Jubbaland Times

Jubbaland Times News page that provides facts , follow up commentary and analysis about somali politics and events

18/01/2024

Meta school of Tutoring is the best private online school that offers internationally accredited education, providing students with a high-quality and learning experience from Grade 1 to Form 4-12Grade We have qualified and professional teachers that teach both American, British and Kenyan education system.

"METTA TUTORING, LEARN ANYTIME AND ANYWHERE"

Hold your profession very very tie🤣🤣🤣🤣
05/05/2023

Hold your profession very very tie🤣🤣🤣🤣

03/05/2023

Pm Hamza Abdi Barre iyo Xukuumada uu hogaamiyo ee Dan Qaran.

Kilimani Nairobi Kenya.
03/05/2023

Kilimani Nairobi Kenya.

Don't be gullible:Once upon a time, the Lion became hungry and he said to the fox: '𝗕𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗺𝗲 𝘀𝗼𝗺𝗲𝘁𝗵𝗶𝗻𝗴 𝘁𝗼 𝗲𝗮𝘁, 𝗼𝗿 𝗜 𝘄𝗶𝗹𝗹...
03/05/2023

Don't be gullible:

Once upon a time, the Lion became hungry and he said to the fox: '𝗕𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗺𝗲 𝘀𝗼𝗺𝗲𝘁𝗵𝗶𝗻𝗴 𝘁𝗼 𝗲𝗮𝘁, 𝗼𝗿 𝗜 𝘄𝗶𝗹𝗹 𝗲𝗮𝘁 𝘆𝗼𝘂.'

The fox went to a donkey and said: '𝗧𝗵𝗲 𝗟𝗶𝗼𝗻 𝘄𝗮𝗻𝘁𝘀 𝘁𝗼 𝗺𝗮𝗸𝗲 𝘆𝗼𝘂 𝗸𝗶𝗻𝗴, 𝗰𝗼𝗺𝗲 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝗺𝗲.'

When the Lion saw the donkey, it attacked her, cutting off its ears, but the donkey managed to escape. The donkey said to the fox: '𝗬𝗼𝘂 𝘁𝗿𝗶𝗰𝗸𝗲𝗱 𝗺𝗲! 𝗧𝗵𝗲 𝗟𝗶𝗼𝗻 𝘁𝗿𝗶𝗲𝗱 𝘁𝗼 𝗸𝗶𝗹𝗹 𝗺𝗲!'

The fox said: '𝗗𝗼𝗻'𝘁 𝗯𝗲 𝘀𝗶𝗹𝗹𝘆! 𝗛𝗲 𝗿𝗲𝗺𝗼𝘃𝗲𝗱 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝗲𝗮𝗿𝘀, 𝘁𝗼 𝗽𝗹𝗮𝗰𝗲 𝘁𝗵𝗲 𝗖𝗿𝗼𝘄𝗻 𝗼𝗻 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝗵𝗲𝗮𝗱! 𝗟𝗲𝘁'𝘀 𝗴𝗼 𝗯𝗮𝗰𝗸.'

It made sense to the donkey, so it went back.

The Lion attacked the donkey again, this time cutting off its tail! The donkey escaped again, saying to the fox: '𝗬𝗼𝘂 𝘄𝗲𝗿𝗲 𝗹𝘆𝗶𝗻𝗴! 𝗧𝗵𝗲 𝗟𝗶𝗼𝗻 𝗰𝘂𝘁 𝗼𝗳𝗳 𝗺𝘆 𝘁𝗮𝗶𝗹!'

The fox said: '𝗛𝗲 𝗼𝗻𝗹𝘆 𝗿𝗲𝗺𝗼𝘃𝗲𝗱 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝘁𝗮𝗶𝗹 𝘀𝗼 𝘆𝗼𝘂 𝗰𝗮𝗻 𝘀𝗶𝘁 𝗰𝗼𝗺𝗳𝗼𝗿𝘁𝗮𝗯𝗹𝘆 𝗼𝗻 𝘁𝗵𝗲 𝗧𝗵𝗿𝗼𝗻𝗲! 𝗖𝗼𝗺𝗲 𝗯𝗮𝗰𝗸 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝗺𝗲.'

The fox convinced the donkey to return again.

This time, the Lion caught the donkey and killed it.

The Lion said to the fox: '𝗪𝗲𝗹𝗹 𝗱𝗼𝗻𝗲 𝗳𝗼𝗿 𝗯𝗿𝗶𝗻𝗴𝗶𝗻𝗴 𝗯𝗮𝗰𝗸 𝘁𝗵𝗲 𝗱𝗼𝗻𝗸𝗲𝘆. 𝗡𝗼𝘄, 𝗴𝗼, 𝘀𝗸𝗶𝗻 𝗶𝘁 𝗳𝗼𝗿 𝗺𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗯𝗿𝗶𝗻𝗴 𝘁𝗼 𝗺𝗲 𝗶𝘁𝘀 𝗯𝗿𝗮𝗶𝗻𝘀, 𝗹𝘂𝗻𝗴, 𝗹𝗶𝘃𝗲𝗿 𝗮𝗻𝗱 𝗵𝗲𝗮𝗿𝘁!'

The fox skinned the donkey, and ate the donkeys brain, but brought back its lung, liver and heart to the Lion. The Lion became angry and asked: '𝗪𝗵𝗲𝗿𝗲 𝗶𝘀 𝗶𝘁𝘀 𝗯𝗿𝗮𝗶𝗻?!'

The fox replied: '𝗜𝘁 𝗵𝗮𝗱 𝗻𝗼 𝗯𝗿𝗮𝗶𝗻𝘀, 𝗺𝘆 𝗸𝗶𝗻𝗴. 𝗜𝗳 𝗶𝘁 𝗵𝗮𝗱 𝗮𝗻𝘆 𝗯𝗿𝗮𝗶𝗻𝘀, 𝗶𝘁 𝘄𝗼𝘂𝗹𝗱 𝗻𝗼𝘁 𝗵𝗮𝘃𝗲 𝗿𝗲𝘁𝘂𝗿𝗻𝗲𝗱 𝘁𝗼 𝘆𝗼𝘂 𝗮𝗳𝘁𝗲𝗿 𝘆𝗼𝘂 𝗰𝘂𝘁 𝗶𝘁𝘀 𝗲𝗮𝗿𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝘁𝗮𝗶𝗹.'

The Lion said: '𝗧𝗵𝗮𝘁 𝗶𝘀 𝘃𝗲𝗿𝘆 𝘁𝗿𝘂𝗲.'

03/05/2023

Baidabo Somalia.

27/04/2023

The beautiful Baidoa city park, Somalia 🇸🇴

Land of Peace,somewhere in Africa, Somalia🇸🇴
27/04/2023

Land of Peace,somewhere in Africa, Somalia🇸🇴

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚  𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨,𝐀𝐛𝐫𝐢𝐢𝐥 𝟐𝟕, 𝟐𝟎𝟐𝟑; Shirka todobaadlaha ...
27/04/2023

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨,𝐀𝐛𝐫𝐢𝐢𝐥 𝟐𝟕, 𝟐𝟎𝟐𝟑; Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Xisaabiyaha guud ee Dowladda iyo heshiisyo iskaashi oo ay wada gaareen Soomaaliya iyo Qatar.

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee magacaabista Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, kaas oo loo magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo leh khibrad dhanka Maamulka iyo Maaliyadda.

Golaha ayaa ansixiyey heshiis Iskaashi Maamul wadaag oo ku saabsan dhaqan-gelinta Sharciga Canshuuraha Kastamada Soomaaliya iyo Qatar, Soo jeedin ku saabsan ku biirista aagga ganacsiga xorta ah ee dalalka Carbeed iyo Heshiiska Is-af-garad ee Iskaashiga Arrimaha Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya iyo Qatar.

Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa warbixin ka siiyey golaha howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah iyo xasillinta deegaannada la xoreeyey, wuxuuna goluhu boggaadiyey guulaha ay ciidamadu ka gaareen goobihii cadowga laga sifeeyey.

Golaha ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Suudaan ka dhageystay guddiga gurmadka soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda ka taagan Suudaan.

OPM Somalia

War Waxaa la qoray April 11, 2023April 12, 2023 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝗗𝗲𝗻𝗷𝗶𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹...

20/04/2023

Sheikh Budair oo Qur’aanki Gaba gabeeyay Xalay Masjid Alnabawi.

20/04/2023

Join us as we bring you coverage of the Shawwal 1444 Crescent search later today 🌙

An Airbus 380 is on its way across the Atlantic. It flies consistently at 800 km/h at 30,000 feet, when suddenly a Eurof...
20/04/2023

An Airbus 380 is on its way across the Atlantic. It flies consistently at 800 km/h at 30,000 feet, when suddenly a Eurofighter with a Tempo Mach 2 appears.

The pilot of the fighter jet slows down, flies alongside the Airbus and greets the pilot of the passenger plane by radio: "Airbus, boring flight isn’t it? Now have a look here!"

He rolls his jet on its back, accelerates, breaks through the sound barrier, rises rapidly to a dizzying height, and then swoops down almost to sea level in a breathtaking dive. He loops back next to the Airbus and asks: "Well, how was that?"

The Airbus pilot answers: "Very impressive, but watch this!"

The jet pilot watches the Airbus, but nothing happens. It continues to fly straight, at the same speed. After 15 minutes, the Airbus pilot radios, "Well, how was that?

Confused, the jet pilot asks, "What did you do?"

The AirBus pilot laughs and says: "I got up, stretched my legs, walked to the back of the aircraft to use the washroom, then got a cup of coffee and a chocolate fudge pastry."

The moral of the story is: When you’re young, speed and adrenaline seems to be great. But as you get older and wiser, you learn that comfort and peace are more important.

This is called S.O.S.: Slower, Older and Smarter.

Dedicated to all my senior friends ~ it’s time to slow down and enjoy the rest of the trip. 🤗❤

Author Unknown

Maxamud sayid kii MADOOBE ku xigay oo saaka beeshiisu Kismayo ku soo dhawaysay.Sawirada idiin muuqda waa Wadaadkii saama...
10/11/2022

Maxamud sayid kii MADOOBE ku xigay oo saaka beeshiisu Kismayo ku soo dhawaysay.

Sawirada idiin muuqda waa Wadaadkii saamaynta yaraa oo sii quusay Si qoys ahna loo qaabilay ka dib markii KABIIR kiisu fiilada kala baxay isagoo ku tuhmay teamka JANAN iyo FARTAAG.

MAXAMUD SAYID Ayaa ka soo laabtay safar uu KAMPALA ku tagay oo ay weheliyaan tiro ka mid ah wasiirada malcamada MADOOBE sida la sheegayna ay GROUP FIVE ka xaraysanayeen

Caawa waxaa qabsoomay shir muddo lagu madlanaa, kaasoo muhim u ah reer jubbaland meel ay joogaanba , shirkaas oo ahaa mi...
02/11/2022

Caawa waxaa qabsoomay shir muddo lagu madlanaa, kaasoo muhim u ah reer jubbaland meel ay joogaanba , shirkaas oo ahaa mid farsamo gabagabadiina qolaba meel ku shaahaysay.

01/11/2022
Inta Qarsoon baa badan
31/10/2022

Inta Qarsoon baa badan

30/10/2022

Hospitaladan gaarka loo leeyahay ee Dadkii soo gurmaday rabayna inay dhiiga ushubaan walaaladood keena lacag Dhiigiina lagu baadho leh Waa masiibo kale.

Wasaarada Cafimaadku Shaqadeedii waa gabtay kuwaaba haday Ruqsada kala noqon wayso.

Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamoud ayaa baaq udiray dalalka dariska iyo Beesha Caalamka inay gurmad dag daga la,soogaadhaa...
30/10/2022

Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamoud ayaa baaq udiray dalalka dariska iyo Beesha Caalamka inay gurmad dag daga la,soogaadhaan umada Soomaaliyeed ee shalay ku wax yeelowday Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Waxuu yidhi Madaxwaynuhu Isbitaalo waan haysanaa ee Dhakaatiir hanaloo soo diro Dhaawacyada daweeya.

Khasaaraha ka dhashay Qaraxii shalay sidii la,mooday wuu ka badanyahay dhimashadu way sii kordhaysaa dhaawacana hadalkiisa daa waxaa la xaqiijiyay inay Dhimashadu 100 kor udhaafayso ,Dhaawacuna 300 ka badanyahay.

Sidoo kale dadkii dhaawaca lagu keenay Isbitaalada ayaa ugeeriyoonaya Dhaawaca,waxaana ka mida gabadhan oo dhaawacii shalay ka mid ahayd hadana ugeeriyootay Dhaawacii shalay soo gaadhay.

Fadlan hadaad Muqdisho ku sugantahay gaadh Isbitaalka kuugu dhow si aad Dhiig ugu shubto walalkaa una bad baadiso.

Alala sakhiro.

Maxaa Aakhiro xisaab taal,Ma waxaad umalay Saqiirkaa dambiga isaga iyo Hooyadii laga galay in la iska cafin doono.
29/10/2022

Maxaa Aakhiro xisaab taal,Ma waxaad umalay Saqiirkaa dambiga isaga iyo Hooyadii laga galay in la iska cafin doono.

Alaha unaxaristo maanta ayay dhamaantood Ku nafwaayeen Qaraxii MUQDISHO ka dhacay.😭😭😭😭😭😭
29/10/2022

Alaha unaxaristo maanta ayay dhamaantood Ku nafwaayeen Qaraxii MUQDISHO ka dhacay.😭😭😭😭😭😭

29/10/2022

Allaha umaxaristo intii ku dhimatay Qaraxa maanta ka dhacay Xamar inta Dhaawaca eebe ha ubooga dhayo.

28/10/2022

Xagay ku dambaysay Damaashaadkii iyo Dalxiiskii GOOBWAYN 'ee MADOOBE iyo DANI?

Waxaa la soo sheegay in DANI diiday inuu salaanta ka Qaado MADOOBE oo gacanta usoo taagay.

Nin MADOOBE aaminay waa nin MAS aaminay DANIYOW.

Saraakiisha Howl galka ku jirta oon hada la xidhiidhay waxay ii xaqiijiyeen in wali nin dhaawaca Hotel ka ku jiro.Sidoo ...
23/10/2022

Saraakiisha Howl galka ku jirta oon hada la xidhiidhay waxay ii xaqiijiyeen in wali nin dhaawaca Hotel ka ku jiro.

Sidoo kale waxay ii sheegeen in Hotel ku faaruq yahay cid Shacabana ku jirin gudaha Hotel ka isaguna halkaa isku difaacayo Ciidamadamaduna Hotel ka meel kasta ka saaranyihiin.

Howshu waa gaba gabo.

Khasaaraha ilaa hada lama Xaqiijin karo,  Dhimasho iyo Dhaawac intuba waa jiraan, waxayna ubadanyihiin Ciyaal Arday ah o...
23/10/2022

Khasaaraha ilaa hada lama Xaqiijin karo, Dhimasho iyo Dhaawac intuba waa jiraan, waxayna ubadanyihiin Ciyaal Arday ah oo Qaarna School kasoo darerreen Qaarna usii socdeen .

Sadex nin ayaa Hotel ka galay laba waa la xaqiijiyay Dhimashadooda hal mid ayaa wali ka dhex dagaalamaya gudaha Hotel ka.

ALLAHA SAKHIRO. CIIDAMADU WAA DA'DAALAYAAN ILAA HADA.

Allaha kasoo bad baadiyo inta ku go'doonsan Hotel ka gudihiisa inta ku dhimatay allaha unaxariisto inta dhaawacana allah...
23/10/2022

Allaha kasoo bad baadiyo inta ku go'doonsan Hotel ka gudihiisa inta ku dhimatay allaha unaxariisto inta dhaawacana allaha usakhiro.

Madaxwayne XASSAN SHEEKH MAXAMUD iyo Madaxwaynaha Puntland SICIID DANI ayaa Si wada jira Xadhiga uga jaray Dakada Cusub ...
22/10/2022

Madaxwayne XASSAN SHEEKH MAXAMUD iyo Madaxwaynaha Puntland SICIID DANI ayaa Si wada jira Xadhiga uga jaray Dakada Cusub ee GARACAD.

Congratulations Ree Puntland iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed.

30/09/2022

Allaha Unaxariisto G/s Farhan Qaroole Oo maanta geeriyooday isagoo waajibaadjiisa gudanaya

Waxuu ahaa sarkaal dhalinyaro ah oo si wanaagsan ugu soo shaqeeyay Dalkiisa iyo Dadkiisaba.

Every soul shall taste death.

3 days after.She forgot the South African Diamond.
12/09/2022

3 days after.

She forgot the South African Diamond.

Hambal Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir Maanta Madaxwaynahu u magacaabay.
07/09/2022

Hambal Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir Maanta Madaxwaynahu u magacaabay.

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubbaland Times:

Videos

Share