Hassan Abdinor

Hassan Abdinor Digital Creator | Security Specialist & Founder of Somali Open Institute

23/11/2022

WAX KA BARO TAARIIKHDII MADAXWEYNE AADAN CADDE AUN

Madaxweyne Aadan Cadde waxaa lagu tixgeliyaa inuu ahaa Aabihii Dimuqraadiyadda Afrika, isagoo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee Afrika si nabad ah xilka ku wareejiya.

Wuxuu sidoo kale, kaalin wayn ka qaatay xornimaddii waddankeena isaga oo halgan dheer usoo galay sidii aan sharafkeena ugula soo noqon lahayn, ciida dalkeenana Calan Soomaaliyeed looga taagi lahaa.

Muuqaalka oo dhameystiran iyo muuqaaladda dambe ka daawo my YouTube Channel https://www.youtube.com/

Music song: Ikson

Mahadsanidiin

22/08/2022

SU'AASHII UGU ADKAYD EE LA WAYDIIYAY MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE

22/08/2022

"WAXAAN AHAY WAXA AAD TIHIIN DADKAYGOOW" MADAXWEYNE FARMAAJO

22/08/2022

"QOF GAAJEYSANI GOB MA AHA GUN WEEYE" JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE

22/08/2022

KHUDBADII JAADKA EE JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE

23/03/2022

QISO MURUGO LEH OO KU SAABSAN DHIBAATADDA ALSHABAAB AY KU HAYSO SHACABKA SOOMAALIYEED

Qisaddaan murugadda leh waxaa ka waramaya Ustaad Ismaaciil Sheekh Khaliif oo dhibane u noqday Argagixisadda Alshabaab, kadib markii ay Gaarigiisa ugu dhajiyeen Miino.

Alshabaab waxay Soomaaliya ka dagaalamayaan muddo ku siman 16 sano, walina awoodoodu waa mid muuqata. Waxa keliya ee looga guuleysan karana waa in loo midoobo, hal meelna looga soo wada jeensaddo.

ha noolaato

1. Madaxweyne M. Siyaad Barre.2. Wasiirkii Difaaca Maxamed Cali Samatar.3. Wasiirkii Qorsheynta Xuseen Kulmiye &4. Duqii...
14/11/2021

1. Madaxweyne M. Siyaad Barre.
2. Wasiirkii Difaaca Maxamed Cali Samatar.
3. Wasiirkii Qorsheynta Xuseen Kulmiye &
4. Duqii Muqdisho Xasan Abshir Faarax.

Eebbe weyne dhamaantood ha u wada naxariisto. Cisigii iyo sharafkii wadankeenana hasoo cesho.

04/02/2020
04/02/2020

Address

15 May Street, Warta Nabada
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Abdinor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Abdinor:

Videos

Share

Nearby media companies