Nugal Media Group NMG

Nugal Media Group NMG NUGAL MEDIA GROUP NMG

Update News | Madaxwaynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Abdullahi deni ayaa wararku sheegayaan in uu bixiyay amaro cu...
13/11/2022

Update News | Madaxwaynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Abdullahi deni ayaa wararku sheegayaan in uu bixiyay amaro culus asaagoo ka maqan Puntland , dhowr jeer oo h**e ayay arintaan oo kale sababtay khilaaf asaga iyo ku xigeenkiisa.

Madaxwaynaha jamhuriyadda federalka ee Somalia oo booqday xerada lagu tababarayo ciidanka bada Somaliya.
12/11/2022

Madaxwaynaha jamhuriyadda federalka ee Somalia oo booqday xerada lagu tababarayo ciidanka bada Somaliya.

Wasiirka gaashandhiga Xukuumada Federalka ee Somaliya.
12/11/2022

Wasiirka gaashandhiga Xukuumada Federalka ee Somaliya.

WARKA DUHURNIMO EE NMG Dowlladda UAE ayaa todobaadyaddii la soo dhaafay ka dajisay in ka badan 20 dulimaad oo siday Hub,...
12/11/2022

WARKA DUHURNIMO EE NMG
Dowlladda UAE ayaa todobaadyaddii la soo dhaafay ka dajisay in ka badan 20 dulimaad oo siday Hub,ciidan,guryo diyaarsan iyo baabuur dagaal magaalada Bosaaso,arintaan wali dowlladda Puntland k**a hadlin.

WARKA DUHURNIMO EE NMG:Gudoomiyaha golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa sharci-darro ku tilmaamay ...
12/11/2022

WARKA DUHURNIMO EE NMG:
Gudoomiyaha golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa sharci-darro ku tilmaamay Soohdimo ay sameysay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland.

Gudoomiye Cabdirishiid wuxuu sheegay in barnaamijka kala xadeynta xuduudaha gobolada Puntland aan lasoo marin Golaha Wakiillada Puntland sharcigana uu baal-marsanyahay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayuu dusha uga tuurey mas'uuliyadda dhibaatada ka dhalata kala-xadeynta xuduudaha iyo soohdi gobolada Puntland.
Nugal Media Group NMG

WARKA DUHURNIMO EE NMG:Magaalada Garoowe - waxa ka furmay shirweynaha 4'aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland...
12/11/2022

WARKA DUHURNIMO EE NMG:
Magaalada Garoowe - waxa ka furmay shirweynaha 4'aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, kaa oo labadii sanoba mar ay martigeliso Wasaaradda Deegaanka.

Shirka waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka kalasocota golayaasha kaladuwan ee dawlada, hay’adaha caalamiga ah, aqoonyahano ku xeel dheer arimaha deegaanka iyo isbedelka cimilada gudoomiyeyaasha gobolada, kuwa degmooyinka iyo martisharaf kale.
Nugal Media Group NMG

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid A/laahi deni ayaa gaaray dalka Zambia gaar ahaan Caasumadda Lusaka, Madaxwa...
11/11/2022

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid A/laahi deni ayaa gaaray dalka Zambia gaar ahaan Caasumadda Lusaka, Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa soodhaweeyay musuuliyiinta dalka Zambia & Jaliyadda Puntland -Zambia.
Nugal Media Group NMG

11/11/2022

Madaxwaynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohammuud Ayaa kormeer ugu tagay ciidanka XDS ee ku sugan dalka ERITREA halkaas oo uu tababar uga socdo.
Nugal Media Group NMG

NADIIFIN AYAA MAANTA LAGA SAMEEYAY DHISMAHA WASAARADDA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE.Agaasimaha Guud, Agaasim...
02/11/2022

NADIIFIN AYAA MAANTA LAGA SAMEEYAY DHISMAHA WASAARADDA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE.

Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada iyo Hawlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee J.F.S. ayaa shaqo nadiifin ah ka sameeyay Wasaaradda, kadib qaraxyadii kooxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab ay ka geysteen isgoyska Zoobe.

Shaqaalaha wasaaradda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa gurmadka shacabkii uu dhibka ka soo gaaray weerarada argagixisada. Dhanka kale waxaana wali socda uruurinta xogta ardaydii ay waalidkood waxyeellada kasoo gaartay si looga dhabeeyo ballan qaadkii madax weynaha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir kaas oo ahaa in waxbarasho bilaash ah ay helaan ardayda ay waalidkood dhibaatada ka soo gaartay weeraradii argagixisada.

02/11/2022

WARGELIN WARGELIN WARGELIN WARGELIN
_______________________________________________

BISMILLAH WED,NOVEMBER 2
Nugal Media Group NMG Waa warbaahin cusub oo soo gudbin doonta Wararka Iyo siyaasada Dalka & tan caalamkaba waxa ay hada hawada ugu jirtaa si tijaabo ah ayadoo lagu wado hormarin.
|MAHADSANIDIIN | WABILAAHI TOWFIIQ |

Somaliland ayaa sheegtey in ay raashin gaadhsiisey degmada Boocame ee gobolka Sool oo ay dhawaan kala wareegtey Puntland...
02/11/2022

Somaliland ayaa sheegtey in ay raashin gaadhsiisey degmada Boocame ee gobolka Sool oo ay dhawaan kala wareegtey Puntland.
Nugal Media Group NMG

Wasiirkii h**e ee Dakhliga Puntland, Xil. Cabdi Qowdhan : "Waxa aan qiraya in ka hor asaaskii Puntland 1998 aanay jirin ...
02/11/2022

Wasiirkii h**e ee Dakhliga Puntland, Xil. Cabdi Qowdhan : "Waxa aan qiraya in ka hor asaaskii Puntland 1998 aanay jirin hal taako oo ka mid ah deegaannada [Khaatumo/SSC] oo cid kale idinka haysatay ama idinku maamulaysay.

Waxa aan qiraya in aad isku halayseen asaaskii Maamulka Puntland oo sida heshiiska iyo dawladnimaduba ahayd aad ku wareejiseen wax walba oo uu ku jiro illaalada deegaanndiinu"
Nugal Media Group NMG

Address

30street
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugal Media Group NMG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nugal Media Group NMG:

Videos

Share