#GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliaydda Puntland oo uu weheliyo Agaasimaha Ku Xigeenka Guud ee Dakhliga ayaa booqasha ku tagay Xafiiska Wasaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal.
Kormeerkaan oo u jeedadiisu ahayd isbarasho Agaasimaha Guud iyo masuuliyiinta kala duwan ee Xafiisak Wasarada Maaliyadda ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga, Xisaabiyaha Gobolka Nugaal, Maamulayaasha Dakhliga ee Gobolka Nugaal.
Hay'ada Danyar Relief & Development Organization oo ah urur kahayri ah oo ka shaqeeya Caawinaada iyo Horumarinta Danyarta iyo dadka tabaalaysan ayaa Bulshada Soomaaliyeed ka codsanaya inay ka qayb qaataan caawinaada walaalahooda baahan waqtiga Bisha Barakaysan ee Ramaanta iyo Waqtiyada caadiga ahba.
Hadaba kala Xiriir Madaxda iyo Maamulka Hay'ada Danyar Relief &Development Organization Numberada iyo Ciwaanada Shaashada Kaaga Muuqda.
Nolosha ayaba sidan waqtiyada qaar iska ah
GOTHENBURG SANNADKA CUSUB 2019
XAWILAADA TRANSFERGALAXY
XAWILAADA TRANSFERGALAXY
DENMARK IYO SOOMAALIDA LA CELINAYO
Garyaqaan Hassan Dahir Saajin
BARNAAMIJKA SALAAMAHA KULAN TV .
Barnaamijka salaamaha warbaahinta Kulan tv,
waxaad ku soo dirri kartaa [email protected].
WARARKA DOORASHADDA SWEDEN WAREYSI MURSAL CISE
Toddobaadkan waxaan ku wareysanaynaa wararka Sweden siyaasiga Soomaaliyeed ahna Gudoomiye xigeenka baarlamaanka Dalarna ahna gudoomiyaha Hiddaha iyo Tacliinta gobolka Dalarna mudane Mursal Isse.
BARNAAMIJKA SIYAASADDA SWEDEN IYO KULAN TV
Farriintaada Siyaasada Sweden waxaad ku soo gudbin-kartaa warbaahinta Kulan.
WARBAAHINTA KULAN KALA SOCO BARNAAMIJYO XIISO BADAN
HAMBALYADA MEHERKA ABWAAN KHALIIF XAYIR
Maanso Abwaan Said
GOOR-DHOW KULAN KALA SOCO BARNAAMIJYO XIISO BADAN IYO WARARKA CAALAMKA.
Warbaahinta kulan waa madal u furan Suxufiyiinta madaxa bannaan ee soomaaliyeed,