Biglan tv Somali

Biglan tv Somali wararkii u danbeeyay
(10)

02/11/2023
14/09/2023

TOOS:WEFTIGA XAMAR

03/09/2023

Waa dagaalkii masagaway ee khawarijta

FOLLOW DHE PAGEKAN BIGLAN TV SOMALI..

Sawirada : Maxaabis katirsan Argagixisada Somaliland ee lagu hayo Laasacaano oo ay booqatay ICRC
03/09/2023

Sawirada : Maxaabis katirsan Argagixisada Somaliland ee lagu hayo Laasacaano oo ay booqatay ICRC

Sh Maxamuud Maxamed Xalliike ayaa fariin wacyi gelin ah u direy bulshada SSC-Khaatumo iyo Halgamayaasha difaacyada Laasc...
14/08/2023

Sh Maxamuud Maxamed Xalliike ayaa fariin wacyi gelin ah u direy bulshada SSC-Khaatumo iyo Halgamayaasha difaacyada Laascaanood.

"Waxaynu jirnaa Xilli adag oo Alle uu qadaray , waxa laga rabaa bulshada SSC-Khaatumo inay ogaadaan in imtixaanka Alle uu u baahan yahay adkaysi badan , waa laga baxayaa Imtixaankan, Dhalinyarada halgamayaasha ha ilaaliyaan Salaadaha , Ku xidhnaanshaha Alle ,haka fogaadaan macaasida noowalba oo ay noqoto, guusha aad doonaysaan waxay ku jirtaa gacanta Alle sw , Alle guushiisa waxaa uu ku bixiyaa waa Raali gelintiisa iyo inaad ilaalisaa Waajibaadkii uu idin saarey " ayuu yidhi Sh Maxamuud oo mid ka mid ah masaajidada Alle ka hadley.

Halganka SSC-Khaatumo wuxuu ku dhisan yahay waa Alle ka cabsi iyo dedaal qof waljiba uu doorkiisa qaato .

12/08/2023

Ciidankii qaranka oo hada Hargeysa Ka ambabaxey.

12/08/2023

Fadlan follow dheh pagekan BIGLAN TV SOMALI

11/08/2023

Abwaan Cabdikhaalikh Maxamed xasan (H**e Buubaa) oo si weyn loogu Soo dhaweeyay Magaalada Laascanood

11/08/2023

Wali mudaharaadkii oo burco ka socda caawada

Soo gudbinta Wariye Tawakal ...

Ceerigaabo; Shacabku Foox ayay ku sh*teen ololka dabka taayirada ay gubayaan.Wariye tawakal
11/08/2023

Ceerigaabo; Shacabku Foox ayay ku sh*teen ololka dabka taayirada ay gubayaan.

Wariye tawakal

11/08/2023

Xidh_xidh & Laascanood

Wariye Tawakal

11/08/2023

Wararkii ugu danbeeyay ee Mudahaaradka ka socda Burco.

Muuqaalka Biglan tv Somali ....

Sawirada gaariga la qarxiyay, Muqdisho . Cidna waxba kuma noqon .
08/08/2023

Sawirada gaariga la qarxiyay, Muqdisho . Cidna waxba kuma noqon .

Address

Garowe

Telephone

+252907142633

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biglan tv Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share