21/03/2024
. بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Meher wanaagsan ;
Waxa aan hanbalyada meherka iyo farxada lawadaagayaa boqorka iyo boqorada
Waa wllaal Ahmed Suleiman saalax iyo marwadiisa Hibaaq Shire Saalax alla ha idinka yeelo reerkii isku waaraa idam alle.