Halkan ka daawo warbixin ku saabsan dedaallada lagula dagaalamayo qishka imtixaanaadka.
Kilas Pro ᴴᴰ
Musharraxa Soomaaliya ee Guddoomiyaha Midowga Afrika, Xildhibaan Fawzia Yusuf H. Adam ayaa maanta soo bandhigtay in Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo madaxda dawlad-gobolleedyada inta uu Muqdisho uga socday shirka madasha wadatashiga ay ka codsadeen inay isaga harto tartanka ay ugu jirto guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika oo ah xilka ugu sarreeyo ee Afrika, markaa oo ay tilmaamtay inay la wadaageen hoggaamiyayaasha inuu la soo hadlay Madaxweyne Ismail Omar Guelleh oo ka dalbaday inay Soomaaliya tartankan uga tanaasusho Jabuuti oo lix bilood kaddib xilliga ay Fowsiya bilowday ololaha shaacisay inay u tartamayaan kursigan, laakin waxay sheegtay inay markaa u sheegtay hoggaamiyayasha inay siiyaan muddo 10 cisho ah oo ay ku soo fakarto, kaddib markii ay go’aankooda ku adkeysteen si kasta oo ay isugu dayday inay u sharraxdo muhiimada uu kusigan u leeyahay Soomaaliya, fursada ay u haysto iyo inuusan markale imaan doonin Soomaaliya inay ka qaybgasho doorashadiisa muddo 40 sanno ah.
Kilas Pro ᴴᴰ
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada Jubaland mar ay ka hadleysay deegaanka Buula-Xaaji oo dhawaan laga xoreeyey Alshabaab.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland, Marwo Fadumo Ali Abdikarim mar ay shalay ka hadleysay deegaanka Buula-Xaaji oo dhawaan laga xoreeyey Alshabaab.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo warbixin ka hadleysa wafti heer Wasiiro ah oo maanta gaaray deegaanka Buulo-xaaji oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowladda.
Kilas Pro ᴴᴰ
Wakhti dhaw hadduu Alle idmo deegaano badan ayaa la tagi doonaa oo ay ka mid tahay caasimadii Bu’aale.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo caruur isugu jira Agoon iyo danyar oo ku nool Kismaayo, kuwaas oo ay hay’adda Bisha cas ee Imaaraadka Carabta gaarsiisay dharka ciida Carafo.
Kilas Pro ᴴᴰ
Fariinta madaxweynaha Jubaland, H.E Ahmed Mohamed Islaam ee munaasabada ciidul Adxa.
Kilas Pro ᴴᴰ
Deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo oo laga dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo la xiriira barnaamijka xasilinta.
Deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo oo laga dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo la xiriira barnaamijka xasilinta.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo khudbad kooban ee Xildhibaan Xasan Yare iyo jawaabaha su’aalaha qeybaha kala duwan ee bulshada Dhoobley ka qabaan xagga horumarinta degmada iyo deeganada hoostaga.
Halkan ka daawo khudbad kooban ee Xildhibaan Hon Hassan Abdi (Firimbi) iyo jawaabaha su’aalaha qeybaha kala duwan ee bulshada Dhoobley ka qabaan xagga horumarinta degmada iyo deeganada hoostaga.
Runtii waa muqaal gaaban, laakiin xanbaarsan tusaale aad u wanagsan.
Fadlan ma heli karaa xiriirka hooyadaan, si aan wada jir u garab istaagno?
Kilas Pro ᴴᴰ
Xarunta labaad ee Gaaxsan Supper market oo galabta la xarig jaray ayaa ah xarun lagu iibin doono agab noocyo badan isugu jira muhiimna u ah bulshada.
Kilas Pro ᴴᴰ
Imtixaanaadka fasalka 8aad ee Jubaland oo maanta uu daahfuray Madaxweyne Ahmed Mohamed Islaam asagoo uu wehliyo Wasiirka Waxbarashada.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo munaasabada daah-furka Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 8-aad oo Madaxweynaha Jubbaland, H.E Ahmed Mohamed Islaam uu saaka si rasmi ah daaha uga rogay.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane Abdinasir Mah Ugaas oo warbaahinta u faah-faahiyay ardayda sanadkan u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 8-aad ee deegaannada Jubbaland.
Kilas Pro ᴴᴰ
Hadal jeedintii Hon Hassan Abdi (Xasan Yare) ee munaasabadda xarig jarka ceel biyood riig ah oo uu ka hirgaliyey deegaanka Wadajir ee hoos taga degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.
Kilas Pro ᴴᴰ
Guutada Bir-jeex ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo maanta dhoolatus sameeyey.
Guutada Bir-jeex ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo maanta dhoolatus sameeyey.
Kilas Pro ᴴᴰ
Waxaa maanta tababar Ciidan loogu soo xiray Guutada 4aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland.
Kilas Pro ᴴᴰ
Sida muuqaalkan uu ku sheegayo Taliyaha deegaanka Janaa Cabdalle, Asad, Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubaland ayaa dib u habayn ku sameeysay ceel-biyood.
Sida uu muuqaalkan ku sheegayo Asad oo ah Taliyaha deegaanka Janaa Cabdalle, Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubaland ayaa dib u habayn ku sameeysay ceel-biyood, ayadoo ku dhiiratay wax ka qabashada baahiya kaabayaasha biyaha ee goobaha laga xoreeyay AS.
Kilas Pro ᴴᴰ
Kismaayo marka la gaaro sanadka 2025, waxa ay qorsheyneysaa in yeelato 25 wado oo Laami ah.
Kilas Pro ᴴᴰ
Halkan ka daawo muuqaal “documentary“ ah oo hay’adda cunnada iyo beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) aanu kala diyaarinay deegaanka iyo isbedelka cimilada.
Kilas Pro ᴴᴰ