OLOLE

OLOLE Xarunta Ololeyaasha doorashooyinka, dimuqraaddiyadda, wacyogelinga, iyo gaarsiinta ololeyaasha guud.

Kacdoonka Jiil Cusub iyo Jiho Cusub ee midaysay dhalinyaradda iyo waxgaradka PuntlandWaxaa muuqata in Puntland uu la war...
22/05/2023

Kacdoonka Jiil Cusub iyo Jiho Cusub ee midaysay dhalinyaradda iyo waxgaradka Puntland

Waxaa muuqata in Puntland uu la wareegay dhaqdhaqaaqa Jiil Cusub iyo Jiho Cusub.

Waxaa socda kacdoon dhalinyaro oo hamuun u qaba aragti iyo adeeg dowladnimo,,, kana daaley siyaasadda wax ku doonista lacagta iyo qabiilka.

Haloo hiiliyo Jiil Cusub iyo Jiho Cusub ee Urur Siyaasadeedka Mustaqbal -USM

Ka Codee halkan 👇

https://www.doorasho.so/

25/03/2023

MUUQAAL: XOGTA IS-DIIWAAN GELINTA REER PUNTLAND | 2023

04/10/2022

“At 5:00 pm, these calves are waiting to feed at home. In normal conditions, Somali camels 🐪 (the dromedary 🐪) comes home late around 10:00 pm. But now, everything changed when the drought stroke and killed half of the camel population in the area — Burtinle. ”

Local farmer initiatives in Nugal, via Dookh Press.
04/10/2022

Local farmer initiatives in Nugal, via Dookh Press.

My name is Abdifitah Hussein Yusuf. I am one of the people who have been for a long time.I started my farming career in Ba’adweyn village, Mudug region. I jo...

Mw. Deni, ma lagu sunti karaa in uu yahay aabbaha dimuqraaddiyadda Puntland, maaddaama 25th Oct, 2021 loo ballansan yahy...
29/09/2021

Mw. Deni, ma lagu sunti karaa in uu yahay aabbaha dimuqraaddiyadda Puntland, maaddaama 25th Oct, 2021 loo ballansan yahya doorashadii goleyaasha deegaanka gaar ahaan saddexda degmo .ee horudhaca u ah doorashada weyn?

Bal .qiyaas.

28/09/2021
Urur Siyaasadeedka Kaah iyo magaalada Qardho. Bal nala qiimee:5. Ugu badan 4. Heersare 3. Dhexdhexaad2. Ma wacna1. Ugu y...
28/09/2021

Urur Siyaasadeedka Kaah iyo magaalada Qardho. Bal nala qiimee:

5. Ugu badan
4. Heersare
3. Dhexdhexaad
2. Ma wacna
1. Ugu yar

Waxaa degmooyinka - Eyl, Ufeyn iyo Qardho ka bilowday ololaha ururka Ururka Horseed, isaga oo isu soo saaray taageereyaa...
28/09/2021

Waxaa degmooyinka - Eyl, Ufeyn iyo Qardho ka bilowday ololaha ururka Ururka Horseed, isaga oo isu soo saaray taageereyaasha ururka Urur Siyaasadeedka Horseed. Qeyb ka noqo hirgelinta nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.

.

Ku darista dumarka ee aqalka sare ma mudan yihiin in 30% looga badiyo? Madaxweyneyaashu se ma tixgelin doonaan qoondada ...
25/07/2021

Ku darista dumarka ee aqalka sare ma mudan yihiin in 30% looga badiyo? Madaxweyneyaashu se ma tixgelin doonaan qoondada haweenka?

Codkaagu waa xaqaaga, is diiwaan geli oo hirgeli helidda xaqaaga. Ka qeyb noqo diiwaan gelinta ka socota degmooyinka Eyl...
06/06/2021

Codkaagu waa xaqaaga, is diiwaan geli oo hirgeli helidda xaqaaga. Ka qeyb noqo diiwaan gelinta ka socota degmooyinka Eyl, Qardho, iyo Ufeyn.

Wacyiga reer Miyiga waxaa lagu kordhin karaan in loo sameeya warsheeg ku filan loola na hadlo hab ay u fahmayaan maaddaa...
03/06/2021

Wacyiga reer Miyiga waxaa lagu kordhin karaan in loo sameeya warsheeg ku filan loola na hadlo hab ay u fahmayaan maaddaama ay adag tahay in la socdaan hannaanka ololaha ka socda magaalooyinka.

Waa muhiim in loo diyaarsho duruus ku filan si loo baro hannaanka isdiiwaangelinta, codaynta, xuquuqda codeynta, iyo xuquuqaha kale ee uu dastuurku siiyey.

Thanks Dookh Press we truely appreciated the way you served to us. We stick your professional services.
12/11/2020

Thanks Dookh Press we truely appreciated the way you served to us. We stick your professional services.


OL OLE offical logo designed by us. If you need any further logo designed associated with your mind and business, find us we turn it true and official.

Address

Garowe
090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OLOLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OLOLE:

Videos

Share



You may also like