Hillaac Media

Hillaac Media Shabakadaan Waxaad kala socon kartaa warar dhex dhexaada Soomaaliya iyo Caalamka.
(1)

18/04/2024

Halkaani waa degsiimada Sin ujiif ee gobolka Nugaal oo Onkodka iyo Hilaacu is qabsadeen.

18/04/2024

Roob iyo Garowe

18/04/2024

Bosaaso: Cudurka Daacuunka oo 70 qof laga helay sida uu VOA u sheegay Dr Cabdicasiis Axmed Guray, Maxaa sababay DAAWO.

18/04/2024

Daruur biyo dhig fiican ah ayaa ka da'day magaalada Garowe.

18/04/2024

Degsiimada Kalabayr ee gobolka Nugaal waxaa saaka ka da'ay daruur qabowsi ah.

Gobolka Bari ayaa wajahaya koror ku yimid tirada dadka uu soo ritay cudurka kansarka, iyadoo isbitaalka guud ee Boosaaso...
18/04/2024

Gobolka Bari ayaa wajahaya koror ku yimid tirada dadka uu soo ritay cudurka kansarka, iyadoo isbitaalka guud ee Boosaaso uu diiwaangeliyay in ka badan 70 qof oo laga helay cudurkan, sida uu sheegay Dr. Cabdicasiis Axmed Gurey oo ka howlgalla isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso.

Cudurka kansarka, wuxuu ka mid yahay xannuunada halista ah ee guud ahaan dalka kororka ku sameynaya, sababo la xiriira inuu dalka ku guul-darraystay in la helo goobo caafimaadka ku filan baaritaannada iyo daweynta kansarka, taa oo ka dhigtay sannad walba inay kumannaan bukaan dalka dibadiisa u aadan si ay daweyn usoo helaan.

Iman Jama.

DE DEG: dablay hubaysan ayaa saaka nin ku dishay deegaanka Hulkujire oo hoostagta degmada Xeraale , marxuumka la dilay a...
18/04/2024

DE DEG: dablay hubaysan ayaa saaka nin ku dishay deegaanka Hulkujire oo hoostagta degmada Xeraale , marxuumka la dilay ayaa kasoo jeeda Caabdud Waaq.

Maalmo ka hor ayey ahayd markii Nabadoon lagu lagu dilay deegaanka Laanqaylo oo xeraale hoostagta.

Degmada xeraale ee gobolka Galgaduud iyo deegaano hoos yimaada waxaa saaka ka da'ay daruur fiican oo lagu qabowsaday.
18/04/2024

Degmada xeraale ee gobolka Galgaduud iyo deegaano hoos yimaada waxaa saaka ka da'ay daruur fiican oo lagu qabowsaday.

18/04/2024

Jawiga Garowe ayaa saaka ah mid qabow waxaana ku shuuxay dhibco roob ah , cirkuna waa mid wada daruura.

Laascaanood :Tumey Roob Shuux ah oo lagu qabowsadey  ayaa ka da’ay xalay , Cirka ayaa ka muuqda Daruuro xambaarsan Raxma...
18/04/2024

Laascaanood :Tumey Roob Shuux ah oo lagu qabowsadey ayaa ka da’ay xalay , Cirka ayaa ka muuqda Daruuro xambaarsan Raxmaadka Alle lana Rajaynayo inuu noqdo mid Adoomadiisa Culayska iyo Kulaylka xadka dhaafey ka qaado.

Sidoo kale , deegaano kala duwan oo mid ah SSC ayuu ka da’ay Roobab aan badnayn.

17/04/2024

Dab xooggan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taal Dhuusamareeb ,wuxuuna u muuqda mid xowli ku fidaya.

17/04/2024

Beesha Hayaag oo ciidamo iyo Gaadiid cusub ku xoojisay difaacyada galbeed ee SSC-KHAATUMO.

Ninkaan oo lagu magacaabo Axmed Diiriye wuxuu Somaliland ugu magacowna Maxkmadda Rafccaanka gobolka Sool,  Ciidanka SSC-...
17/04/2024

Ninkaan oo lagu magacaabo Axmed Diiriye wuxuu Somaliland ugu magacowna Maxkmadda Rafccaanka gobolka Sool, Ciidanka SSC-KHAATUMO ayaa kaso qabtay gudaha Laascaanood.

Dhawaan ayuu kasoo laabtay Hargaysa oo uu horay u aaday , siday sheegeen ciidamadu.

17/04/2024

Gabadhan oo Muqdisho Joogta ayaa tiri: "Wiilasha habar gidir haka soo baxaan
furimaha Xasan Shiikhna anaa dilaya oo sujuuda ku dhufanaya"

17/04/2024

Haween caraysan "K**a guurayno Dab damiska waan ku dhimanaynaa"

DAAWO Musjisadaan*Subxaanallaah*
17/04/2024

DAAWO Musjisadaan*Subxaanallaah*

Puntland oo sheegtay inaysan ka qayb galayn shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, ...
17/04/2024

Puntland oo sheegtay inaysan ka qayb galayn shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh

“Cid kala qaybgaleyso koley oo Puntland ah ma jirto, illaa ay kusoo noqonayaan xeyndaabka dowladnimadii Dowladdii h**e Xasan Shiikh haddii dastuurkeedii meesha ka baxay, muddo xileedkeediina wuu ka baxay , mana aaminsanin inay dowlad jirto” ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir.

Yusud Shirre.

17/04/2024

Maxaad ka taqaan taariikhda facaweyn degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Ciidamo katirsan Hay'adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay inay xarigeen Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo ah Milk...
17/04/2024

Ciidamo katirsan Hay'adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay inay xarigeen Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo ah Milkiilaha SYL Somali TV.

Wararka la helay ayaa sheegaya in xariga Wariyaha uu amray Agaasimaha cusub ee Hay'adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

17/04/2024

Wasiirkii h**e Qorshaynta Puntland "Garowe iyo Hargaysaba waxaa ka mustaqbal fiican Laascaanood, hadaan ahaan lahaa reer Laascaanood waxba mideen labadaba"

17/04/2024

Waa Danab Puntland Commando force , goor walba iyo goob kasta waa diyaar.

Sooma jeestayaal lagu lado.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta la horgeynaya qaraar ay soo diyaariyeen dalalka Carabta oo cod loogu qa...
17/04/2024

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta la horgeynaya qaraar ay soo diyaariyeen dalalka Carabta oo cod loogu qaadayo xubinimada Falastiin ee Qaramada Madoobay, taa oo haddii loo codeeya Falastiin u aqoonsanaysa dal madax bannaan, balse waxaa jira dareen ah in qaraarkan uu diiddayo Mareykanka ama xubnaha kale ee reer galbeedka , iyadoo Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Linda Thomas-Greenfield ay sheegtay qaraarkan inuusan caawinayn xalka labada dawladood ee uu taageersan yahay Mareykanka , markaa ma aysan sheegin in Mareykanka uu diiddi doono.

In ka badan kala bar waddamada caalamka ayaa taageersan inay Falastiin noqoto dal madax bannaan , si meesha ay uga baxdo colaadda daba-dheeratay ee salka ku haysa aqoonsiga iyo dhulka, laakin si fadhiga Qaramada Midoobay loo keeno doodda waa in marka h**e ay soo ansixiyaan oo ay aqoonsi ka soo hesha Falastiin xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Iman Jama.

“In lana aqoonsadaan moodayee, tolow ma Soomaaliland darteed baanu geed ugu xidhanahay oo lanala sugayaa?”Garaad Mukhtaa...
16/04/2024

“In lana aqoonsadaan moodayee, tolow ma Soomaaliland darteed baanu geed ugu xidhanahay oo lanala sugayaa?”

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa Caawa hadalkaan ku qoray bogiisa Facebook.

Soomaaliland oo xabsiga u taxaabtay Fanaanada Ugbaad Aragsan.
16/04/2024

Soomaaliland oo xabsiga u taxaabtay Fanaanada Ugbaad Aragsan.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa warqad caasumaada u diray madaxda maamul goboleed...
16/04/2024

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa warqad caasumaada u diray madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo ka qayb gali doona shirka madasha wadatashiga Qaran.

Shirka laguma caasumin Madaxweynaha SSC-KHAATUMO, waxaase lagu caasumay gudoomiyaha gobolka Banaadir.

16/04/2024

Halkan waa garoonka diyaaradaha Dubai oo roobab ka da'ay halkaas ay sababeen Fatahaado kusoo dhacay garoonka.

16/04/2024

1askari oo ku dhintay weerar lagu qaaday saldhiga degmada Ba**er Bayla, taliyaha qaybta gobolka Karkaar G/sarre Xuseen Cali Maxamuud ayaa faah faahinaya.

16/04/2024

Guutada Duufaan waxay mar kale diyaar u tahay difaaca iyo garab istaaga walaalahooda SSC-KHAATUMO.

Diyaar bay u yihiin inay la dhintaan la dhaawacmaan cadow kasta oo SSC-KHAATUMO soo damaaciyana ay cashar u dhigaan.

SSC-KHAATUMO 💪

Turkiga ayaa sheegay inuu si degdeg ah u bilaabayo tababarka ciidanka Haramacad.Madaxa arrimaha dibadda ee ciidanka bool...
16/04/2024

Turkiga ayaa sheegay inuu si degdeg ah u bilaabayo tababarka ciidanka Haramacad.

Madaxa arrimaha dibadda ee ciidanka booliiska dalka Turkiga Muqdisho oo maanta Muqdisho soo gaaray, ayaa sheegay Madaxweynaha Turkiga inuu si gaar ah u garab taagan yahay Soomaaliya.

Turkiga ayaa kumanaan askari u tababartay Soomaaliya, waxaana ka mid ah ciidamada Haramacad iyo Gorgor.

Yusuf Abdi shirre.

16/04/2024

Camero laga helay muuqaalo sida loo dilay Ikraan Tahliil iyo cida dishay.

Address

Garowe

Telephone

+252905399831

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hillaac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hillaac Media:

Videos

Share