Garbaweyn Post

Garbaweyn Post ��Thank you for joining us.�� We will always provide you with programs that interest you and

warar warbixino Barnaamijyo idin xiisa galiya kala soco halkaan ahaaw marwaliba mid ku xiran muuqaaladeena iyo Tabinadeena guud ahaaan

03/11/2023

Mirada geediga Midnima AWRADEEN taageero buu mudanyahay .

Sii faafi

03/11/2023

“Ciidanka waan la tegay Ceel-lahelay, hub iyo xoolo waan la garab taagnaa, halkaas waxaa nooga dhimatay 100 nin oo Duduble ah, 50 Shabaab ah iyo 50 raggeena dowladda ah,” ayuu yiri wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Gaban.

03/11/2023

Wasiirka Maaliyadda Galmudug Senatar Farxaan Cali Maxamud “waxaan diyaar u nahay ka beel ahaan in aan Khawaarijta ka xoreysano deeganadeena .”

BEESHA AWRADEEN EE DUDUBLE ayaa maanta Muqdisho ku yeelatau Kulan ujeedkiisu ahaa xoojinta midnimada iyo wadajirka Beesh...
03/11/2023

BEESHA AWRADEEN EE DUDUBLE ayaa maanta Muqdisho ku yeelatau Kulan ujeedkiisu ahaa xoojinta midnimada iyo wadajirka Beesha waxaana kulanka kasoo qeybgalay Senetarka beesha awradeen ku matala aqalka sare ahna wasiirka Maaliyadda Dowlad goboleedka Galmudug mudanw Farxaan Cali Maxamuud xildhibaan H**e Mudane Maxamed Cabdulle Faarax Geesey Generalo Odayasha Dhaqanka Aqoonyahano Haween iyo Dhalinyaro.

Kulanka waxa uu xoojin u ahaa Shir dhawaan beeshu ku yeelatay dhuusamareeb Oo ah Xarunta maamulka Galmudug waxaana la isla qaato in la taageero Wasiirka Ahan Senetarka Iyadoo laga duulayo in horumar iyo isbadal dhab ah oo loo dhanyahay hanaanka siyaasadeed ee beesha Loo jideeyo.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale taageero loogu muujiyay Garab goaanka Madaxweynaha dalka Dr Hassan Sheikh Mohamud ee ahaa in meel looga soo wada jeesto AS isla markaana beeshu waxa ay garwaaqsatay in ay soo bandhigto awoodda Cudud iyo Ciidan ee ay kaga Qeyb galayso dagaalka xoreynta dalka kaas oo muhiim ugu ah beesha in deegaanadeeda laga dul qaado Alshabaab si loo gaarsiiyo Harka dowladnimada oo ay bulshadaasi ka Caaganaayeen.

Awradeen waxa uu isla qaatay in meel looga soo wada jeesto cid kasta oo caqabad ku ah horumarka midnimada iyo wadajirka beesha taas oo muujinaysa in ay meesha ka baxeen wixii khilaaf siyaasadeed ka dhex jiray beesha.

Shiweynaha Xoojinta Midnimada iyo wadajirka beesha Awradeen ee Duduble ayaa ka socda Muqdisho waxaana sidoo kale shirkan...
03/11/2023

Shiweynaha Xoojinta Midnimada iyo wadajirka beesha Awradeen ee Duduble ayaa ka socda Muqdisho waxaana sidoo kale shirkan taageero loogu muujiyay Senator ka beesha ku matala Aqalka sare ee dowladda Somalila ahna Wasiirka Maaliyadda Dowlad goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud.

Shirweynaha BEESHA AWRADEEN ee Muqdisho waxaa la filayaa in ay kasoo baxaan qodobo Miro dhal ah isla markaana muujinaya ...
03/11/2023

Shirweynaha BEESHA AWRADEEN ee Muqdisho waxaa la filayaa in ay kasoo baxaan qodobo Miro dhal ah isla markaana muujinaya in AWRADEEN isku aragti iyo dhaba galinta horumaro iyo heshiisyo bulshada wax utar leh in ay kasoo baxaan

Garbaweyn Post kala soco shirka BEESHA AWRADEEN Muqdisho maanta ay ku yeelanayaan
03/11/2023

Garbaweyn Post kala soco shirka BEESHA AWRADEEN Muqdisho maanta ay ku yeelanayaan

MADAXWEYNE CALI GUUDLAAWE XUSEEN OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE ARRIMAHA BADDA IYO DHAQAALAHA BULUUGA EE DOWLADDA HIRSHAB...
02/11/2023

MADAXWEYNE CALI GUUDLAAWE XUSEEN OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE ARRIMAHA BADDA IYO DHAQAALAHA BULUUGA EE DOWLADDA HIRSHABEELLE.

Jowhar: 02, Nofeembar, 2023: Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobada 51aad farqadiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle.

Markuu arkay: Muhiimada ay leedahay Istiraatiijiyada kobaca dhaqaalaha ee Dowladda.

Markuu arkay: In hab nololeedka bulshada iyo horumarka dhaqaalahooda uu qeyb ahaan ku tiirsan yahay Kheyraadka Badda iyo Dhaqaalaha Buluuga ah.

Markuu tixgaliyay: Taariikh nololeedka, Aqoonta iyo Khibradda Ing. Cabdi Jiinow Calasow.

Madaxweynahu waxa uu Mudane Ing. Cabdi Jiinow Calasow u magacaabay xilka Lataliye Sare Arrimaha Kheyraadka Badda iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Dowladda Hirshabeelle.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

02/11/2023

Maxaad ka ognahay taariikhda Gaalmoog, Xordage, iyo Duduble magacyadani sida ay ku yimaadeen

02/11/2023

Maxaad Ka ogtahay Taariikhda XORDAGE, GAAL MOOG, DUDUBLE..

Magaca Gaal moog horay ma u maqashay..

POST KUSO BIIR

Kusoo Dhawaada bogga Garbaweyn Post oo aad ka heli doontaan warar iyo barnaamijo hufan oo aan lahyn dhan janjeer inagoo ...
02/11/2023

Kusoo Dhawaada bogga Garbaweyn Post oo aad ka heli doontaan warar iyo barnaamijo hufan oo aan lahyn dhan janjeer inagoo hadba idiin soo gudbin doona Waxa dhacaya Daqiiqadda iyo halka ay dhacdadu ka taagantahay.

Dhexdhexaad Masuul ah.

Garbaweyn Post kusoo hiro.

Alle ha u naxariistee Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa goordhow lagu dilay I...
28/05/2022

Alle ha u naxariistee Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa goordhow lagu dilay Iridda Dekadda weyn Ee Muqdisho.

Dilka Xuseen ayaa waxaa geystay Askari ka tirsan Ciidanka Boliiska xilli uu marayay waddada sida ay sheegeen Dad goobta falku ka dhacay ka ag dhawaa.

Deegaanada Galmudug  ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022.Imtixaanaadka f...
28/05/2022

Deegaanada Galmudug ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022.

Imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022 waxuu ka dhacayaa 22 Xarun imtixaan oo ku kalayaal 12 magaalo ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud, Waxaana maanta Imtixaanka si rasmi ah u ugu fariistay 3,382 arday.

Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.Hadaba Qoor Qoor ma isku soo dhawe...
28/12/2021

Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Hadaba Qoor Qoor ma isku soo dhaweyn karaa Madaxweyne Farmaajo iyo Reysul Wasaare Rooble mise Khilaafka Labada oday wuxuu gaaray meel aan waxba laga qaban karin?

07/11/2021
21/10/2021

Muddo kadib Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa hal fadhi kasoo wada muuqday,kadib markii la xaliyey khilaafkii ka dhaxeeyay labadan Masuul

Sidee u aragtaa heshiiskan Maxaase xigi kara?

Address

Mogadishu

Telephone

+252615523800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garbaweyn Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garbaweyn Post:

Videos

Share