Warsan TV

Warsan TV XM is a platform for broadcasting and analyzing accurate and reliable information of interest.

07/11/2023

Garowe maahan meel ciyaal
Maahan meel dad sagagara oo nolosha kadhacay wax lagaga dhigo ee wixii sagagara iyo wixii molosha kadhacay iyo dadka waalanba waxa kuyaal meel lagu baanto ama dhaqan celin loogu sameeyo ama meelaha dhimirka lageeyo ee dadka nolosha kadhacay kuma tuntaan

07/11/2023
BAAFIN BAAFIN Waxaa la baafinyaa Fure Gaari Orginal ah kaaso  nooca  Garigu yahay  Market X (furuhana waa Remote).Wuxuu ...
16/10/2023

BAAFIN BAAFIN

Waxaa la baafinyaa Fure Gaari Orginal ah kaaso nooca Garigu yahay Market X (furuhana waa Remote).

Wuxuu ku lumay Inta u dhaxaysa Hass iyo Jaamacada bariga Afrika ee magaalada Garoowe

Waxaa si xushmad ku jirto lagaaga codsanayaa hadaad Aragtid ama ka haysid xog inaad kusoo hagaajisid Lambaradan;

0907791722 ,7749923

09/09/2023

Daawo :- Gariiraayay oo nin qasqas raadinaayo soo wacay .

09/09/2023

:- Ceeb Weyna Ragga Habar Awal oo ka xishoon waayay dumarka Samaroon .

 :- Beesha Bahawrtable oo bayaan kasoo saartay xaaladda Puntland ayaa ku cadaysay in ay xiriirka u jareen maamulka uu Si...
27/06/2023

:- Beesha Bahawrtable oo bayaan kasoo saartay xaaladda Puntland ayaa ku cadaysay in ay xiriirka u jareen maamulka uu Siciid denni hoggaamiyo.

30/05/2023

Asxabta qali ah qofkii hayo black money

Lahuboo,Fadlan nala soo xiriir

Mahad saniidiin.

Shacabka Samaroonow halista ugu weyn waa in aad is dejisaan. Shacabka Bahararsame waraysta. Wallaahi haddii ay maalintaa...
04/05/2023

Shacabka Samaroonow halista ugu weyn waa in aad is dejisaan.

Shacabka Bahararsame waraysta. Wallaahi haddii ay maalintaa is dejin lahaayeen, caawa in aan hawli halkaa noo joogteen annaga iyo Isaaq.

Shacabka Bahararsamow Samaroonka caawa aad u wacwaca oo xeeladaha lagaga hor-hor-tago isdejinta u sheega. K*k. Sideeda isdejintu waa gardarrada qaado oo dabeed ii cabo.

.

 :- Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay xireen 47 ruux oo ay ku eedeeyeen inay wadeen afgambi ka dhan ah ismaamulka Amxa...
02/05/2023

:- Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay xireen 47 ruux oo ay ku eedeeyeen inay wadeen afgambi ka dhan ah ismaamulka Amxaarada ee waqooyiga Itoobiya.

Milatariga Soomaaliya ayaa saaka hawlgal qorshaysan oo uu ka fuliyay duleedka degmada Xarardheere ku dilay in ka badan 6...
02/05/2023

Milatariga Soomaaliya ayaa saaka hawlgal qorshaysan oo uu ka fuliyay duleedka degmada Xarardheere ku dilay in ka badan 60 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.

Guddoomiyaha degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Kulmiye ayaa wareysi uu siiyay Telefishka dowladda (SNTV) ku xaqiijiyay warkaas.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in hawlgalkaas laga fuliyay degaanka Ceel-qaboobe oo qiyaastii 30km dhanka koonfur kaga beegan degmada Xarardheere.

Waxa uu sidoo kale sheegay in hawlgalkaas Al-shabaab lagaga furtay hub iyo gaadiid dagaal oo uga yimid dhanka dalka Yemen.

17/03/2023

Argagixiso
Alshabaab
Puntland
PSF
DFS
Dawlad deegaanka
Roobka da'ay

Eedaha dagaalka oo roobkii SL kudartay?

Ciidanka Soomaaliland, waxay dhex daggen yihiin laba tog oo biyo xooggani maraan, k**ana bixi karaan oo waa la dul fadhi...
17/03/2023

Ciidanka Soomaaliland, waxay dhex daggen yihiin laba tog oo biyo xooggani maraan, k**ana bixi karaan oo waa la dul fadhiyaa, waxan u malaynayaa inay noqon doonaan qoom kii labaad oo biyo lagu halaago.

Huunno adkaysi yeelo.

Maxk**adda dembiyada dagaalka ee ICC ayaa maanta oo Jimce ah soo saartay waaran soo qabasho ah oo ku socda madaxweyanaha...
17/03/2023

Maxk**adda dembiyada dagaalka ee ICC ayaa maanta oo Jimce ah soo saartay waaran soo qabasho ah oo ku socda madaxweyanaha dalka Ruushka Vladimir Putin kaas oo ay sheegtay in loo haysto eedo ka dhana xaquuqda Aadanaha oo uu ka geystay waddanka ay ciiddamadiisu ku duuleen ee Ukraine.

Maxk**adda ayaa sheegtay in Putin uu masuul ka yahay waxa ka dhacay Ukraine taa darteedna uu ku lug lee yahay dembiyo dagaal iyo weliba askaraynta caruur aad u yar yar.

17/03/2023

Ciidanka SL dooxii ay maraaga ka daganaayeen iyo aagii dhuxun oo dhan daad baa qaaday waxay rabaan inay isu kala bixiyaan xaga ganbadhe lkn ciidankii maanta ku soo guuray baa u diiday xabadii maanta bilaabatay caaway soo gaadhay roobna waa ku dul helay

Ciidanka aagaas jooga ee somaliland waakii ka soo guuray tukaraq waa ciidan uusan goojacade qaadin dhulkii goojacade iyo iyaga u dhexeeyayna waa qoyanyahay oo gawaadhida waawayn waa galaysaa dooxana k**a bixi karaan oo waxaan ka daba hadhayn ciidankii ay fooda is dareen

Maanta ciidamada reer nugaaleed shaqo wayn bay qabteen ilaa hadana xabadu waa goos goos oo mar dhawayd baa xoogeedu qaboobay

  Ciidamadii Somaliland oo saaka baneeyey dhamaan furimihii dagaalka ee aaga bari ee magaalada Laascaanood oo 21 maalmoo...
26/02/2023

Ciidamadii Somaliland oo saaka baneeyey dhamaan furimihii dagaalka ee aaga bari ee magaalada Laascaanood oo 21 maalmood dagaal aanay waxba la hadhin ka socday.

Deg deg:- Waxaa gabi ahaanba lakala jaray Argagixisada SNM oo labo jiho ka daganaa agagaarka Laascaano iyo Tukaraq.Xooga...
25/02/2023

Deg deg:- Waxaa gabi ahaanba lakala jaray Argagixisada SNM oo labo jiho ka daganaa agagaarka Laascaano iyo Tukaraq.

Xoogaga SSC, Gurmadka Qabiilo kala duwan oo u badan Ciidamada reer Mudug oo xalay ilaa shalay soo gurmanayay ayaa kala jaray gabi ahaanba SNMta Tukaraq iyo Laascaano kala fadhiya iyo wadooyinkii ay taakuleynta iyo dhaawacyada marsan jireen.

Waxaa la saadaalinayaa in dhawaan ay bilaabankarto dagaal aad u qaraar mintidna ah oo ay ka qeyb qaadanayaan gaadiidka gaashaaman ee cul-culus oo aad u tirobadan.

Waa kii lagukala bixilahaa, hase yeeshee waxaa Jamaahirta SSC iyo gurmadyadoodba laga codsanayaa in aysan dhawaacyada iyo maxaabiista leyn maadaama ay ilmo yar-yar oo Soomaaliyeed oo lasoo khalday yihiin.

 :- Gashaanle Dhexe baashe maxamed Guun ( Baashe Fanax) ayaa maanta lagu dilay dagaalka laascaanood ka dhacay.Sidoo kale...
25/02/2023

:- Gashaanle Dhexe baashe maxamed Guun ( Baashe Fanax) ayaa maanta lagu dilay dagaalka laascaanood ka dhacay.

Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in ciidamada SSC ay dileen ilaa 5 sarkaal oo ciidanka Somaliland ka tirsan.

Silsilada Saldanada Maxamud Harti (Warsangali)1.Sultan siciid 2.Sultan abdizalan3.Sultan maxamud4.Garad  Cali ‘’’ shire ...
18/12/2022

Silsilada Saldanada Maxamud Harti (Warsangali)

1.Sultan siciid
2.Sultan abdizalan
3.Sultan maxamud
4.Garad Cali ‘’’ shire ‘’’
5.Garad Cawl
6.Garad Maxamuud
7.Garad Cali
8.Garad Maxamed
9.Garad Naaleeye
10.Garad Maxamuud
11.Garad (Cali) ’’’ BaH Majeerteen ’’’
12.Garad Cabdalle
13.Garad Maxamuud
14.Garad Yuusuf
15.Garad Liibaan
16.Garaad cali ’’’ Dable ’’’👑🪡🏹🐎
17.Garaad ciise
18.Garaady Yuusuf
19.Garaad siciid
20.Garaad yacQuub
21.Garaad ciise
22.Garaad maxamuud
23.Garaad Cumar)
24.Garaad ibraahim
25.Garaad xasan ’’’ Xamargalle ’’’
26.Garaad cabdalle ’’’ dhiidhiin ’’’
Kooge
Maxamuud ’’’ Warmaceke ’’’
Axmed ’’’ Warsangeli ’’’
Maxamuud ’’’ Moorasaante ’’’
Saalax ’’’ Harti ’’’
Hantaalle
Amlaale
Koombe
Maxamed ’’’ kablalax ’’’
Abdiraxmaan ’’’ Daarood ’’’
ismaaciil
Jabarti ❤️

W/ Q. Jibriil Axmws Jibriil Garaad Cawl

John oo ahaa macalin luuqada ingiriisiga ka dhiga jaamacada bariga Africa ee magalada garoowe ayaa qaatay diinta islaamk...
01/12/2022

John oo ahaa macalin luuqada ingiriisiga ka dhiga jaamacada bariga Africa ee magalada garoowe ayaa qaatay diinta islaamka

ALLAAHU AKBAR

Mareykanka oo Turkiga u diray digniin adag oo la xiriirta howlgallada militari ee uu kawado Suuriya.
01/12/2022

Mareykanka oo Turkiga u diray digniin adag oo la xiriirta howlgallada militari ee uu kawado Suuriya.

Sagaal badmaaxiim mareykan ah oo ku dhaawacmay dab ka kacay...Saraakiil ka tirsan ciidamada  Mareykanka ayaa Arbacadii s...
01/12/2022

Sagaal badmaaxiim mareykan ah oo ku dhaawacmay dab ka kacay...

Saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa Arbacadii shalayta ahayd sheegay in dab uu ka kacay markab ay leeyihiin ciidamada badda Mareykanka, waxaana ku dhaawacmay sagaal badmaaxiin ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP.

Ma jiraa inta Hawiye madax sare al-Shabab ku leeyahay qabiil ku leh ❓Qormo uu qoray Steven Platt nin la yiraahdo ayaa ku...
01/12/2022

Ma jiraa inta Hawiye madax sare al-Shabab ku leeyahay qabiil ku leh ❓

Qormo uu qoray Steven Platt nin la yiraahdo ayaa ku sheegay in beesha Hawiye tahay Laf-dhabarta al-Shabab, islamarkaasna yihiiin Qabiilka ugu xilalka iyo darajoiyinka badan xarakada shabaab,

Liistiga magacyada Madaxda alshabaab ee beesha hawiye,


Emiirada & Asaasayashii Al-Shabab,

1-ADEN HASHI FARAH AERO (Dhintay)

Asaasihii iyo Hogaamiye Dagaal
Cayr (Habargidir), Hawiye

2-ABDIRAHMAN MOHAMED WARSAME “MAHAD KARATE”

Ku xigayn Amiirka Madaxa Sirdoonka
Cayr Habar Gidir, Hawiye

3-SHEIKH ALI MOHAMUD RAGE “CALI DHEERE”

Kuxigaynka Emirkan ahna Madaxa af-hayeenka al-Shabab
Murusade Karanle of the Hawiye

4- NUURADIN YUSUF “NOOR YUSUF”

Madaxa Hawlgalada Bariga Africa & Arabta
Hiraab, Hawiye

5- ISMAIL WARDHEERE

Madaxa Ganacsiga & Horumarinta & Xiririrka al-Shababa Gobalada Koonfur Somalia
Waceysle (Abgaal), Hawiye

6- DAHIR GA'AMEY “ABDI AL-XAQ”

Madaxa Cadaalada $ Gudoomiyaha Garsoorka Arimaha al-Shabab
Hiraab of the Hawiye

7- SHIEKH Mohamed abaas,

Madaxa xog aruurinta goobaha waxbarashada diinta
Sa,ad (Habargidir) Hawiye

8-MOHAMED NUR

Afhayeenka Gaarka ah Arimaha Dhaqalaha, Canshuurta iyo Kaydka Dhaqaalaha
Hawadle (Hiraab), Hawiye

9- HASSAN AGOI

Madaxa Dhaqaalaha
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

AHMED FEEFLE

Ku xigaynka madaxa dhaqaalaha
Cayr (Habargidir), Hawiye

10- ALI MUSE DAHIR

Gudoomiyaha Khasnajiga
Cayr (Habargidir), Hawiye

11- ABDIRAHIM ALI MUUDEY

Madaxa Canshuurta & Wasiirka Safarada Dibada
Sa’ad (Habargidir), Hawiye

12- MOHAMED MUSE GANJAB

Chief of Fundraising and Diaspora Financial Manager
Waceysle (Abgaal), Hawiye

13- ALI HASSAN DHEERE

Madaxa Kaydka Qaniimada
Cayr (Habargidir), Hawiye

14- AHMED HASSAN AFRAH

Madaxa Dhaqaalaha Bada
Saleebaan (Habargidir), Hawiye

15- MAALIM OSMAN

16- BASHIR MOHAMED MOHAMUD “BASHIR YARE”

Madaxa Hawgalada Ciidamada iyo Sirdoonka & Daba-galka

Habar Gidir (Habargidir) of the Hawiye

17- FARHAN MOHAMED KAHIYE

Kuxigeenka Ciidanka Difaaca

Saleebaan (Habargidir) of the Hawiye

18- MOHAMED MOHAMUD ALI “KUNO" “DULYADAYN” (Dhintay)

Abaanduule Ciidan Koonfurta Kenya

Habar Gidir (Habargidir) of the Hawiye

19- FARAH ALI HUSSEIN “FARAH KALLAR”

Madaxa Agaasinka

Abgaal of the Hawiye

20- RAGE MOHAMED

Madaxa Sirdoonka Qabaa’ilada Amniyat)

Cayr (Habargidir) Hawiye

21- ABDULLAH TIMO JILIC

Hogaanka Hubka iyo Rasaasta

Murusade Karanle of the Hawiye

22- ABDULLAHI HAJI DA’UD (Dhintay)

Hogaamiye H**e Hawlgalinta Ciidanka & Dhaqan galinta Toogashada (Waa arxan laawe qaabilsan ciqaabta dilka)

Murusade of the Hawiye

23-AHMED ABUKAR

Sarkaalka Fulinta (Canshuurta, Dhaqanka Diinta & Ciqaabta)

Murusade Karanle, Hawiye

24- BASHIR QOORGAAB

Taliyaha Qaybta Madaafiic
Saleebaan (Habargidir), Hawiye

25- RAGE MOHAMED

Sarkaalka Sirdoonka Qabiilada

Cayr (Habargidir), Hawiye

26- YUSUF MAHMOUD JIMALE

Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka "Amniyaat", al-Shabaab "Booliska iyo Sirdoonka"
Sa'ad (Habargidir), Hawiye

27- ABDISHAKUR MOHAMED MIRE

Taliyaha Ciidanka – Xeeladaha (Gawaarida) Gobolka Mudug

Saleebaan (Habargidir), Hawiye

28- ABDULLAHI DIGE HIROW

Taliyaha Ciidanka – Taageerada Ciidanka
Murusade Karanle, Hawiye

29- ABDI SHAKUR ALI OMAR

Sarkaalka Sirdoonka (Arimaha Gudaha / Anshaxa)
Sa’ad (Habargidir), Hawiye

30- FILSAN DAAHIR

31- OMAR MOHAMUD JUM'ALE “MATAAN”

Taliyaha Ciidamada Amniga Gudaha
Hawadle (Hawiye), Hawiye

32- AHMED “XASAN” COSOBLE

Taliyaha Booliska (Baaritaanada Dibadda)
Hawadle (Hawiye), Hawiye

33- ABDI MUKHTAAR

Sarkaalka Maxk**adaha Islaamka (ciqaabta)
Hiraab, Hawiye

34- HASSAN ALI DHORE

Maamulaha Hawlaha Amniyat (Hawlgallada Gudaha)
Saleebaan (Habargidir), Hawiye

35- ABDIRISAK DUALE

Sarkaalka Dhaqangelinta Daraasaadka (Diinta & Anshaxa)
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

36- SAEED ADEN

Falanqeeyaha Xogta Amniyat (Gudaha)
Murusade Karanle, Hawiye

37- YUSUF MAHMOUD

Maareeyaha Hawlaha Goobta (Amniyat)
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

38- MOHAMMED ADEN

Sarkaalka Sare ee Sirdoonka (Hawlgal)
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

39- MOHAMED AHMED

Ku Xigeenka Madaxa Dhaqdhaqaaqa Xeeladaha (Amniyat)
Murusade Karanle, Hawiye

40- SHEIKH HUSSEIN ALI FIIDOW “HUSEIN DAYNIILE”

Sarkaalka Sare ee Xiriirinta & Siyaasadda, mas'uul ka ah xiriirka qabiilka iyo bulshada.
Murusade Karanle, Hawiye

41- CABDI DULAAYE

Madaxa Xiriirka Bulshada
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

42- SHEIKH MOHAMED ABU “ABDALLA”

Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose, Gobolka Shabeellaha Hoose
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

43- MUHAMMAD HASAN “UMAR ABU” “ABD AL-RAHMAN”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Koonfur Bari Soomaaliya
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

43- ALI MOHAMED HUSSEIN “ALI JABAL” (Deceased)

Duqa magaalada Muqdisho (Guddoomiye).
Habar Gidir, Hawiye

44- SHEIKH HASAN YAQUB ALI

Guddoomiyaha Galguduud iyo Wasiirka (Xoghayaha) Warfaafinta
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

45- KHALIF MAXAMED WARSAME “KHALIF CADALE”

Sarkaalka Sare ee Xidhiidhiyaha & Daryeelka
Cayr (Habargidir), Hawiye

46- SHEIKH YUSUF ISE “KABA KUDUKADE”

Taliyaha Nabadsugida Galguduud
Waceysle (Abgaal), Hawiye

47- ALI MOHAMED HUSSEIN

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Gobolka Banaadir
Abgaal, Hawiye

48- ABDULAHI JAMA

Wakiilka Sare ee Xiriirka Qabiilada
Habar Gidir (Habargidir), Hawiye

49- MOHAMED HASHI NUR

50- IDIRIS HUSSEIN

Maamulaha Tababarka - Daraasadaha Diinta
Sa’ad (Habargidir), Hawiye

51- MAHAD KARATAAY “SHEIKH BURHAN”

Madaxa Ciidanka Milatariga & Tababarka Xeeladaha
Cayr (Habargidir), Hawiye

52- MOHAMED ABDULLE

Barre Barashada Diinta
Abgaal, Hawiye

53- OMAR SALAD FARAH “SHEIKH OMAR”

Madaxa Qorista iyo Tababarada ee Askarta Carruurta ee al-Shabaab
Hiraab, Hawiye.

Warsan TV

Islan Ciise👑Islan MaxamedIslan MuuseIslan MaxamuudIslan MaxamedIslan CiiseIslan MuuseIslan Maxamed(Samatar)BiciidYahanMu...
23/11/2022

Islan Ciise👑
Islan Maxamed
Islan Muuse
Islan Maxamuud
Islan Maxamed
Islan Ciise
Islan Muuse
Islan Maxamed
(Samatar)
BiciidYahan
Muuse
Isxaaq
Axmed
Maxamed
Muuse
(Ciise)👑
Maxamuud
Saleebaan
Maxamed
Ibraahiim
Jibraahiil
Maxamed ’’’ Umadnebi ’’’
Abdullahi ’’’ Toljecle ’’’
Xasan ’’’ Nebidoor ’’’
Taloreer
Xijiijle
Maxamed ’’’ Walaal yabare ’’’
Noolays
Cumar ’’’ Sorore ’’’
AAWE
Maxamed ’’’ Majeerteen ’’’
Saalax ’’’ Harti ’’’
Hantaalle
Koombe
Maxamed ’’’ Kablalax ’’’
Abdiraxmaan ’’’ Daarood ’’’
ismaaciil
Jabarti❤️

 :- Mss world ayaa hadda hargeysa lagu xidhay .
19/11/2022

:- Mss world ayaa hadda hargeysa lagu xidhay .

19/11/2022

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa guddoomiyaal cusub u magacaabay dagmooyinka Hodan, Waaberi iyo Boondheere.

Degmada Hodan Cali Ahmed Faarax
Degmada Boondheere Maxamed Deeyoo
Degmada Waabari Maxamed Sayid Cali.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa guddoomiyaha degmada Boondheere u magacaabay, Maxamed Deeyoow oo kamid ah dhallinyrad...
19/11/2022

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa guddoomiyaha degmada Boondheere u magacaabay, Maxamed Deeyoow oo kamid ah dhallinyrada Muqdisho.

Dawladda Maraykanka ayaa  Baadhaysa, jidh-dil loo gaystay Maxbuus ku jiray jeel ku yaala Gobolka Georgia, ee dalkaas.Kam...
19/11/2022

Dawladda Maraykanka ayaa Baadhaysa, jidh-dil loo gaystay Maxbuus ku jiray jeel ku yaala Gobolka Georgia, ee dalkaas.

Kamaradaha amniga ayaa qabtay muuqaal muujinaya askar goontiisa ugu galay oo feedh kala daalay Maxbuuska oo ah nin madaw ah.

Ergeyga gaarka ah ee  hay'ada UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Mohammed Abdi Affey ayaa uga digay dhinacyada isku haya ta...
19/11/2022

Ergeyga gaarka ah ee hay'ada UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Mohammed Abdi Affey ayaa uga digay dhinacyada isku haya talada Itoobiya inay dib u soo laabtaan dagaalka u dhaxeeya dowladda iyo Jabhadda Tigrayga ee TPLF, isagoo sheegay in tallaabo kasta oo noocaas ah ay sababi karto masiibo bini’aadantinimo.

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo hanjabaad culus u diray wadamada reer galbeedka.
19/11/2022

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo hanjabaad culus u diray wadamada reer galbeedka.

Allaha unaxariistee Guuleed Cabdilaahi Cali dhoore oo ahaa askari ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa xalay Alshabaab ku ...
19/11/2022

Allaha unaxariistee Guuleed Cabdilaahi Cali dhoore oo ahaa askari ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa xalay Alshabaab ku dileen gudaha magaalada Muqdisho,Dilkiisana waxaa sheegtay ururka Alshabaab .

Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in Korneyl Nader Bayrami, oo ahaa madaxii sirdoonka ee ilaalada kacaanka Iiraan  ee magaa...
19/11/2022

Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in Korneyl Nader Bayrami, oo ahaa madaxii sirdoonka ee ilaalada kacaanka Iiraan ee magaalada Sahna ee gobolka Kermanshah ay dileen kooxo mudaaharaadayaal ah

Dawlada Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu billawday mashruuc  Korontada  looga iibinayo dawlada Kenya kadib...
19/11/2022

Dawlada Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu billawday mashruuc Korontada looga iibinayo dawlada Kenya kadib markii xukumadaha Addis Ababa iyo Nairobi ay kala saxiixdeen heshiis koronto oo soconaya mudo 25 sano ah .

Talaabadan ayaa timid ka dib markii ay Ethiopia horaantii sannadkan ku dhawaaqday inay bilowday koronto ka dhalinta biya xireenka muranka badan dhaliyay ee Al-Nahdah

WAR DEGDEG AH:- Dawlda Maraykanka ayaa gobolka Virginia ka xirtay sargaal h**e oo katirsanaa xukumadii Maxamed Siyaad Ba...
19/11/2022

WAR DEGDEG AH:- Dawlda Maraykanka ayaa gobolka Virginia ka xirtay sargaal h**e oo katirsanaa xukumadii Maxamed Siyaad Bare oo lagu magacaabo Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer "Tuke" waxaana lagu soo edeeyay xadgudubyo kadhan ah xuquuqda aadanaha waa sida ay sheegtay dawlada Maraykanka.

Shiinaha oo saldhig boolis ka dhex-sameysatay magaalada New York ee dalka Mareykanka.
19/11/2022

Shiinaha oo saldhig boolis ka dhex-sameysatay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

 :- Maxk**ad ku taalla dalka New Zealand oo nin Soomaali 37-jir ah xukuntay xabsi daa'in.
19/11/2022

:- Maxk**ad ku taalla dalka New Zealand oo nin Soomaali 37-jir ah xukuntay xabsi daa'in.

DEGDEG:- Shacabka dalka Ukraine oo ka cabanaya gaas & koronto la'aan, xilli uu qabow daran ka jiro dalkaasi.
19/11/2022

DEGDEG:- Shacabka dalka Ukraine oo ka cabanaya gaas & koronto la'aan, xilli uu qabow daran ka jiro dalkaasi.

Ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro a...
19/11/2022

Ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland.

Qoraal ka soo baxay PMPF ayaa lagu sheegay in ciidanku ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu islamarkaana ku qabteen doonyo sifo sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha degmadaas.

"Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa degmada Caluula ka fuliyey hawlgallo qorshaysan oo lagu soo qabtay Ajaaniib iyo Kalluumaysato sharcidaro ku Kalluumaysanaayey" ayaa lagu yiri qoraalka.

PMPF ayaa sidoo kale sheegay in gacanta lagu hayo dhammaan ajaanibtii saarnaa doonyaha kalluumeysi ee sida sharci-darrada ah.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka safar ugu amababaxay deegaanno katirsan Gobollada Hiiraan Mudug & Galg...
19/11/2022

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka safar ugu amababaxay deegaanno katirsan Gobollada Hiiraan Mudug & Galgaduud oo laga xoreeyay Kooxda Al Sahabaab

19/11/2022

:-Wuxuu Nabiga csw Ka Sheekeeyay Waqtigii Nabi Muse cs Nin Ayaa Wuxuu Ku Faanay Qabiilkiisa Nin Kale Ayuu U Faanayay Kadib
Nabi Muse Ayaa Loo Waxyooday __1min

 :-Inta laxaqiijiyay 15 ruux ayaa  dhintay kadib markii uu kusoo dumay dhisme wayn oo ku yalla waqooyiga dalka Ciraaq
19/11/2022

:-Inta laxaqiijiyay 15 ruux ayaa dhintay kadib markii uu kusoo dumay dhisme wayn oo ku yalla waqooyiga dalka Ciraaq

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsan TV:

Videos

Share


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All

You may also like