Wariye Hodan Cali maxamed

Wariye Hodan Cali maxamed Radio east Africa

30/06/2023
30/06/2023
16/03/2023
14/10/2022

Asc walaalayaal waan idin salaamay waa wariye Hodan Cali oo idin leh jimce wanaagsan

Indhawaale waan ka maqnaa Facbooka lkn manta ayaan usoo guuray Ciwankan khaaska aan uleeyahay
Dhamaam asxaabta waxaan ka codsanayaa inaad sii sheer garaysan pagekaygan Cusub

Wabilaahi tawfiiq

23/07/2022
11/07/2022
07/05/2022
01/05/2022
20/03/2022
12/03/2021

Alaha unaxiirsto madaxweynihii H**e Ee somalia mahdi ayaa maydkiisa laga soo dajiyay gegida Cabdule Halkaasoo ay ku sugnaayeen masuuliyenta ugu saraysa Dawlada somalia oo uu hogaaminayo madaxweynaha jamhuriyda somalia mudane mohamed Abdulahi Farmajo .........and Baba Love

12/03/2021

Alaha unaxiirsto madaxweynihii H**e Ee somalia mahdi ayaa maydkiisa laga soo dajiyay gegida Cabdule Halkaasoo ay ku sugnaayeen masuuliyenta ugu saraysa Dawlada somalia oo uu hogaaminayo madaxweynaha jamhuriyda somalia mudane mohamed Abdulaahi Mohamed Abdullahi Farmaajo Baba Love

12/03/2021

Jimce wacan

Alaha unaxiirsto madaxweynihii H**e Ee somalia   mahdi ayaa maydkiisa laga soo dajiyay gegida   Cabdule Halkaasoo ay ku ...
12/03/2021

Alaha unaxiirsto madaxweynihii H**e Ee somalia mahdi ayaa maydkiisa laga soo dajiyay gegida Cabdule Halkaasoo ay ku sugnaayeen masuuliyenta ugu saraysa Dawlada somalia oo uu hogaaminayo madaxweynaha jamhuriyda somalia mudane mohamed Abdulaahi Mohamed Abdullahi Farmaajo

Raiisal wasaaraha somalia maxamed xuseen Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan madaxweynayasha Galmudug   kariye qor qo...
26/02/2021

Raiisal wasaaraha somalia maxamed xuseen Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan madaxweynayasha Galmudug kariye qor qor iyo madaxweynaha Hirshabele guudlawe ayaa waxay la kulmeen xubno ka tirsan midowga musharaxita. Iyo halkaasna heshiis ku gaaray.
Raiisal wsaare Rooble ayaa sheegay ina ay xukuumadiisa ka goantahay inay la shaqeeyan CID walboo doonaysa inay si nabad galayaa ku banaanbaxaysa. Xukuumada uu hogamiyo Raiisal wsaare Rooble ayaana ku guulaystay in laga heshiiyo xiisadii taagnayd. Tana waxa ay shacabka somaliyed tusinaysaa inay haysato xukuumad utaagan dhawrida iyo ilaalinta xuquuda mawaadunka

26/02/2021

Kala soco wararka iyo macluumadka Barica Africa.
Sidoo kle ka daawo warka la xiriira Adeegyada Aaasaasiga ee Bulshada sida xayasiimaha Ganacsiga iyo Waxbarashada

26/02/2021

Kalaso Galaangalka Wararka

26/02/2021

Ka dhagayso ama ka daawo wararkii ugu danbeyay ee somalia iyo Guud ahaan bariga Africa iyo calamka. Sidoo kle kala soco Adeegyada aasaasiga ee bulshada sida xayasiimaha iyo wararka Ganacsiga #( Business)
( (Eductinon)

Address

Suuq Barwaqo
Gaalkacyo

Telephone

+252907884346

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Hodan Cali maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Hodan Cali maxamed:

Share

Category


Other Radio Stations in Gaalkacyo

Show All