Mulkiilayaasha Caasimadda ππ
KAAH maxaa u naf ah?
KAAH maxaa u naf ah?
Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland
Saaxiib ciyaarta igadaayoo kac hadaba Wadnaha ha i ridine π€£ Uyeedh Mid aad Sxb tihinoo dhib badan
Inder Ciyarta igadayoo kac hadaba Wadnaha ha iridine π€£ uyeedh Mid sida oo kale udhib badan.
Happy 18May All Somalilanders.
Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
Hargeisa Wow Afrobeat. βββ
Hoy!! Jaceylka ciyaarta ha laga daayo.
Halkan uga yeedh mid waxas kala dhamaanla' oo wuxu ujeedo aad garan laadahyπ
Ciyaalkii Hore Ex-Waayeelka Jaqafsadey.
Hargeisa lama kala lahee soo noqda waala idinla ciyaarayeee π€£
Inaad dhaqankaaga jeclaato bartaana waxey cadeyn u tahay inaad tahay qof jira asal ahaana la yaqaano halka uu ka soo jeedo, balse markasta oo aad dhaqankaaga ka tagto waxey hoos u dhigeysaa jiritaankaaga Qofnimo.
Dhooletuska Barbaarta Barnaamijka Shaqo Qaran Iyo Xuska 18ka May.ππ€β€
Ciidanka Kaamdoosta Somaliland Iyo Xuska 18ka May.
Caruur iyo Cirooleba diyaar baanu u nahay Sanadguurada 31aad xuska dib ula soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee 18ka May.
π«Young Muslim Academy
Tobadbaadka dib ula noqoshada xornimadda Somaliland ayaa weli si weyn looga xusayaa dalka oo dhan, Hargeisa Habeenka iyo Maalintu waa iskugu mid. Somaliland oo kaliya ayaana sidan Sameyn Karta.