah...
18/02/2024

La-taliyaha Amniga Qaranka Husein Malin ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya ay yeelan doonto ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah wixii ka dambeeya Diseembar 2024-ka ciidamada cusub ee nabad ilaalinta ayaa gaaraya ilaa 8,000 oo askari

14/11/2023

Afka soomaaliga hadii dhan la fiiriyo waa afafka caalamka ugu qanisan. Waxaa kaloo jirta in badanaa luuqada soomaaliga ah si dad-ban iyo si cadba loogu

Hadda ka dib markii u iCloud-ku kaa buuxsamo ama aad Application ka ribsanayso App Store-ka, uma baahnid in aad la xirii...
14/11/2023

Hadda ka dib markii u iCloud-ku kaa buuxsamo ama aad Application ka ribsanayso App Store-ka, uma baahnid in aad la xiriirto gof Marekanka jooga, si uu kaarklisa kaagaga iibiyo.
Haraagaga EVC Plus-ka ayaad hadda wax uga übsan kartaa iCloud-ka iyo App Store-ka adiga 0o ku shubanaya kaarkaaga Salaam Somali Bank.
Kaarka Salaam Bank waaweynka waaye!


EVC Plus wax uga ibso iCloud iyo App Store!

19/10/2023

xooga dalka soomaaliya

19/10/2023

On October 3, 1993, about a hundred elite U.S. soldiers were dropped by helicopter into the teeming market in the heart of Mogadishu, Somalia. Their mission was to abduct two top lieutenants of a Somali armed forces and return to base.

19/10/2023

Calanka

27/07/2023

dalka si Ku meel gaar ah

26/07/2023

Gorgor

Liido 🏝️ Mogadishu
05/04/2023

Liido 🏝️ Mogadishu

19/10/2022

Somali under 17

11/10/2022
11/10/2022

Hassan sheekh

02/09/2022

Waxqabadka 100-ka Maalmood ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Xafiiska Joogay.

23/06/2022

Doorashadii pm rooble🫡🫡🫡🫡

28/05/2022

Mohamed farmajo iyo hassan sheikh

23/05/2022

Dalka Wuu Xuroobee Dadka Kaan Ogeyn

06/05/2022
12/04/2022

kuso dhawaaw chanelka funs jamaal nuur

06/03/2022
06/03/2022

Sirta farmajo, AL&🇶🇦🇶🇦
# dowlada

07/02/2022

doorashada somalia 2022.

31/12/2021
30/12/2021
27/12/2021

Warka ka soo baxay madaxweynihii h**e Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee khuseeya shaqada Ra’iisul Wasaaraha iyo isku daygiisa in uu ciidan kula wareego xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waa tallaabooyin baal marsan dastuurka iyo sharciyada dalka, mas’uuliyadda wixii ka dhashana waxaa qaadaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidii caadiga ahayd u wataa shaqo maalmeedkiisii, waxaana ka go’an in uusan cidna uga heybeysan gudashada waajibaadkiisa Qaran, si uu dalka u gaarsiiyo doorasho horseedda in awoodda lagula kala wareego si nabad ah.

25/12/2021
02/12/2021

Allaha u naxariisto Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde). Nuur Cadde waxaan markii ugu horaysay dabayaaqadii sandkii 2006 ku kulanay magaalada London. Waxaa kulankaa ragii joogay ka mid ahaa Axmad C/salaan, Allaha u naxariistee Eng Yarisow, safiir Maxamad Nuur Tarsan, safiir Cumar Idiris, safiir Xasan Xundubeey iyo Saaxiibkeey Sayid Cali Macalin, maareyihii h**e ee dekedda Muqdisho. Midkeena xiligaa xil ma haynin, waxaanse si wayn uga sheekeysannay xaaladda murugsan ee dalka iyo sida xal loogu heli karo.

Bartamihii sanadkii 2008 ayaa waxaa Ilaaheey qoray in aan Jabuuti isugu imaanno Nuur Cadde oo Raysalwasaare ah, Axmad oo ku xigeenkiisa ah, Eng Yarisow iyo Xasan Xundubeey oo la taliyayaal u ah iyo afarteenii kale oo dhinicii kale ee Isbahaysigii Dib U Xoraynta Soomaaliya (ARS) matalayna.

Haddii bani’aadamka mowqif lagu qadarinayo Nuur Cade wuxuu ka mid yahay dadka ugu mudan. Sababtoo ah wuxuu diiday in shacabkiisa la duqeeyo, gaar ahaan Suuqa Wayn ee Bakaaraha, iyadoo ay rag kale go’aamiyeen in la qaxiyo.

Nabadda iyo dowladnimada ayuu xilkiisa Raysalwasaare miiska u saaray, iyadoo rag kale ay xil jacayl xad walba u jebiyeen, danta guud ayuu ka hormariyey tiisa shakhsiga ah ee geedi socodka nabadda iyo dhismaha dowladnimada.

Markii la isku mari waayey tirada xildhibaannada la siinayo dhinaca Isbahaysiga Dib U Xoreynta, ayey dad badani ku qayliyeen oo ay ku yiraahdeen sidee tiro la eg tan Baarlamaanka loo siinayaa? Sow in lagu doorto ma rabtid? Wuxuu ugu jawaabay

“Haa waan rabaa in la i doorto, laakiin in nabad iyo dowladnimo la helo ayaa mudnaanta koowaad ii leh, haddii aan hoggaanka la ii doorto waa sidaan rabay, haddiise la waayo, Nabadda iyo dowladnimada in ay socoto ayaan rabaa intii ay daraadeey u xayirnaan lahayd”

Allaha u naxariisto Nuur Cadde, sabar iyo imaana Allaha ka siiyo ehelkiisa iyo ummadda Soomaaliyeed intaba. Aamiin

15/11/2021
15/11/2021

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAAWA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category