TOOS: Qorituurka Koobka Maamul Gobeeledyada
Toos:Qorituurka Koobka Maamul Gobeeldyada oo la sameenayo caawa
Toos Garowe: Kalfadhiga Golaha wakiilada Puntland oo Furmay+ Deni oo ka hadlay xaalada Cakiran ee Puntland
Toos Garowe: Kalfadhiga Golaha wakiilada Puntland oo Furmay+ Deni oo ka hadlay xaalada Cakiran ee Puntland
TOOS: Muqdisho
TOOS:- Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo Suaalo lagu waydiiyay Kulankii Dadwaynaha Muqdisho
TOOS: DENI
TOOS: DEni oo ka hadlaya xaalada Guud ee Puntland
OPEC PLAZA -Garowe, waxaad ka helaysaa xafiisyo Ganacsi iyo kuwa Deegaan ah.
Hogggaamiyaha SSC Cabdirizaaq Firdhiye oo fariin u diray Ra'iisul Wasaare Xamse. Kuna baaqay in la taageero.
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hajji. Ahmed E. Osman Karaash ayaa kulan qado ah kula qaatay deegaanka Hadhwanaag ee gobolka Sool Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo wefti uu hogaaminayey oo uu kamid yahay Guddoomiyaha Golaha dhexe Mudane Jaamac Yaasiin Warsame.
"Puntland, doorasho qof iyo cod wax aan ahayn kama jirto, iska illaawa wax kale'' Wsiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Dirir
"Puntland, doorasho qof iyo cod wax aan ahayn kama jirto, iska illaawa wax kale'' Wsiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Dirir
CUUN Muqaal shidan
Cuun waa deegaan ka tirsan gobolka Nugaal oo hodan ku ah wax soosaarka dalagyada kala duwan ee beeraha iyo dhaqashada xoolaha.
SONNA MEDIA
Toos:Muqdisho
TOOS; Maxkmada Gobolka Banaadir Edeysanayaal loo haysto Musuq Musuq
''Waa inaa Ogahay Sababta loo aruurinayo Lacagta Caabudwaaq ee la gaynayo Laasacaano''Xil Cabiraxmaan Cabdi Shakuur
SONNA MEDIA
TOOS:PDRC GAROWE
TOOS: PDRC Kulanka Caawa oo looga hadlayo 'Ubucda Khilaafaadka Dhexmara Somalida iyo ka Gungaarista Xallintooda...
Wax ka Ogow Sababta loo Joojiyay in wax laga barto Buuga Taariikhda oo khaladaadka Dastuuriga ah lagu helay..
SONNA MEDIA
{MUUQAAL} Xulka kubadda Cagta gobolka Nugaal oo barxadda Garoowe loogu sameeyay soo dhawayntii ugu ballaarnayd.
Sidan ayuu ahaa Jawigu markii xulku soo gaaray goobta soo dhawaynta oo ay ku sugnaayeen dadweyne u heelan soo dhawayntooda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Toos: Aroos miyi Birtadheer
Toos: Aroos miyi ka dhacaya deegaanka Cadayga Bilcil ee Birtadheer-Nugaal Mudane Cabdisalaan Faarax Cali Marwadiisa Aamino sicii.
TOOS CAWEYS DHAQAMEED
TOOS; Aroos dhaqameed ka dhacey deegaanka Yaka ee gobolka Karkaar.
Dhagayso: Ciidanka SSC oo Cagta Mariyay Saldhigyadii Ciidanka SNM iyo Maydad ay ka carareeen
SONNA MEDIA
'Dagaalka Laasacaano Waa in si buuxda looga qayb qaataa''Suldaan Siciid Mohamed Garaase.
DEG-DEG: Haweenka Puntland oo qaadi doona tallaabo aan la mahdin...
Jamaahiirta Xorayta Sool oo diginiintii ugu danbaysay Siiyay Maamulka SNM
''Waligay Jacayl Ima soo marin Waa i dhiman yahay''Waraysi Xiiso leh oo laga qaaday Taliye Shubka
SONNA MEDIA
Barnaamijka Waxqabadka, Abshir Maxamed Abshir Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland 2019 -2023 oo maanta xilka wareejiyay.
Agaasimaha ayaa intii uu xilka hayay waxa uu ku guulaystay shaqooyin badan oo ku saabsan in kor loo qaado ilaha dhaqaale ee Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xariga ka jaray qaybta Radiologi ee ugu ballaarnayd uguna horraysay Puntland oo laga furay Isbitaalka Caalamiga Carafaat ee magaalada Garoowe.
Qaybtan waxaa diyaar ku ah CT Scan, MRI, Panorama X- ray iyo Digital X ray.
Dr Solomon Gabremarium oo ah dhakhtar ku takhasusay dawaynta cudurrada caruurta ( Pediatric Specialist) ayaa ka warbixinaya adeegyada caafimaad ee uu Yashfiin Women & Children's Hospital u hayo dhallaanka.
Wasiir loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya
Wasiir loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya