Xulka Wararka Tv

Xulka Wararka Tv ��Thank you for joining us.�� We will always provide you with programs that interest you and

warar warbixino Barnaamijyo idin xiisa galiya kala soco halkaan ahaaw marwaliba mid ku xiran muuqaaladeena iyo Tabinadeena guud ahaaan

23/05/2023
Canab Cabdi Daahir oo 54 jir ayaa ka mid aheyd ardaydii  maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe  deegaa...
28/05/2022

Canab Cabdi Daahir oo 54 jir ayaa ka mid aheyd ardaydii maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud.

Alle ha u naxariistee Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa goordhow lagu dilay I...
28/05/2022

Alle ha u naxariistee Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa goordhow lagu dilay Iridda Dekadda weyn Ee Muqdisho.

Dilka Xuseen ayaa waxaa geystay Askari ka tirsan Ciidanka Boliiska xilli uu marayay waddada sida ay sheegeen Dad goobta falku ka dhacay ka ag dhawaa.

Deegaanada Galmudug  ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022.Imtixaanaadka f...
28/05/2022

Deegaanada Galmudug ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022.

Imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022 waxuu ka dhacayaa 22 Xarun imtixaan oo ku kalayaal 12 magaalo ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud, Waxaana maanta Imtixaanka si rasmi ah u ugu fariistay 3,382 arday.

28/05/2022

"Waxaan ka shaqeynaynaa sidaan u abuuri lahayn Jawi aan ku soo jiidanayno Maalgashiga caalamiga ah iyo sidii Ganacsatada Soomaaliyeedu u helilahaayeen kalsooni ay dalkooda ku maalgashadaan".

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

19/05/2022
19/05/2022
😭Waxaan qof walba oo awoodo inuu wax baxsado ku boorinayaa inuu gaarsiiyo walaalkeen 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 Oo ah walal aragga...
19/05/2022

😭Waxaan qof walba oo awoodo inuu wax baxsado ku boorinayaa inuu gaarsiiyo walaalkeen 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 Oo ah walal aragga naafa ka ah isla markaana Nolol adag ku jira,duruufaha noloshu uma saamixin inuu Shaqeysto,guursado madama u aragga la'yahy 31 sano isla markaana uuaan ehelkiisa la nooleyn cid caawisana aysan jirin waxaan qof walba oo Soomaali ah ku boorinayaa inuu teleefankaas ugu diro wixii uu awoodo sadaqada yaraan iyo tiro badnan malahan. 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗦𝗶𝗶 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗴𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝗹 𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗻 𝗹𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘆𝗼

13/05/2022

Dodda Caawa ee Facebook Live

𝐐𝐨𝐝𝐨𝐛𝐤𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐬𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐮𝐮 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐝𝐨 𝐋𝐚𝐧𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐨 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐅𝐚𝐜𝐞𝐛𝐨𝐨𝐤 𝐬𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚.

05/05/2022
04/05/2022
27/04/2022
Waxaa Goordhaw Magaalada baladweyne ka bilaabtay Doorshada kursiga HOP63 oo aay ku tartamaan Sagaal Musharax oo Mid aay ...
23/03/2022

Waxaa Goordhaw Magaalada baladweyne ka bilaabtay Doorshada kursiga HOP63 oo aay ku tartamaan Sagaal Musharax oo Mid aay Haweeney tahay,

23/02/2022

Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ilmeeya ka dib markii uu maanta ku soo laabtay Magaalada Muqdisho xilli uu Warbaahinta kula hadlay garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

09/01/2022
30/12/2021
28/12/2021

Madaxweyne Qoor Qoor oo la xaqiijiyey inuu ka qeyb-galayo shirka uu iclaamiyey Raisul wasaare Rooble

28/12/2021
Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.Hadaba Qoor Qoor ma isku soo dhawe...
28/12/2021

Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Hadaba Qoor Qoor ma isku soo dhaweyn karaa Madaxweyne Farmaajo iyo Reysul Wasaare Rooble mise Khilaafka Labada oday wuxuu gaaray meel aan waxba laga qaban karin?

28/12/2021

Danjire Yuusuf Garaad oo ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee uu Dallu wajahayo

28/12/2021

Wasiirka Amniga XFS Oo Yaasiin Farey Ku Amray In Warbixin Uu ka Keeno Xariga Mukhtaar Roobow.

Macaamiisheena qaaliga ah  kuso dhawaada  sarifka 1xbet oo laguugu sameeyay qiimo dhimis aad u  balaaran la iskuna haley...
23/12/2021

Macaamiisheena qaaliga ah kuso dhawaada sarifka 1xbet oo laguugu sameeyay qiimo dhimis aad u balaaran la iskuna haleyn karo 1 dollar ku hel 1 dollar 1xbet ah 👇👇👇👇👇👇

11/12/2021
10/12/2021

Ali QUUSIYE is a Somali journalist who has been in the media field for the past 4 years.

DEG-DEG:Guddiga doorashooyinka ee koonfur-galbeed ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo Golaha Shacabka ah.Xulka Wararka...
19/11/2021

DEG-DEG:Guddiga doorashooyinka ee koonfur-galbeed ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo Golaha Shacabka ah.

Xulka Wararka Tv

21/10/2021

Muddo kadib Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa hal fadhi kasoo wada muuqday,kadib markii la xaliyey khilaafkii ka dhaxeeyay labadan Masuul

Sidee u aragtaa heshiiskan Maxaase xigi kara?

05/10/2021

Senator Ilyaas Xasan Cali ayaa $10,000 oo doollar ugu deeqey dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay Laascaanood, wuxuuna sheegey in uu lacagtaasi ku wareejinayo Guddiga KGS.

Sanatar Ilyaas Ali Hassan ayaa lacag ugu deeqay dadkii dhawaan laga soo masaafuriyay Laascaanood.
05/10/2021

Sanatar Ilyaas Ali Hassan ayaa lacag ugu deeqay dadkii dhawaan laga soo masaafuriyay Laascaanood.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xulka Wararka Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xulka Wararka Tv:

Videos

Share

Category


Other Publishers in Mogadishu

Show All