Hogol Media Services

Hogol Media Services This is the Official page of Hogol Media(HM). it is anews network that publish.

Musharax madaxwyne maxamed abdirhmaan faroole oo ka mid ah musharaxiinta puntlnd ee madaxwynaha oo tartamaya ayaa cawa l...
07/01/2024

Musharax madaxwyne maxamed abdirhmaan faroole oo ka mid ah musharaxiinta puntlnd ee madaxwynaha oo tartamaya ayaa cawa laga dareemaya kor u kac aad u weyn

Siyaasiyiintii ugu cusleyd Midowgii Musharaxiinta sida Madaxweynihii h**e Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii h**e...
21/11/2023

Siyaasiyiintii ugu cusleyd Midowgii Musharaxiinta sida Madaxweynihii h**e Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii h**e Xasan Cali Kheyre, Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur iyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa la filayaa in maalmaha soo socdo inuu shir wadatashi uga furmo Muqdisho.

Sida ilo wareedyo ay inoo xaqiijiyeen Mas’uuliyiintan ayaa khatar siyaasadeed u arka wax ka bedelka Dastuurka, gaar ahaan nidaamka ku dhisan Madaxtooyada ee Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen, waxaana shirkooda la filayaa inuu wax ka bedelo saaxadda siyaasadeed ee dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bilaabay olole ku wajahan xildhibaannada labada gole, si loo meel mariyo qorshaha wax ka bedelka Dastuurka, iyadoo la filayo in 25 bishan November uu si rasmi ah u furmo Kalfadhiga 4aad Golaha Shacabka oo la horgeyn doono wax ka bedelka iyo dhameystirka Dastuurka.

Hogol Media Services

Qaban qaabada soo dhoweynta murashax madaxweyne Axmed Maxamed Shirwac ayaa laga dareemaya Magaalada Bosaaso oo uu berri ...
21/11/2023

Qaban qaabada soo dhoweynta murashax madaxweyne Axmed Maxamed Shirwac ayaa laga dareemaya Magaalada Bosaaso oo uu berri ku soo wajahanyahay.

Hogol Media Services

Madaxweyne ku xigeenkii h**e ee Puntland Camey "Madaxweyne Daniyow 1,800-boqol oo maalmood baa Puntland laguu doortay wa...
21/11/2023

Madaxweyne ku xigeenkii h**e ee Puntland Camey "Madaxweyne Daniyow 1,800-boqol oo maalmood baa Puntland laguu doortay waana 5-sano waxaa kaaga dhiman 48-maalmood marka waxaan ku leeyahay wixii aad ku qaban wayday 1,752 maalmood 48-da maalmood ee kuu haray kuma qaban kartid

Hogol Media Services

Sawiro.Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasiin Iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaacil ayaa kulan la qaatay Cuqaasha iyo w...
21/11/2023

Sawiro.Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasiin Iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaacil ayaa kulan la qaatay Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka bari isla markaana baaq Nabadeed ka soo saaray Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay Deegaanka sheerbi. Iaygoona igu baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka.

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo maanta Dhaariyey Guddoomiyayaasha Gobollada ee Hay'adda Doorashooyinka puntland ee PE...
21/11/2023

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo maanta Dhaariyey Guddoomiyayaasha Gobollada ee Hay'adda Doorashooyinka puntland ee PEC.

Waxaa goobjoog ka ahaa munaasabadda dhaarinta Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane π˜Όπ™­π™’π™šπ™™ π™ˆπ™–π™­π™–π™’π™ͺπ™ͺ𝙙 𝘾π™ͺ𝙒𝙖𝙧 oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee PEC Mudane π˜Όπ™¨π™–π™™ π˜Όπ™π™’π™šπ™™ π™“π™žπ™§π™¨π™ž, isagoo kula dardaarmay mas'uuliyiinta la dhaariyey inay waajibaadkooda iyo howlaha shaqo u gutaan si hufan oo howlkarnimo leh.

Wafdi uu Hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil(Mideeye) oo ay ka mid yihiin isimo , Cuqaal, Culimo, iyo Salaadiin a...
21/11/2023

Wafdi uu Hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil(Mideeye) oo ay ka mid yihiin isimo , Cuqaal, Culimo, iyo Salaadiin ayaa u anbabaxay deegaanada kala duwan ee Galbeedka gobolka Sool .

Deegaanada ay gaadhayaan Wafdigan ayaa ka mid Guumays, Yagoori, Yeyle , iyo Furimaha h**e ee ay ciidanka Difaaca SSC-Khaatumo ku sugan yihiin

DegDeg..Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa G/le Mahad Axmed Gaas u magacaabay inuu noqdo A...
21/11/2023

DegDeg..Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa G/le Mahad Axmed Gaas u magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Maamulka SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha ayaa Agaasimaha oo ah khabiir iyo xeeldheere amni oo dalka iyo dadka Soomaliyeed siyaabo kala duwan ugu soo adeegay, Illaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.

Gabdhaha SSC-Khaatumo oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Haweenka SSC Khaatumo Marwo Sahrokiin Cabdi Xirsi ayaa kulan la ye...
21/11/2023

Gabdhaha SSC-Khaatumo oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Haweenka SSC Khaatumo Marwo Sahrokiin Cabdi Xirsi ayaa kulan la yeeshay Musharax Madaxweyne Dr Guuleed Saalax Barre oo ay weheliyaan Wasiiro h**e Jaamac Faarax iyo Jaamac Xirsi waxaana ay uga warbixiyeen safarkooda ay ku yimaadeen magaalada Garoowe ee la xiriiray xoojinta nabadda iyo xal u helidda khilaafka siyaasadeed.

Musharraxa ayaa u sheegay in xalku uusan marna a xabad ahayn wixii khilaaf ahna loo baahanyahay in waddo nabdoon lagu xalliyo. Wuxuu ka ballan qaaday in dhankiisa uu ka shaqayndoono xoojinta nabadda.

21/11/2023

GAROOWE: Isimmada SSC-Khaatumo ayaa la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka Puntland, iyaga oo sidoo kalena la kulmaya aqoonyahanka iyo qeybo kale oo kamid ah dadka caasimadda - waxa la inoo sheegey in ay siyaasiyiinta mucaaridka iyo dowladda u jeediyeen in ay ciidamada ku kala celiyaan xeryohooda, oo ay markaas ka dibna la kulmayaan.

Isimmadu waxa ay dadka la kulmay u sheegeen; in aysan Garoowe ka laabanayn ilaa ay xal kala dhex dhigaan dhinacyada doorashada isku haysta, ayna qaadan karaan go'aamo adag balse dadka iyo dalka u dan ah - Ilowareedyo.

Beesha Caalamka oo war culus ka soo saartay ismarin-waaga doorashada madaxtinimo ee Puntland.--Saaxiibada beesha caalamk...
21/11/2023

Beesha Caalamka oo war culus ka soo saartay ismarin-waaga doorashada madaxtinimo ee Puntland.
--

Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro.

Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo loo haysto rabshad ama hanjabaad xoog. Cabashada waa in lagu dhammeeyaa si nabad ah oo loo marayo wada hadal. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay khilaafkooda ku xalliyaan qaab nabadeed.

Saaxiibada beesha caalamku waxaa weli ka go'an inay Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed ku taageeraan dhisidda aasaaska bulsho nabad iyo barwaaqo ah.

Waxaan si dhow ula soconaa xaaladda, waxaana ku baaqaynaa in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda iyo wadahadallo degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda siyaasadda iyo kuwa kale ee deegaanka.

*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Belgium, Denmark, Jabuuti, Itoobiya, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Talyaaniga, Ireland, Kenya, Netherlands, Norway, Talyaaniga, Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, Qaramada Midoobay.

Hooyo Sahra Dhunkaal oo xiisadda Garoowe ku weydey wiilkii keli ahaa ee ay dhashay [Cabdiraxmaan Jaamac oo xalay shil ba...
21/11/2023

Hooyo Sahra Dhunkaal oo xiisadda Garoowe ku weydey wiilkii keli ahaa ee ay dhashay [Cabdiraxmaan Jaamac oo xalay shil baabuur ku dhintay isaga oo colaadda ka caraya] ayaa tidhi:

β€˜β€™Waxaan ahay qof da’ ah hadda wiilna isagaan ka dhalay oo β€˜madi’ buu igu ahaa, xaaladda qoyskuna waa mid danyar ah, anigu waxaan ahay qof waayeel ah oo xanuunsan, isaga uun baan eeganayey, waanse ku samray markii aan dul tagay maydkiisa meeshii shilku ka dhacay, xaalad adag ayaan galay laakiin waan ku samray qadarta Eebbe keenay.

β€˜Wuxuu aad ugu fiicnaa waxbarashada, wuxuu kaloo gali jiray kaalimaha h**e, hammigiisuna wuxuuu ahaa inuu waxbarashada meel fiican ka gaaro ka dib qoyska oo wiil uu u ahaana wax u qabto” ayey tidhi hooyo Sahra Dhuunkaal

Cabdiraxmaan wuxuu dhiganayey Jaamacadda Bosaso faraceed magaalada Garowe, isagoo baranayey maaddada IT-ga, sida ay ehelkiisa BBC u sheegeen.

21 November sanad kasta waxaa la xusaa maalinta macalinka Somaaliyeed taas oo la asteeyey 1974- Bishii November 21-Keeda...
21/11/2023

21 November sanad kasta waxaa la xusaa maalinta macalinka Somaaliyeed taas oo la asteeyey 1974- Bishii November 21-Keeda, hadaba waxaan idinla wadeegaynaa Tariikhda iyo waaya aragnimada qaar kamid ah macalimiinta reer Puntland ee mudada ka shaqaynaayey waxbarshada.

Adiga macalinkee saameeyey noloshaada?

Ardayda Puntland ee dalka Uganda oo qaylo dhaan ka direy xaaladda Garoowe.  .
21/11/2023

Ardayda Puntland ee dalka Uganda oo qaylo dhaan ka direy xaaladda Garoowe. .

Soomaaliya-Somalia
21/11/2023

Soomaaliya-Somalia

Garoowe - waxa Arbacada iyo khamiista ka dhacaya Bandhigga Shaqooyinka ee Puntland.Shaqooyin kala duwan ayaa lagu soo ba...
20/11/2023

Garoowe - waxa Arbacada iyo khamiista ka dhacaya Bandhigga Shaqooyinka ee Puntland.

Shaqooyin kala duwan ayaa lagu soo bandhigayaa, doodo iyo tababarro ayaa sidoo kale ka jira.

Hadaad shaqadoon tahay waxaa iska diiwan galin kartaa halkaan ligaxan: https://forms.gle/JyRsGdVxiHzAb7EF6

Address

Rugsan Road
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogol Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hogol Media Services:

Share



You may also like