Wadaagsin Media Inc

Wadaagsin Media Inc wadaagsan Media is an independent agency based in Somalia. follow us for the latest updates .

Qaarka mid ah hadaladii ay jeediyeen Ma'suliyiintii ka qayb-gashay shirka maal-gashiga Puntland.
13/03/2023

Qaarka mid ah hadaladii ay jeediyeen Ma'suliyiintii ka qayb-gashay shirka maal-gashiga Puntland.



SOMTEL;  Shirkada Somtel iyo Dahab Group ayaa kamid ah shirkadaha manta kasoo qayb galay Shirwaynaha kabayaasha dhaqalah...
13/03/2023

SOMTEL; Shirkada Somtel iyo Dahab Group ayaa kamid ah shirkadaha manta kasoo qayb galay Shirwaynaha kabayaasha dhaqalaha iyo malgashiga puntalnad oo ka furmay magaalada garoowe ee casimada Puntland .

03/03/2023

"Soomalind haday bixi waydo labida gaatama meel ka sokaysa kaga soo hadhi maayo.

Sarkaal Ciidanka Ina Canbaashe ka tirsanaa ayaa soomalnd fariin hanjabada hawada u mariyay.

Bidhaan Media

03/03/2023

Waraysi Hanoolaato la yeelatay Madaxweyne Mohamed Abdi Waare

Puntland oo ka hadashay xaaladda Laascaanood
03/03/2023

Puntland oo ka hadashay xaaladda Laascaanood

Baarlamaanka JFS oo guddi u saaray ka talo bixinta waxkabadelka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya
03/03/2023

Baarlamaanka JFS oo guddi u saaray ka talo bixinta waxkabadelka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Diiwaangelinta codbixiyayaasha ka daahfuray Degmada   ee Gobolka  . Buls...
03/03/2023

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Diiwaangelinta codbixiyayaasha ka daahfuray Degmada ee Gobolka .

Bulshada Degmada Jariiban ayaa si habsami leh isaga diiwaangelinaya goobaha diiwaangelinta iyagoo si aada usoo dhaweeyay Diiwaangelinta iyo Guud ahaa Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland.


27/01/2023

Ciidanka xoraynta SSC oo Laascaanood ku diyaar garoobaya

26/01/2023

Waddada Ceeldaahir -Ceerigaabo oo meel wanaagsan maraysa

26/01/2023

Kulanka Golaha Dhaqanka SSC ee Laascaanood

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaagsin Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadaagsin Media Inc:

Share