Hud-Hud News Network

Hud-Hud News Network Halkan waxaad Ka helaysa warar sugan, doodo Cilmiyaysan oo ku salaysan dhex dhexaadnimo.

Great Puntland/Republic of PuntlandDowlada Puntland iyo dowlada Itoobiya ayaa maanta shir uga furmay Addis ababa.Waftiga...
03/04/2024

Great Puntland/Republic of Puntland

Dowlada Puntland iyo dowlada Itoobiya ayaa maanta shir uga furmay Addis ababa.

Waftiga dowlada puntland waxaa hogaaminayay wasiirka Maaliyad Puntland Mohamed Farah halka itoobiya hogaaminayay wasiiru dowlaha arrimaha dibada Mesganu Arga.

Labada dowladood ayaa ka wada xaajoodkoodu ku saabsanaa iskaashiga labada dhinac ee ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay baahisay wasaaradda Arrimaha dibada Itoobiya, dhinacyadu waxay isla garteen muhiimada ay leedahay in xariirka ganacsiga, amniga iyo kaabayaasha dhaqaalaha sare loo qaado, dhinacyaduna xoojiyaan iskaashigooda.

Ambasador, Mesganu Arga ayaa xaqiijiyey in ay Itoobiya doonayso adkeynaysa xariirka ay la leedahay dowlada Puntland, isagoo tilmaamay in xariirkaas uu ahaa mid soo jireen ah.

Puntland ayaa xooga saaraysa sidii ay qeyb uga heli lahayd Suuqyada Itoobiya ee ganacsi, waxaana laga wada hadlay sidii Kastamka Tuurdibi- Suuqyada Itoobiya ilaa Dekeda Garacad.

06/01/2024

Saadaasha Doorashada

Wareega 1'aad

1. Said Abdulahi Dani 21
2. Guled Sahal Barre 15
3. Abshir Hursue 10
4. Ahmed Issa Awad 7
5. Hassan Shire Abgaal 6
6. Aden Shikh Doon 4
7. Mashruuc 1
8. Gaas 2

WAREEGGA 2'AAD

1. Guleed Salah Bare 31
2. Said Abdulahi Dani 23
3. Abshir Huruse 12

Khasaaro 2

WAWREEGGA 3'AAD

1. GUULED SALAH BARRE 46
2. SAID ABDULAHI DANI 19
KHASAARO 1

MADAXWAYNAHA PUNTLAND

DR GUULEED SALAH BARRE

01/11/2023

Dimuquraadiyad Macno leh oo Shacabku xor u yahay rabitaankisa awal baysan muuqan.

Balse Isimow hadaad Awoodihihinii soo difaacateen Dalka iyo Dadkaba u tura oo Baarlaman Tayo leh kena

WAR - SAXAAFADEEDGaroowe: 01 November 2023: Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka ho...
01/11/2023

WAR - SAXAAFADEED

Garoowe: 01 November 2023: Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah.

Ayaa lagu yiri War-saxaafadeed kasoo baxag Madaxtooyada Puntland.

01/11/2023

Go'aanka kasoo baxay Isimada dhaqanka Puntland qaadasho mooyee quursi malahan.

Mudo-xileed bil ka harsantahay Dastuur iyo Arimo Masiiri ah midna laguma badali karo.

01/11/2023

Qayb kamid ah Ismadii Garoowe ku shirsanaa ayaa go'aano soosaaray.

DEG-DEG: Isimadii shirku Garowe uga socday, oo soo saaray in Doorashadu waqtigeedi ku qabsoonto, sido kalena ay la jooji...
01/11/2023

DEG-DEG: Isimadii shirku Garowe uga socday, oo soo saaray in Doorashadu waqtigeedi ku qabsoonto, sido kalena ay la joojiyo Doorashada Qofka iyo codka ah Barlamaankana lagu soo doorto sidii hore.sidee u aragtaa

01/11/2023

Halkaan waxaad ka heli doontaan Warar lahubo, Xaqiiqo ah dhex dhexaad ah oo la isku halayn karo.

Ee Fadlan Fallow nasii oo na sooraac si aysan kuu seegin Warakayagu.

Address

Garoowe, Street 30
Garowe
252

Telephone

+252907590599

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hud-Hud News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like