11/12/2022
Dad isu hiloobe xiiso badane u qabay in dadkooga dib ula midoobaan isla markaasne xaasaskooga laga soo masaafuriye ayaa dib isugu helay degmada Aadan yabal.
Waxaa farxad ah in Maanta aynan jirin shacab Somaaliyed oo qawaarijta ka baqaayo madaxa ayaa looga kaadinaayaa maraqaoogana wa la cabaayaa
Alle ayaa ku mahadsan.
Macalimiintii dugsiyada dib ayey u furteen goobohoogii waxbarashada ee ardayda soomaaliyed ay wax ku bari jireen si bilaash ah.
Rabi ayaa ku Mahadsan
Marka labaadne madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Hamza Abdi Barre Sheekh Aadan Madoobe iyo guud ahaan cid kasto oo halgankaan ka qeyb qaadate.
Ugu dambeyn anagoo ah reer Aadan yabal waxan wasiirka arimaha gudaha uga fadhinaa isu keenidda bulshada, gaarsiinta gar-gaar cunto, Cafimaad iyo waliba waxbarasho.
Weriyow adigana naga gaarsii wasir fiqi
Oo ugu yaraan codsigeyna faafi.
Abdulkadir Isse Abdulkadir Ok Cali Aadan Muumin
Munasar Maxamed
MAHADSANIDIIN.