13/07/2022
HIDDAHA IYO DHAQANKA
Sawiradan hoos ka muuqdaa waa laba fandhaal oo kala yar yar oo ah kuwa ay dhaqan ahaan Soomaalidu wax ku cunto. Cuntadana ku gurato. Subagana Haanta kala soo baxdo. Iyada oo loo deegaanada kala duwan loo eegayo waxaa loo yaqaan magacyo badan oo kala ah sida Mooqo, dhure, Fandhaal, Qarsin, iyo Galaanjo. Waxaa laga qoraa geedaha caduurka iyo shillanka.
Xigasho Buugga Duurjoogta