Heeraab Media

Heeraab Media Stay up to date with the latest news from home and abroad

Agaasimaha Arimaha bulshadda dg. Balidhidin Ahmed Hassan Afdhaal  ayaa diiday xilka qaadis sharci Daro ah oo u ku sameey...
07/07/2024

Agaasimaha Arimaha bulshadda dg. Balidhidin Ahmed Hassan Afdhaal ayaa diiday xilka qaadis sharci Daro ah oo u ku sameeyay Gudoomiyaha dg. Balidhidin kadib khilaaf ka dhashay cidda mamulaysa deeq dagmadu heshy. Agaasimaha waxaa lagu xasuustaa xilligii adkaa uu usoo shaqeeyay Degmadiisa iyo Dadkiisba.

24/07/2023

Bosaso Airpot👀👀

The Information Minister Daud Aweis  says that   hosts Defence Ministers and Chiefs of Defence Forces of Frontline State...
31/01/2023

The Information Minister Daud Aweis says that hosts Defence Ministers and Chiefs of Defence Forces of Frontline States ( , and )to discuss and adopt a common position on regional security and the fight against terrorists.

Wr/ Nasra Bashir Ali

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulayman Mohamed Mohamoud  ayaa ka qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee 16-aad ee Ururka D...
30/01/2023

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulayman Mohamed Mohamoud ayaa ka qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee 16-aad ee Ururka Dacwad-oogayaasha Africa, kaasoo ka furmay , Isniinta. 300 oo ergo ah oo ka kala socda 40 wadan ayaa isugu yimaaday si ay u wadaagaan dhaqamada lagu xukumo dambiyada abaabulan ee Afrik.

W/QNasra Bashir Ali đź“ť

GUULAYSTAHA SAADASHII CIYAARTII ARGENTINA VS FRANCE Abdimalik Salah
19/12/2022

GUULAYSTAHA SAADASHII CIYAARTII ARGENTINA VS FRANCE
Abdimalik Salah

SADAALI UU KU MOBILE KII GOLIS AY ISIISAY SHURUUDAHA SAADAALINTA:-1:LIKE SAAR PAGE KA2:SHARE GARAY POST KA
18/12/2022

SADAALI UU KU MOBILE KII GOLIS AY ISIISAY

SHURUUDAHA SAADAALINTA:-
1:LIKE SAAR PAGE KA
2:SHARE GARAY POST KA

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha  Guud ee QM u qaabilsan...
24/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa ayaa kala hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay iyo isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.

Madaxweyne Dani ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari, kuwaas oo horay usoo saaray go’aanadii uu diid...
24/02/2022

Madaxweyne Dani ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari, kuwaas oo horay usoo saaray go’aanadii uu diiday Madaxweynaha ee la xiriiray khilaafkii dowladda iyo PSF oo markii danbe gacan ka hadal isku badalay.

Isimada uu la kulmay Madaxweynaha ayaa kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.

Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa hoggaamiyeyaasha Caalamka ka codsaday in lala soo gaadho kaalmo dhinaca difaaca cirka ah...
24/02/2022

Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa hoggaamiyeyaasha Caalamka ka codsaday in lala soo gaadho kaalmo dhinaca difaaca cirka ah si ay uga gaashaantaan gantaalaha uu Ruushku ku garaacayo.

Dadka reer Ukraine ayaa hoos galay jidadka Tareenadu maraan si ay uga gabbadaan weerarka uu Ruushku saaka dalkaas u eeke...
24/02/2022

Dadka reer Ukraine ayaa hoos galay jidadka Tareenadu maraan si ay uga gabbadaan weerarka uu Ruushku saaka dalkaas u eekeyey. Iyadoo dadku bilaabeen in ay qaxaan.

24/02/2022

Ruushka ayaa Bandow kusoo rogay Dekedaha Ukraine, ilaa amar dambe Badda ayaa laga xiray Nooc kasta oo gaadiid ah, Hawada 2 saac kahor ayay Moscow sheegatay in ay xiratay.

Moskow, waxay usoo jeedisay ciidanka Ukraine in ay hubka dhigaan oo ay is dhiibaan, saacado gudahood sida ay tabisay Aljazeera oo xiganaya Wasaaradda difaaca Moscow.

US, waxay kuhanjabaysaa talaabo dheeraad ah & In loo duceeyo Ukrain QM waxay kubaaqaysaa in si naxariis leh Putin looga codsanayo in uu dagaalka joojiyo.

Kyif, waxay sheegaysaa in dalka Belarus uu dagaalkan kusoo biiray, hayeshee warbaahintu ma hayso cadeymo dhaafsan in ciidanka Russia kasoo gudbeen xadkaas.

Falanqeeya Yasir Cabdul-Xamud oo udhashay Qatar lana hadlay Aljazeera Arabic ayaa leh “NATO iyo US magali karaan duulaanka si toos ah, durbana hawada iyo baddaba way xirtay Ruushka, mudo ayay ka shaqeynayeen hanaanka go’odoominta”.

Address

New-Bosaso
Bosaso

Telephone

+252906790867

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heeraab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heeraab Media:

Share

Nearby media companies