01/08/2023
OGEYSIIS IYO WARGELIN
Waxaan Ogeysiinayaa bulshada Rag, Haween, Dhallinyaro iyo Waayeelba leh ee ku xiran bartayda Inaan Hawada soo geliyey Bar YouTube Cusub ah oo oo la magac baxday "CilmiSoor". Waxaan geliyey ilaa hadda 11 Qormo oo aan duubay. Waxayna kala yihiin;
1. Waa Maxay Dhaqan?
2. Waa Maxay Hidde?
3. Maxay ku kala duwan yihiin Dhaqan iyo Hidde?
4. Waa Maxay Caado?
5. Waa Maxay Waddaniyad?
6. Waa Maxay Suugaan?
7. Waa Maxay Xeer?
8. Waa Maxay Maahmaah?
9. Waa Maxay Murti?
10. Waa Maxay Googaaleysi?
11. Waa Maxay Carrabjalqin?
Fadlan gal bartayda CilmiSoor. Oo la Wadaag dadka kale.
Mahadsanidiin.
31.07.2023
Soojeediye: Cabdulqaadir Nuur Xuseen (Maax) wuxuu bartan CilmiSoor idinku soo gudbinayaa barnaamijyo ka hadlaya Dhaqanka , Hiddaha iyo Caadooyinka ay leeyih...